site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Gabadha reer Boosaaso ee Xanunsan

SomaliNet Forum (Archive): Health - Caafimaadka: Gabadha reer Boosaaso ee Xanunsan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaab

Wednesday, December 13, 2000 - 06:29 am
Marka ugu horreysa waxaan durba billaabo in aan arrinta gabadhan ku saabsan u bandhigo axasaabteyda si aynu isugu dayno in aan u helno dhaqtar ama cusbitaal. Ilaahay ha caafiya gabadhaan.

Waxaanse isweydiiyey sidee bey ku dhacdey in Cabdullahi yuusufna uu markuu xanuusadaba u soo dhoofo England isagoo isticmaalayo lacagta reer Puntland oo isku daaweeyo boqolaal kun oo dollar gabadhaa yarna uusan waxba uga qaban dadkuna sidaa raalli ku noqdaan? In soomaali maskaxdeedu rogmatey ayey daliil u tahay.

Sida aynu wada ogsoonnahay Cabdullaahi wuxuu lunsaday ilaa 40 bilyan oo shilinka Soomaaliga. Sidoo kale wuxuu qariyaa shirkadah uu lacagta badan ka qaato ee ajnabiga ah ee qashinka ku qubayo badda. Marka ilama aha in loo waayey dhaqtar iyo lacage ee ay muhiim tahay in dadku la hadlaan cabdullaahi iyo "his cronies" in ay inta isku sheexaan halkaa gabadha ah ee Eebe u keeney cudurka naadirka uu daaweeyo.

Ree Boosaasona waxaa waajib ku ah in ay ku cadaadiyaan Cabdullaahi yuusuf in uu gabadhaas daaweeyo sida isagaba had iyo goor loogu dadaalo. maxaa yeeley lacagtii wuu hayaa. Gabadhuna waa reer Boosaaso oo iyaduba waxay xaq u leedahay in wax laga siiyo canshuurta uu aabbaheed bixiyo.

Mahadsanidiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, December 13, 2000 - 08:19 am
Waxaan marka hore mahad u soo jee dinayaa bahda somalinet iyo radiaha atlanta sidda ay noo gu soo gud biyee dhibaatadan soo gaartay familkaa soomaaliyeed, marka xigta waxaan u sheegayaa soomaalida in ay ka daayaan in ay kadhigaan political strument arintan sidda kuwa eedaynaya dowladda ama c/laahi yuusuf, arintan arintan waa dhib aad u wayn una baahan si deg deg ah in aan wax uga qabano lama sugi karo hay'ad gargaar ama inta lacagta ururinteeda ay dhamaa nayso gabadhaa yar ogaada in uu xanuunku ku sii waynaa naayo. hadaba sideen wax u qabanaa? waxaan idinka codsanayaa reer somalinet hadaad tihiin in aad select ku samaysaan masajyadda idin soo gaara inta wax dhaqso ah qabankarto aad isku xirtaan si ay go'aan deg deg ah u gaaraan. waxa ugu horeeya waa in cisbitalkii lagu qali lahaa la helo, tanxigta waa sidaan uga soo saari lahayn boosaaso iyo in howsha gudi xitaa wadamo kala dheer degen hanoqdee loo saaro dad bilaaba aniga diyaar baan la ahy in aam maamulo ama isku dayo sida aan fiiso ugu durilahaa, waxan kaloon bilaabay in aan lacag ka ururiyo qofkasta oo raba in ay solidaraty wax ku dhiibto somaali ilama joogto meesha aan degenahaydhaqaale ahaan inta aan awoodo ayaan soo diraa inteen ku soo diraa?waxa layga heli karaa e-mailkan sadia@ciudad.com, fadlan ila soo xiriira. waxaan gabadhaa ILLAHAY uga baryaa in uu caafimaad siiyo (SOOMAALIYEY HADAAN GABADHAA WAX LA TABAN KARO U QABAN WAYNO WALIGEEN WAX MA QABSAN DOONO QARAN NIMONA WARKEED DAA,MAANTA WAXA AAN NAHAY KUWII BEDELI LAHAA SOMALI MENTALATY.)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, December 13, 2000 - 08:29 am
B:S WAXAA CIWAANKAYGU YAHAY SADIA@CIUDAD.COM.AR WAXAAN MARKALE U MAHAD NAQAYAA BAHDA REER SOMALINET SIDA AY XILKA ISKAGA SAAREEN ARINTAN, IYO DHAMAAD UMADDA SOOMAALIYEED OO SOOMAALI NIMADA JECEL IYO SIDA AY U MUUJIYEEN, WAXAAN AAD UGU FARAXSANAHAY IN AAN SOOMAALI AHAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sayid cumar

Wednesday, December 13, 2000 - 09:05 am
inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajucuun walaalaha soomaaliyeedoow haloo dadaalo gabadhan walaasheena ee ilaahay iinta u sameeyey si ay aadmiga ugu waano qaataan


hadaba wallaalayaal fadlan idinkoon bogan c/laahi yusuf iyo wixii lamidaba ku soo qorin qofwalba tabartiisa ha caawiyo qoyskaa islaamka ah ee dhibaatadu soo food saartay


ciwaankaygu waa cumar40@hotmail.com
waxaan jeclaan lahaa inaan helo meesha lacagta loogu soo hagaa jinayo inaan helo

wabilaahi tawfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, December 13, 2000 - 02:36 pm
Inaa Lilaahi Wa inaa ilahai rajucuun,

Khayr alle ha ugu badalo kuwii dhalay iyo inta isku dayday inay wax la qabtaan,
Fadlan Baarliin fur "donation account on behalf of this child" ama halkaan noogu qor hadaad horeyba u fur tay si aan ugu soo hagaajino wixii
donation ah..

Ilaahay ha sakhiro anugana aan ka garab galno,

Cawil
awegal@yahoo.com

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.