site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Walalaalow tiibishan qabaa dawo maledahay

SomaliNet Forum (Archive): Health - Caafimaadka: Walalaalow tiibishan qabaa dawo maledahay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sheeq cli gabyow aw diinle

Unrecorded Date
walayalow tibishab=n ilaa somaliya qabay naagti hada waa i burisay sabtoo ah jiro aa nafta iga qaday wax lagu daweyo yaayaqana.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KADRA

Unrecorded Date
WALLAAL AF SOOMAALIGA CUDURKAN AAD KU QORTEY MAAN FAHMIN EE SHARAX AAN KULA EEGNEE FADLAN.KADRA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AJOOS

Unrecorded Date
kadra,

abaayo waxaas ku lee yahay khunfac 18 aa i haayo macalimadana rooso ayey isiisay sababtoo ah waa miriid.

peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saabir

Unrecorded Date
Asalaama Caleykum:

Waan kaa Caawin lahaa meel aad daawo fiican ka heleysid,laakiin magaacaagu wuxuu u eg yahay nin nagu cayaaraya ama kaftan doonaya.
Sikastaba ha ahaatee hadaad yurub joogto finland dawo fiican ayaad ka heleysaa waxaana igu maqaal xataa in ay daaweeyaan mida lafaha gasha.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
aajoos saas ha dhihin:
feer-koroniko aan qabay intii biyoleey, bajaqdeyna kabtey ee kor uganti calaashaan jiro aa lakad igu noqoti, seen wax ubasareeyaa?

ajoos saan camal waaye hadaan hadalka fasiro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aw Malaakh

Unrecorded Date
alla kuwaanaa qusul aad nagu disheen, seen lee u quslaayi kaadida tis tis eey iga soo dhahday.
Taneey Khadra maxees ahayd Tiibisho makasaayi mukulahoo, ani waa yaabi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shheq cali gabyow aw diinle

Unrecorded Date
kadro iyo saabiw aqwaaney waa mahadsan tihiin ,cururkaan waxow i haayay mudo lamaantan sane eh anow yarow igu dhacaw walow aan waqtigaa cisbitalka laansaliti ku jiray waa soo ronday banaanka aan u soo baxay kabacdi hadow igu soo noqday qufac iyo jiro aan eber la noqday jirkaygina waas dhamaday ilahay ha idin gargaree intee dawo kahelaa aqwaaney.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
hadana waxaas yiri:
kadra ii saabir axsantu aan idin iri
cudurkaan siyeed ii toban sanoo lamo lagu daraas ihaayaa, anoo muluq ahaas iqaadyi, jini aas igu ridyoo laasereeytiyaan hor roogsaday, mudaan ku jiroo neeftaa igu soo noqotay kabacdina leersi aan usoo baxay, hadase waas igu soo labakacsaday oo feerahaan ka guuxaa, korgeygana waas murxay, hortiin alle ha idinka siiyee inteen kaniini ka raadshaa iyo wax sharoobadii qufaca eh?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KADRA

Unrecorded Date
SHEEQ GABYOW
HADEER AAN KU FAHMEY WAXA KU HAYAA WAA TB WAXAA SABABA BACTERIA LA DHAHO MYCBACTERIUM TEBERCULOSIS (BACILLI).
WAXAAD U BAAHANTEY IN AAD DAAWOOYINKEEDA SI REGIMEN AH U QAADATID WAXAA KA MID AH ISONIAZED,REFADIN,STREPTOMYCIN. MARKAA WAA LAGA BO
GSADAA EE WAA IN AAD DR U TAGTO. NAFAQO WANAAGSANA QAADATID. ALLE HA KU SHAAFIYO.AAMIIN KADRA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dr.J

Unrecorded Date
To Sheekh Gabyoow,

Waxaa nasiib daro ah sida uu u sahlan yahay daweeynta Cudurka TB (Tuberculosis) iyo sida ay Soomalida cuqdad ooga qaaday. Maanta hadduu qofku joogo Western Countries TB waxey tahay ma leh waa just adigoo is xilqaama dhakhtar u taga daawaddana sida loogu tala galay u qaato.

Sheekh Gabyoow wallaal ma garanaayo meesha aad ku nooshahay, balse haddii aad awoodi kartid dhakhtar u tag, sidey u badan tahay after uu ku examingareeyo, X-ray ayuu kuu diri candhuuftaadana waa la baari, kolkaana daawooyinkaas ay Khadra kor ku xustay ayaa la isugu kaa dari, hadba dhakhtarka regimentiga uuku galiyo ayey ku xiran tahay mudada aad daawooyinkaas isticmaaleysid (6 billod, 9 bilood, 12 billod etc..).

Believe me TB daaweynteeda waa ay ka sahlan tahay Hargab daaweyntiisa, maxaa yeelay hargab (viral disease) inuu iskiis kaaga baxo mooyaane daawo ma leh, balsa eeg nasiibkaaga TB daawo disha ayaa diyaar laguugula yahay.

Allaha ku caafiyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

walaalkaa

Unrecorded Date
Sheikh Gabyow:
Marka hore ilaah ayaan caafimaad kaaga baryayaa,teeda labaad sida laguu sheegay TB waa cudur sahlan, waa hadii aad qaadato dawooyinka dhakhtarku kuu soo qoray iyo sida uu ku yiri u isticmaal,hadaad dawada isticmaalkeeda joojisid adigoo bogsan waxaa dhici karta in cudurka kugu xumaado oo bacteria-yadu RESISTANT u noqoto dawooyinka,taasina waxay sababi kartaa in another combination of drugs lagu siiyo,hadaba saaxiib waxaan ku oran lahaa waxaad u egtahay nin jooga western countries marka u tag dhakhtar sida ugu deg dega badan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, August 01, 2000 - 07:38 pm
hey sheeq ali aawgabyoow diinle laasareeti ma'ahan isbitaalka dadka tiibishada qabo waa isbitaal dadka waalan lageeyo ee maxaad beenta nooga dharjineeysaa saan u qoslaayay ayaan qonfac kakacay ooy tiibisho igu dhici rabtaa lol
peace iam out......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, September 11, 2000 - 07:49 am
a/caleykum
tibashada wey ka waxaa lo daaweyaa si fudud
waa hargab oo kale
somalida aya wax xun u taqaano kana dhigta cudur xun ee dadak ku nool wadamada qaboowga badan badan kod wey ku dhacdaa
u tag dhaqtar wuxuu kuu qoraa intibiyooti(anitibiotiques) waxay qaadataa daawey teeda lix bilood sanadkii mar ayaa lagu saraa radio si loo ogaado sidey yihiim sambabadaada
intaysan kugu noqon mid aad uxun ka gaar
cun cunto nafaqo lehsomalida badanaa waxaa u keenta cunto xumid(baasto & suugo yaanyo)
waxaan aqaan dad badan ay ku dhacday oo hadana ka reysatay
sidee ku ogaatay in ay tibisho tahay?
mise waxaa cabtaa sigaar oo waad qunfacdaa?
calaamadaheeda waa
1)qofka oo cuntada ka go'a
2)daal badan isku arka
3)qofac ilaa uu dhiig mar mar tufo
iska gaarinteysan ku dilin
ma'ogtahay in europe tiibashadu aheeyd cudur dadka badan kis u dhiman jireen?
oo hadana si fudud lagu bixin karo
ilaaaah ayaa cafimaadka haayo ee ilah ha ku caafiyo

a/caleykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nadamshe

Friday, January 12, 2001 - 07:19 am
hadal yar holbadan ayay somalida dhahda,
marka uguhuresa aslamacaleykum aqayaareey ninkan jiradahesa hadishu waxan kuleyahay sxp dhimo aan arag nee sida loo dhinto waxad ugatan somaliyeey
jiradan ninkan sheganayu qofkay hesa wuxuu ada isbital, ee in uu meshan dawakasuu dunta maha markasidas daradeed dhimo dhimo dhimo-------------
an kuleyahay ilenba manolanaysidee


jaaaaaaw;aqayaray

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DR. beled

Friday, January 19, 2001 - 02:38 am
TO :shekh ali Gabyow

dhab dheh waatanaa dawadii, saan mooday marir aa ku haaya qoftoo bolonde ah igu kaati dheh cawadii, sadex habeen kadib shafkaaga shafka xaaji shamuuq aas noqonaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaabane

Monday, February 26, 2001 - 06:41 pm
Haa.....HAAAAA ........heeeee.....eheheheheh.......kikikikikikikiiiiii......gaxgaxgaxgaxgax...uhhuhhuhuhuhuhuhuhuhuhuhuhuhhuuh!!!!!

VERY FUNNY,

Very funny,

Very Funny place.

Ilaahoow Soomaali dhulka ha ii dhigin!!!

Waa yaab.

Labaa ka daacada, boqol aa laqdabo ah!

Waa yaab!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Haboon1

Friday, March 09, 2001 - 12:44 pm
To Shiikh Cali Gabyow ow Diinle

Waxaan ku oran lahaa marka hore bahashu haddii eyba ku heysey illaa mudo dhan 20sano weyba ku dilootey oo weli haddii aad u heyso niyad daweynteeda aniga ila soo xariir, noocyada ey tahayna ii soo kala sheeg si aan cashir gaaban aan kaaga siiyo.
Daawo fiican haddii aad u baahan tahayna Imow halkan aan joogo Finland waa hadaad aad awoodo si fiican ayaa looga daaweeyaa, anigana qeybtaa u shaqeeyaa mar mar, kaana caawin lahaa wax alaale waxii aan kugu tari karo.
Emailkaagana meesha kusoo qor haddii ey dhab kaa tahay, daawana aad rabto.

Sis Haboon1

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.