Wednesday, November 15, 2000 - 11:52 am waxaan hakan ka arkay qof raadinaya macalimiintii hargeisa school of nursing.waxaan ka mid ahay macalimiintii dugsiga caafimaadka hargeisa,magacayguna waa mohamed ali dirayse.haddii add jawaabtan hesho.please email me as soon as you could.