site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaa ayaan daro ah

SomaliNet Forum (Archive): Somali Children - Caruurta: Waxaa ayaan daro ah
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mudane

Monday, November 20, 2000 - 05:50 am
waxaan rabaa in aan ogeysiiyo walaalahayga soomaaliyeed ee qurbaha ku nool aragtida aan kabaqao habka barbaarinta caruurta dhinaca
waxbarashada.

sidaan wada ognahaybo waxaa caruurteena u dhamaaday tobankii sano ee dalshisheeye ku korka
(badidood) sidaa awgeed waxaan halkaas kadareemi karnaa in baahi weyn looqaba sare u qaadida habka
tacliin korarsigooda.

waxaa ayaan daro ah in aan waqtidanbe baraarugnay
isla markaana aanu ku howlanahay wax aan inaga maqnayn oo aan gacmahanaga ku haysano,
taas oon ula jeedo in wadamada ay soomaalidu dagto
lagaga qanacsan yahay dugsi quraan oo kaliya ayadoo aan ognahay howsha ina sugaysa oo aan soo
laabadka lahayn in ay intaa kabadan tahay,
dugsiga quraan waa muhiim halbowla ah laakiin waa howl aan markasto qaqbsankarno.


waxaa iga talo ah in lagu dadaalo ardayda dhigato waxbarashada ee yaryar in ladhiso aqoon tooda,
taas oo lagu gaari karo ayadoo loo guntado lana kaashadao ardayda soomaaliyeed ee ku jira waxbarashada sare iyo kuwa dhamaystayba.

hadii aan qaldamay hala iga raali noqdo

qore mudane oo dagan dalka holland.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samawada

Thursday, November 23, 2000 - 12:48 am
mudane iskadaa in lagu la dhaho waad qaldantee
waxa aan aad aad ugu faraxsanahay sida wanaagsan ee aad uga hadashey caruuraheena ku koraya wadamada shisheeye.waan kugu raacsanahay fikradaada wanaagsan ee aad soo jeedisay waanad ku mahadsantahey walaalo.
waxananan u rajaynayaa waalidiinta soomaaliyeed inay sidaada oo kale u fikiraan.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.