site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

NINKA LEH HAL XINIIN OO QUDHA MAXAA KA SI AH? MAXAASE DAWO U AH?

SomaliNet Forum (Archive): Health - Caafimaadka: NINKA LEH HAL XINIIN OO QUDHA MAXAA KA SI AH? MAXAASE DAWO U AH?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAL-XINIIN LEH

Monday, March 12, 2001 - 09:47 pm
WALAALAYAAL WAXAAN LEEYAHY HAL XINIIN. MAXAA IGA SI AH? IT SCARES ME. CAN U HELP?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Haboon1

Wednesday, March 14, 2001 - 04:30 am
Only say Alhamdulilaah, haddii aanan wax xanuun ah ku qabin..Ilaahey qofba si ayuu u abuuraa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muna

Wednesday, March 14, 2001 - 04:59 am
To:Halxiniin let

marka hore waxaan ku odhan lahaa ma waxaad ka warwar santahay inaan dhali waydo. Hadii ay sidaas tahay ilaahay baa qofba si u abuuray ee ilaahay ku xamdi.
hadii aad kawarwar santahay na dhakhtarka iska baadh inaad dhali karto.Balse anigu lafahantayda waxan jecelahay xinnint kaliya ee sidaa ula soco....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samiir

Wednesday, March 14, 2001 - 01:47 pm
To Hal Xiniin Le

Sxb. Waxaan kuu sheegayaa inay jiraan rag fara badan oo ku dhasha hal xiniin run ahaantiina wax dhibaato ah aan qabini. Markaan ka hadlayno hal xiniin waxaa jirta inay xiniinta maqani kor jirto taas oo ama meel dhexe joogta ama gudaha ku jirta. Haddii ay meel dhexe joogto waa lasoo degin karaa haddii dhakhtarka aad tagtid. Haddiise xiniintu gudaha jirto oo kelida u dhowdahay lama soo dejin karo waana complicated operation.

Waxaadse sxb. ogaataa oo aanad werwer ka qaadin inaad hal xiniina ku dhali kartid. Haddii ay dhab kaa tahay waa inaad kolayba dhaqtar aragtid.

Wabillaahi Tawfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hebel

Wednesday, March 21, 2001 - 04:30 pm
Saxb Labada Xiniin ii labada Kili ii lixda Sanbab (Sadex ii Sadex iskor saaran) ii labada Indho ii labada Dhego ii labaatanka Faro ii Labada Gacmo ii Labada Lugo ii Labada Naasood (Bilcaanyaasha No) waxaas dhan waxaa loo sameeyi inaa haddii mid ashidanti ama mooryaan kaa toogto mida kale ku ceysantid.
Valdire.....Kumunkuwe...hadalkaas ula jeedadiis waxaa waaye "Laga-Roone" haysu maleenin RIJAAL! aa tihi raganimadaad Jante-Bil-Jante waaye ee dadka qaar aa amuurtii Illaahi camal hal Xiniin ku dhashaan (Hashii Xiniin oo Iskoordada eheed aa kaa maqan no)
Warka aan kusiiyo....si fiican udhoorso halkaas Xiniin haddii oo darbo kaa gaarto waa kuu dhamaati macaani Adne garays lee soo gado anina shushumoow hore iigu soo qabo.
.
.
Wa Bilaahi Towfiikh.
.
.
C?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.