site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

OGOOW MAALINTA QAAXADA...MARCH 23

SomaliNet Forum (Archive): Health - Caafimaadka: OGOOW MAALINTA QAAXADA...MARCH 23
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abkeey doolli diloow

Friday, March 23, 2001 - 11:28 pm
Shaki kuma jiro in cudurka qaaxadu faro ba'an ku hayo bulshadeena iyo bulshoweynta caalamkaba.
iyadoo si fudud loo daweyn karo oo daawo loo hayo ayaa hadddana dadkeenu cuqdad aad u xun ka qabaa.waxaan xasuustaa midaan saaxiibo ahayn oo sanbabkiisa qaybta kore lagu arkay meel cad,dabadeed raajiistihii ayaa yiri malaha waa CANCER ama waa TB..laakiin xariifkaan uu ku ducaysanayey ilaahoow CANCER ka dhig!!!..isaga laftiisa markuu soo xasuusto uu la yaabo oon xitaa ku xifaalayno.
qaaxadu waxba kama duwana cudurada faafa ee baktiiriyadu keento,xoogaa waqtiga daaweynta ayunbaa yara dheer,daawona waa loo hayaa
waxba ha la dhuuman ee is dawee sida ugu dhakhsoha badan
intaa igu jooji

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.