site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Maxaa keeno xaakada badan,maxaane daawo u ah, please help.

SomaliNet Forum (Archive): Health - Caafimaadka: Maxaa keeno xaakada badan,maxaane daawo u ah, please help.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabar.

Sunday, October 01, 2000 - 07:15 am
Salaam walaalayaal. waxaa rabaa in aan u gaado maxaa sababo xaakada badan maxaase lagu daweeynkaraa.

mahadsanidiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Sunday, October 01, 2000 - 07:33 pm
Xaakada badan isfooto aa keento dawose ma laha weli.
.
.
Dr Al hala weeydiiyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dr.Fuad

Monday, October 02, 2000 - 05:25 am
to gabar,walaal waxaan ku weydiiyey goorma ayaad isku aragtay xaakada badan,miyaadse xaakootaa adiga oon wax cunun cabin,haddi ay arrintu sidaa tahay,waxaa jira wax la yiraahdo (Mucusphylia)waxaana sabab u ah,your body system have exessive hemliaphosia fluid,marka wax dhib ah ma jiraan wax shaki ah,ha is qaadsiinin,you are OK.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Haboon1

Saturday, March 03, 2001 - 11:23 am
To Gabar.

Haddii uuna qofka cudur heynin, kaliya ey tahay xaako iska socoto waxaa lagu daaweeya kaniin la yiraahdo NOSKAPIN tablet waana af Scand. haddii aad halakan ku noo shahay.
Waxaana loo qoraa dadka uurka leh ee shanta bilood dhaafey iyo waayeelada xaakada badan.
Waana resepti Free..

Nasiib wanaagsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jiir

Tuesday, March 06, 2001 - 01:50 pm
Hebel
Waa adiga xaarkaaga meelwalba la wareegayee goormaad ciyaalnimada ka koreysaa, mise AIDS ayaa qabtaa oo waad is dhiibtay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burhaan

Tuesday, March 06, 2001 - 01:55 pm
Gabar
Wallaal salaan kadib,
Goorma ayeey kugu bilaabatay? Xadigeedu waa intee?
Midabkeedu waa sidee? Maxaa wehliaya Qufac? Dhuun xanuun? Cuna barar? Qandho maku qabataa? Xaakadu ma mid urwadataa?

Jawaab wacan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

medical student

Thursday, March 08, 2001 - 02:31 pm
goorma ayey kugu biloobatey uun bey ka biloowayaan,,dakhaatiir gaani adinku, gabadhu waxey idin suaashey maxaa sababa,
bifadlag dr saa uma hadlee magaca dakhaatiirta ha dilina,
walaale xaakadda wax yaabo badan ayaa sababa.
badanaana caafimaad xumo ma ahaa
in the medical history waxaa jira wax la dhaho, body sublimina oo ah in sanadkiiba amma lixdii biloodba hadba qofka xaaladiisa in jirku uu sameeyo is nadiifin taasooo sababeeysa in cells badan uu jirku iska soo saaro,,thus xaakada,,xaakadu waa dead cells oo jirku iska soo saaro, marka xag caafimaadna waa tahay, xanuun na waa tahay,,oo badanaaba dead cells cudur baa sababa, taas laakiin mcnaheeda maahan in xaakadda ay tilmaam u tahay in qofku xanuunsan yahy,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muna

Wednesday, March 14, 2001 - 05:05 am
malaha waxaa ku haysa tb ee bal iska soo baadh oo u tag dhakhtarka sidaana ula soco .
hadii ay tahay xaako midab leh iska jir oo feedhaha ayaad waxka qabtaaye,sawirna iska qaad dagdag ah.waxaan kugula talinlahaa walaal sidaa..

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.