site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

AA/ WAA MAXAY CAGAARSHOOW,WARAABOOW,TUF,DABO KARUUB

SomaliNet Forum (Archive): Health - Caafimaadka: AA/ WAA MAXAY CAGAARSHOOW,WARAABOOW,TUF,DABO KARUUB
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FARMIYEERI FALSO

Unrecorded Date
WALAALAYAAL WAA MAXAY CUDURADAAN SIDEE KU BILAAWDAAN MAXAANA KEENA DEGAANKEE AY KU BADAN YIHIIN?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
reer goboleedka weedii iigaa noo kenee.
ii daacuun ii dabo orod ii xundhur ii kaneeco

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

niicle

Unrecorded Date
Dakhaatirta ayaa sheegtay. Waxii qudhunka ah oo qudhunka cuna oo qudhunka dhex jiifsado ayuu ku dhacaa. Ee ma kuwaa baad ka mid tahay? Orod oo meedho oo weesayso. Xaaskaagana intoo kale u sheeg. Dabadeedna cadar iyo unsii u mari. Meesha nadaafada badan waa laguu caafimaadaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
WARYAA NIICLE DOQONYOHAW CUDUR CIDKASTUU KU DHACAA. DHAQTARNA WALIGAA MAAD ARAGE BEEN HASHEEGIN MIDA KALE QURUNKA AAD AQRIYAYSO WAA MAXAY MA DADKIINII BAA QUDHUN DILAY OO QUDHUNKA DHEX JIIFAN JIRAY. CUDURADA FERMAYEERI AQRIYAY WAY JIRAAN HADAADAN CILMI ULAHAYN JAWAABTA AAMUS NIN YAHAW BILAAMICNO LOOMA BAAHNA MESHA DADKU AQOON HAYS DHAAFSADEEN , ADIGA AQOONTII HABAAR BAA KAAGA DHACAYE . PS JAWAAB BILAAMICNO AH MIHIIM MA AHA EE HASOO JAWAABIN BRO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
niicle markaas yaraa jiroole aas ahaay oo buuf dheer.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

niicle

Unrecorded Date
waxaan la hadlayaa doqonka magac xataa soo qaadan waayay ----- war hee dheh niicda iyo nacnacda u daa niicle. orod oo shaqo kale yeelo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
doqonka kale yaa waaye niicle ani leebo is moodi in meesha doqon ka ahee?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
to niicle adaa nac nac iyo bilaa micno laguu daayay ,lakin tani qaybtii nac nacda maaha caafimaad ayaa looga hadlayaa ,waxbaa isaga kaa qaldan ee waa qaybtii caafimaad ka , waxaa ka xumahay in aan adoo kale waqti kugu dhumiyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

niicle

Unrecorded Date
anonymous welcome to the club of niiclayasha. adna waxaa laguugu yeedhi niicle2. waxaan ka hadlay waa caafimaad. imaanka badhkiisa waa nadafaad. maxaad u cadhootay? ma kuwaan tilmaamay baad tahay? iminkana bal aan ka baxee. gabadhii baan rabaa inaan soo xerogeliyo. udgoon badan baa la yidhaahda waana nadiifley.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CC

Unrecorded Date
GABADH SOOMAALIYEED OO JOOGTA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KADRA

Unrecorded Date
WAARYAA FALSO
MAAN FAHMIN WAXA REER WAQOOYIGU U YAQAANAAN TUF IYO DABO LAAKIIN KUWA KALE AAN KUU YARA SHARA WAXAAN AQOONTAYDA KA XUSUUSTO:

CAGAARSHOW= HEPATITIS A VIRAL INFECTION TYPES: A, B,C NON A OR B. AFFECTS THE LIVER AND BILIRIUBIN IS EXCRETED THROUGH THE BLOOD STREAM AS A RESULT
THE SKIN,CONJECTIVA, AND MUCOUS MEMBRANE TURNS JAUNDICED. URINE COLOUR CHANGES TO ORANGE YELLOW AND STOOL CLAY COLOURED.

WARAABOW= SYPHILIS IS A SEXUALLY TRANSMITTED DISEASE IT IS MANIFESTED BY FIRST APPEARANCE OF CHANCRE (SORE AREA) IN THE GENITALS OR LIPIS.

CROUP= A VIRAL INFECTION THAT CAUSES THE SWELLING OF THE TRACHEA( WIND PIPE), IT AFFECTS MAINLY KIDS WITH UPPER RESPIRATORY INFECTIONS SUCH US COLDS. THEY DEVELOP A HIGH-PITCHED BARKY COUGH. COLD AIR OR CROUP TENT HELPS DECREASE THE CONSTRICTION AND THE SWELLING OF THE WIND PIPE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yuab

Unrecorded Date
Runtii boggan waa bog aad u fiican ee hala faa'ideysto, aqoontana ha leysku dhaafsado. Tan maanta taalo dadka soomaaliyeed ee caafimaadka bartay waxay ku kala dhigteen luqado kala duwan, haddana waxay ku kala firireen dalal kala luqado duwan. Inkasto luqada caafimaadku uu latinku ku xoogan yahay, waxaan ka wadaa waa luqada lagu soo dhigto waxbarashadda (caafimaadka) aasaasiga. Waxaa kala jira 2 luqad: mid ay isticmaalaan dadka caafimaadka ka shaqeeya iyo mid ay isticmaalaan dadka kale (bukaanka!).
Waxaan hordhacaas u sameeyay Kadra si fiican ayey uga soo jawaabtay, hase ahaatee waxaa dhici kara qofaan fahmin English-ka, sidaas darteed waxa wanaagsan inaan xoojino qoraalka & ku hadalka af somaliga (nasiib darro somali badan ayaan aqoonin, but try you'll succeed). Taas haddaan sameyno dad badan ayaa baran lahaa magacyadda cuduradda kala duwan.
Sida Kadra sheegtay waa sax hase ahaatee aan isku dayo iinaan somali ku sheego.
Cagaarshow: Dadka qaarkiis waxay dhahaan John-s?. Wuxu u kala baxaa in tira badan, inta maanta la yaqaan waa sida Kadra sheegtay waxa raacsan D, E, G. Cagaarshowga waxa keena virus & daawo(waa suurtagal). A waxa laga qaadaa wax(sida cunto iwm) afka laga qaatay iyo dhiiga, B dhiiga, galmadda, dhalmadda, C dhiiga, irbadaha. Sadexdaas waa noocyada ugu muhiimsan. Calaamadaha lagu garto wey badan yihiin waxa ugu muhiimsan saxarada oo midab ifeysa yeelato, Kaadida oo mugdi noqota, indhaha oo mida´b huruud xiga yeesha! Waraabow waa cudur laga qaado galmada, calaamadiisa ugu horeysa waa fin(ka soo bax) lagu arko jinsiga ama afka(qaasatan carabka!).
Runtii labada kale af somali kuma aqaan, anigaa u baahan qof ii sheego waxa ay yihiin ama waxalatin/english lagu dhaho.
WAAAAW WAAN IDINKU BADAYAY EE KA RAALI NOQDA.
DADKA MEESHA KU KAFTAMAYOW, KAFTANKA YUU IDINKA KULULAAN. CIIB UMA ARKO HADDII WAX LA KALA FAA'IDEYSANAYO EE DADAALA.....
ciiiiiiiiiiiid wanaaaaaaaaaagsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kadra

Unrecorded Date
To Yuab
wallaal jiza'akalah sida saxa ah ee aad wallaaladeen ugu sii turjuntey. kadra

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yuab

Unrecorded Date
To Kadra
Asalamu caleykum.
Adigaa mudan walaal. Wax badan ayaa qofka uu jecel yahay inuu walaalihiis kale taro hase ahaatee waqtigaan u saamaxeynin. Qof kastaa runtii hal eray! oo dadka wax taraayo hadduu qoro wax weyn ayey noqon laheyd.
NAbadeey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JIBRIIL

Unrecorded Date
TO KHADRA DADKA HAKALA SOOCIN OO WAQOOYI IYO KOONFUR HAW KALA SAARIN QOF MUTACALIMA AYAAD U EEGTAHAYE TUFTUNA WAA ARTHRITIS AMA XANUUNKA LAFAHA IYO XUBNAHA,AND THIS INCLUDE ALL TYPES OF ARTHRITIS WHETHER IS RHAUMATOID ART. ,OR OTHER TYPES OF ARTHRITIS THANKS .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JIMCAALE

Monday, September 11, 2000 - 10:50 am
salaama calaykum walaalayaal:


suaal?.....BAABASIIRKU WAA MAXAY DAWASO MALEEYAHEY?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Monday, September 11, 2000 - 07:46 pm
Baaba basirka Bikro jab lee waaye.
.
.
.
macalinka cuntada iska calaanji biyo badan na ku cab.
.
.
Somaaliya camal intaa caloosha buuxiso aa booskii biyaha bariis ku bedelee waa ku aqaan ciyaal sab waaxid.
.
.
Runtii waa (Saciimta) oo aad wax ka weyn oo adag oo qalalan aad soo mariso ama calool xanuunka oo calooshu aad kuu socoto dabadeedna Saciimtaa culeys badan koro (Marka aad XAAR ducaneyso) ilaa halbowlaha dabada ku go'o dabadeedna ku fash-fasho.
.
.
Waxaana u dawo eh untibotiko ama bolotikniko ala miyeerda.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Monday, September 11, 2000 - 07:48 pm
Mida kale cuntada isku midka ah ee aad cuneyso jooji bariis ii baasto lee maqashee maalin maalin furuut ii ansalaato lee cun maalin maalina isteeg ii rooti adi bad-badal bacow yahow markaa jirka hal ama labo wax lee ku wadidi aa caloosha roogsanee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Helthcare Worker

Sunday, November 12, 2000 - 03:58 pm
Cagaarshow waxaa loo yaqanaa JAUNDICE. Beerka waxuu sameeya dheecan la yiraaho bilurubin. dheecankaa waxaa loo diraa qeyb kale oo beerka ku dhex taalo oo la yiraahdo, biliary system. Biliary system wuxu leeyahey tubooyin la yiraahdo biliary ducts oo dheecaanka ku daro midhicirka yar. Dheecaankaan wuxu jirka u isticmaalaa sidii u burburi lahaa cuntada siiba baruurta. Hadaba marka uu beerka sii fiican u shaqeyneyn dheecankaas aan kasoo hadley ma aado midhicirka, wuxu galaa jirka kale. Wuxu milaa barurta ku jirta maqaarka hoostiisa. Taasi waxey keenta ii jirka qoftku isku
yellow.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.