site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Maxaa lagu daweynkaraa.. jionts ka

SomaliNet Forum (Archive): Health - Caafimaadka: Maxaa lagu daweynkaraa.. jionts ka
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali

Saturday, November 18, 2000 - 02:19 am
to; doc.

waxaan mudo sideed bilood ah ayaa jionts ka ama xum naha meelaha ay iska galaan, sida jilbaha, luqunta iga yeedha shanqadh marka aan jaranjrta fuulaayo iyo marka aan madax hoos ama kor uqaado waxaan iibsaday labo dhalo oo midiiba 300ml ahna cod liver oil, waxbana waan isaga garan waayeye marka taladaada ayaan u baalhanahay, thanks

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jiijo

Monday, December 18, 2000 - 01:11 pm
xanuunka jointska ama arthritis waa cudur jira kana jimaada marka uu yaraado ama dhibaato gaarto fluidska ku jira lafaha meesha ay iskugu yimaadaan ama kala gooysyada, way badan yihiin cudurada ku dhacaa markaa waxaan kugula talin karaa inaaad la xiriirto dhaqtarkaaga saliid wxba kuuma tarayso, badanaana waxaa la siiyaa qofka xanuun baabiiye, si aad uga hor tagto cuduro kale oo soo raaca waa inaad dadaashaa lana xiriirtaa dhaqtarkaaga

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.