Unrecorded Date caruurta soomaalida ee ku dhashay r/galbeedku ma waxay ehel u noqon doonaan wadamada ay ku dhasheen mise waalidiinta soomalidu waxay ka fekaraan in wadankoodii hooyo loo celiyo?
Monday, February 12, 2001 - 03:32 pm caruurta somaliyeed ee ku dhalatay wadamada reer galbeedka faaiido uma laha somaaliya sababato ah dhaqankii ayay ka tageen oo hadii somalia lageeyo wax dhaga la ayay noqonayaan.