site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Maxaa inoo haray oo aan sugnaa? ma inuu amxaar na jiido.

SomaliNet Forum (Archive): Somali Children - Caruurta: Maxaa inoo haray oo aan sugnaa? ma inuu amxaar na jiido.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hassan

Thursday, November 30, 2000 - 03:54 am
waxan ogsoon nahay in dad walba asaga dalkiisu iyo mustaqbalkiisaba dhisto, marka hadaan somali nahay taa maxaa inoo diiday? oo weliba aan uga danqan la nahay ilaa iyo haatan duliga ay amxaaradu dalkeena iyo dadkeenaba ku hayso ogsoonow kan u haysta hogaamiyayaal kooxeedka oo ay ku adeegato xabashida inaanay kugu tol iyo dadba ahayn, markaa waxaa inala gudboon anaga oo dhan somaliyey inaan taa si weyn uga soo horjeesano si aan mustaqbalka ay caruurteena aysan isugu ciilkaambiyin dadkeena ayaa halkaa na dhigay, markaa intay goori goor tahay waa inaan iska qabanaa kuwa aan moodno inay nagu dadka yihiin intaaney nala gaarin waran suntiisa aan laga soo waaqsan karin, wabilaahi towfiiq.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.