site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Maxaa keena Wadna xanuunka maxase lagaga hortegi karaa ama lagu daaweynkaraa?

SomaliNet Forum (Archive): Health - Caafimaadka: Maxaa keena Wadna xanuunka maxase lagaga hortegi karaa ama lagu daaweynkaraa?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cali

Unrecorded Date
cali

Qofkii aqoon uleh ama meel aan baaritaan ka samayn karo ha ila soo socodsiiyo mahadsanidin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
sxb wadna xanuunka waa badan yahay waxa keena oo halakan laguma soo wada koobi karo.
.
.
.
laakiin waxa looga hor tagaa baa aad u fudud uune ogow.
.
.
.
hadii lagu yiri wadnahaa ku xanuunaya ama reerkiinu siiba labadaada waalid qabaan waxaad badisaa alamiintada cuntadana inta waxan ka cun wax alaale iyo wixii balwad ah ee wadnahaaga culeys saari kara iska ilaali siiba hurdo la'aanta iyo daalka badan.
.
.
hadaad wax kale oo su'aal ah hayso soo qor.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
colonel

Waryaa !! hebel kiiswalbamaku jirtaa?! maantana ma shaarka dhaqtarnimadaad noo sooxiratey waxkalena waa lagaa sugi!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
wax kale weliba waan hayaaye ma dooni?
.
.
.
hoo shiirkeyga urso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ambiya

Unrecorded Date
waa ku salaamay ali.
aboowe horta dhaqtarad ma ahi laakiin waa isku deyi inaan waxaan ka ogahay kaaga sheego.
wadna xanuunka waxaa keeni kara dhaxal adigoo ay labadaada waalid midkood qabaan.

waxyaalaha kale oo keeni kara waa kuwan marka laga reebo tan dhxalka

cayilka badan
cusbada badan oo aad qaadato
stress
sigaarka
adigoo aan jimicsi samayn

laakiin wadna xanuunka wuu kala duwan yahay ee intaan kuu sheegay waa guud ahaan.

hadii add faahfaahisona waan isku deyi inaan ka jawaabo
bye
ambiya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
sigaarka weli lama soo cadayn baa la yidhi...dhaafa sigaarka afkiina batalaq haku siinee waxba idinkama uu galabsan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

mim

Unrecorded Date
hadana sigaar difaac maa keenteen wallee waan idin garan lawadiina qadaadka waaweyn.lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
ani ii neefoowkaniini maa isku qadaad eh hadana keedkaan tunka weyn ood moodid tuug hada gaarshire kasoo baxay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mim

Unrecorded Date
adba shalay maanta lee ma lagu soo deyninoo markii lagu qabtay adoo safaleeti dafaayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,Ceeb,,,,,,saan camalooti maa liisku goobtaa iyaaaaaaaaaaah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, September 11, 2000 - 07:38 am
a/caleykum
waxaan ahay nurse waxan wax ku bartay europe
wadno xanuunka waxaa keena
1)sigaarka
2)cuntada xun la cuno sida fast foodka
3)sport dadka aan sameyn
waa inta uugu waa weeyn waxaa jira waxyaabo badan aan halkan lagu soo kobi karin
waxaa raadsataa buug ka hadlaayo cudurada wadna
i hope in aad u heli doontid jawab su'aashaada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Health worker

Sunday, November 12, 2000 - 11:55 pm
Wadna xanuunka wuxuu u kala baxaa cudura badan.

1. Myocardial infraction (marka murqaha wadnaha aaynan dhiiq helin oo wadnuhu staago) Tani waxaa keeno marka uu Colesteral (baruur) xiro xiddidaha shiiqa u qaado murqaha wadnaha. Waxaa lagu daaweeyaa qaliin la yiraaho (bypass) oo xirido fiican ayaa lugaha laga soo jaraa oo lagu tolaa wadanaha. Cudurkaan badanaa waxaa keeno cuntada barruurta badane.

2.Genitical cardial condition (waa cuduro badan oo wadnaha ooy qofku ku dhasho.

3. congestive heart failure (waa marka uu wadnaha awoodiisa yaraato oo dhiiga si deg deg ah jirka uu geey waayo.

4.cardial arrhythmia ( waa marka wadnaha uu u garaactamo si aan cadi aheyn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Khadiija

Monday, December 18, 2000 - 03:25 am
CALI Cudurada wadnuhu way badan yihiin waxaa keena waxyaabo badan sida dhaxal labadaaba waalid,
sigaarka oo isagu u ah cadow wadnaha iyo dhiig mareenka oo dhan waayo sigaarka waxaa ku jira necotine, necotinekuna wuxuu ciriiri ka dhigaa xididada dhiiga halkaasna waxaa ka yimaada inay dhiiga u gudbin waayaan jirka intiisa kale ama uu si dhib leh ugu gudbiyo. waxaa kale oo wadna xanuunka keeni kara dhiig karka stroke, diabetes kuwaasoo dhamaan circulationka ama wareega dhiiga dhib u keena, wadnuhu markii uu oxygen ku filan waayo ama xawligii dhiigu uu soo gaari waayo waxaa yimaada inuu wadnuhu hawshii yareeyo dhibaaato badana ay ku dhacdo sida MI, ANGINA,CORONARY ARTERY DISEASE, IYO KUWO KALE OO BADAN sida horeyba laguugu sheegay. hadii qaas ahaan aad sheegto kan ku haya koley waad heli lahayd in dad badan kaa caawin lahaayeen aqoontiisa iyo sida aad normal life ugu noolaan lahayd waayo wadnuhu kaalmaati mooyee badanaa sidiisa laguma celin karo, laakiin waxaa laga hor tagi karaa fifeeto dambe ama cudurada soo raaci kara in laga hor tago. ku dadaal sidii aad exercise u badin lahayd hadaad sigaar cabto u joojin lahayd, weliba cuntadana aad control ku smaysid iskana ilaalisid fats badan. waxaan kugu waanin inaad la xiriirto cardiologist. ama internal med specialist. waad mahadsan tahay.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.