site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

ale kacabsi

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): ale kacabsi
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed

Unrecorded Date
walaalahayga muslimiinta ah waxaan udardaarmayaa inay ale kacabsadaan meelkasta ooay joogaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Al-farooq

Unrecorded Date
Walaal aad iyo aad ayaad ugu mahadsan tahay waanadaa noo soo gudbisay waxaana rajeynayaa inuu Ilaahey kaa abaal mariyo maalin aysan nafna nafta kale wax tiri kari doonin. Dhab ahaantii wax ka weyn oo qof walaalkaa ah lagula dardaarmo ma jiraan sidaas ayayna umadii wanaagsaneysid isu dardaarmi jireen. Allaha ha inaga dhigo kuwo ilaahey ka baqa baqdin run ah oo alle mutaystay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Suleeqa sagaaro

Unrecorded Date
Salaamacalaykum;

Aamiin, Allaha inaga dhigo kuwa dariiqa xaqa raaca kuna dhaqma. Mahadsanidiin.

Nabadgalyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Duceysane

Unrecorded Date
Aamiin, Alla hanaga dhigo kuwa dhab ahaan uga cabsada. Walaalayaal Alle in laga cabsado waa waajib. Suaal: Sidee Alle looga cabsadaa? Waayo arrin inta aan la sameyn waa in la yaqaan sidii loo sameyn lahaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shukria

Unrecorded Date
Sister muslim

Wallaal aad ayaad ugumahad santahay waanadaadii yarayd balse macnaheedu qiimaha badnaa, maxaa yeelay hadaan alle kacabsano wax wanaagsan iyo cibaadadii naloo abuuray waan gudanaynaa laakiin hadaan alle ka cabsanwayno xumaanta dhan waynoo fududaanayaan. Allah hanaga yeelo kuwa cabsida dhabta ah laga helay.Aamiin
Wasalaamu allaykum

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.