site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Cudurada ku dhaca maskaxda

SomaliNet Forum (Archive): Health - Caafimaadka: Cudurada ku dhaca maskaxda
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mahdi

Wednesday, March 14, 2001 - 01:25 am
Waxaan doonayaa cudurada maskaxda ku dhaca inaan wax ka ogaado, balse hadii aad waxka taqaanid ila soo socodsii.
Siiba xasuusta oo kaa yaraata..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burhaan

Saturday, March 17, 2001 - 05:13 pm
Cuduradda maskaxda waa ay badan yihiine kuweed rabtaa inaad wax ka ogaatid.

Waxaa jira cuduro maskaxda qeybteeda la taaban kara ku dhaca iyo kuwa qeybta dhimirka ama aan la taaban karin ku dhaca, marka soo kala cadee.

Tusaale: maskax depression ama schizofrenia (waali) hayso haddii la baaro waxba ma qabto. Balse haddaad Parkinson ama Alzheimer ama Brain Cancer qabtid waa cuduro maskaxda jir ahaan wax yeela.

Wallaal wax walba waan kuu faahfaahinayaaye bal kuwaad rabtid soo sheego.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.