site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Walaal iga jaahil bixiya.....su aa shan...

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Dec. 16, 2000): Walaal iga jaahil bixiya.....su aa shan...
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

boodhari

Tuesday, October 31, 2000 - 04:45 am
salaamu calaykum.
walaala yaal waxaan idin waydiiyay
ninka naagtiisu miyay ku danbaabi hadii ay
naagtu ninkeeda jiqdo(hoosta ka jiqdo)?
maxayse ka qabtaa hadii ay naagta&ninka afka iska jiqaan(afka oo afka la isu galiyo)?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 31, 2000 - 08:31 am
Boodhari

Yaahuudaaye, wax kasta ma lagu hadlaa?
Iska aamus, oo xishood, intaan lagu inkaarin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Omar

Tuesday, October 31, 2000 - 10:57 am
anon: walaal ninku sua'aal ayuu si fiican u waydiiyey wadaada diinta yaqaan, ee hadaanad granaynin, iska dhaaf.

boodhari: aniga waxay ila tahay wacaadi mar hadii aa labadiinuba isla ogoshiin, oo aa ku fraxsantihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 31, 2000 - 11:49 pm
assalamu aleykum
walalayal kadida aan goen marka laiska dahiriyo
iso jawa ba

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

smokey

Wednesday, November 01, 2000 - 05:36 am
walaayaal arintaan aniga runtii ma ka jawaabi karo, laakiin dadkiinan wiilku wuxuu idin weeydiiyay in aad u kala sheegi kartaan in ay lasameeyn karo arintaan in in kale marka walaalayaal hadii adan hubinina waxba dadka (advice) hasiinina waxaa laga yaabaa in uu dambi idinka soo raaco.

boodhari walaal waxaan kuu rajeeynaayaa in add hesho dad diinta sifiican u yaqaan uu su ashan kaa jaahil bixiya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 01, 2000 - 06:14 am
Boodhari iyo inta Raacsan

Su'aashan iiga jawaaba?

Haddii aad arki laheyd maalin maalmaha ka mid ah:
hooyo oo madaxa kula jirta labada lugood ee aabbe dhexdooda, oo sameyneysa waxaas Boodhari sheegayo, sidee noqon laheyd?
Sidaad noqotey baa jawaab u ah, su'aasha Boodhari.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ibn-islaam

Wednesday, November 01, 2000 - 11:07 am
Assalaamu Calaykum:

walaal waxaan halkan kusoo koobinayaa JAWAAB ay walaalo hore oo arintan ka hadlayaa qoreen iyagoo si DIINI ah uga jawaabaya SU'AASHAN oo beryahan danbe dadkii aad u xiisaynayaan ma aqaan waxa meelahaas lagu jeclaadaye.
waxaa lagu qoray jawaabaha:-

SOMALINET FORUM qaybatan ISLAAMKA BEFORE SEP 29 2000

Waa Tan Jawaabtiiye bal ila akhrista anoo ku ganacsan jawaabta FU'AAD iyo Umulkhair Xafidahumu ALLAAH weliba waxaa la ii sheegay in CADNAAN CARCOOR oo ka mida Culimada Maanta nool qoreyna dhoowr kitaaboo uu ka mid yahay SALAASA SALAWAAT AL MAHJUURA uu yiri waxaa jira xadiis arintaas si cad u reebaya, Xafidahu ALLAAH.

ALLE ha inoo fududeeyo ku dhaqanka ISlaamka, Aamiin.

Walaalkiin
Ibn_IslaamUnrecorded Date
--------------------------------------------------------------------------------
Is it allowed married couple to have an oral sex? please give me details where it says in quran thanks iga jaahil saar hadaad wax igu dhaantid walaalaha islaamka ee soomaaliyeed

salaamu calaykum


Anonymous
Unrecorded Date
--------------------------------------------------------------------------------
Can add one more question, Can a Man kiss his wifes nipples ??? its an honest question.


Ansaari
Unrecorded Date
--------------------------------------------------------------------------------
Su'aalahan waa aay soo noq-noqdeen. Haddii aad rabtaan waxaad ka heli kartaan jawaabahooda arkifiyada SomaliNet qaybta Islam ama waxaad booqataan (ka radi jawaabaha insha'Allah) boggan:

http://www.islam-qa.com/index_eng.html


FU'AADKHADAR
Unrecorded Date
--------------------------------------------------------------------------------
BISMILLAAHI ARRAXMAANI ARRAXIIMI
ALXAMDU LILLAAHI RABILCAALAMIINA
WASALALLAAHU CALAA MUXAMAD
INTAAS KADIB;
ASSALAAMU CALAYKUM

.......Walaalahayga muslimiiinta ahoow marka u horaysa ALLE ka baqa, wuxuu ALLE sareeye inoogu sheegay QUR'AANKIISA " ALLE KA BAQA WAX BUU IDIN BARAYAAYE".
.......Walaalayaal waxaan saas u iri SABABO badan oo aanan soo koobi karin aanse kasoo qaadanayo 2 kamid ah:
.......1;;; waxaa inagu yaraatay cabsidii ALLE weyne markaas baa waxaa aad u batay JAHLIGII oo waxaan dhexdeena ku arkaynaa inay yaraatay AQOONTII DIINTA iyo tii MAADDADA (cilmiga ku kooban Aduunka) ama iyadoo la akhrinaaayo baa FAHAMKEEDII aad inoogu yaraaday.
.......2;;;waxaa dhexdeena ku soo badanaya SU'AALO aad u qiima daran sida tan halka lagu soo qoray iyo kuwo lamida saad wada aragteenna dhoowr goor la isasoo weydiiyey, taas oo aan u arko inay inoogu wacan tahay CABSI & XISHOOD aan ALLE loo hayn.
.......Markaad dib u tiriso topicyada halka lagu soo qorey waxaan u malayn inuu ahaa kan 10aad ama wax u dhoow waxaa ka mid ahaa qof qaylinaya oo cinwaankiisu ahaa "AAWAY AKHYAARTII AMA WAXGARADKII SOMALINET" markaan u tagnayna wuxuu qoray SU'AASHAN wax la mid ah sida;

...........NAAGTU NINKA MA U NUUGI KARTAA!!!!!!!!!!
...........NINKUSE NAAGTA MA U CARABIN KARAA!!!!!!
KAFTAN;
.......War xishooda oo DOOBAB baad tihiin baan u malaynayaaye GUURSADA labo nolol wadaagey DIINNA lihi amaba xittaa waaya arag ahi ma ay hawaysteen arintaas e.
JAWAAB:
.......Walaalayaal waxaan anooka shidaal ama dinbil qaadanaya DIINTEENA sharafka leh idiinku soo gudbinayaa dhoowr qodob oo u baahan in la fahmo DIINTU WAA FAHAN E.
.......Ma ogtihiin Carabka aad rabtaan ama kula ordaysaan inaad nijaazaysaan inay DIINTU idin amartay inaad ALLE dartiis u NADIIFISAAN.
XADIIS:
.......Nebigenii Suubanaa calayhi salam wuxuu yiri:"CARABKIINNA cadaya ama nadiifiya waa wadooyinkii QUR'AANKA e", ALLAAHU AKBAR ilayn waa ALLE jecel nadaafadda e.
.......Markaas baynu inana rabnaa inaan wasakhayno bal wasakhayn iskaba daayoo waxaan rabnaa inaan NIJAAZAYNO meeshii la inaga amray inaynu nadiifino.
........Walaalayaal saad wada ogtihiin AXAADIIS badan baa ku soo arooray in MEELAHAAS loo fafakanayo ama dadkii beryahan laga celcelin la'yahay ay NIJAAZO yihiin, waxaana cadayn ku filan in markaad CARAB ha inoo danbeeyee gacan ku taabato ay WEESADII kaa jabayso.
.......Walaalayaal ma ogtihiin magaca ay ALLE iyo RASUULKIISU u YAQAANIIN ama ugu yeeraan labada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ibn-Islaam

Wednesday, November 01, 2000 - 11:11 am
.......Walaalayaal ma ogtihiin magaca ay ALLE iyo RASUULKIISU u YAQAANIIN ama ugu yeeraan labadaas meelood? runtii ma aydin hawaysateen balse DIINTEENA baynaan fahmin.
AKHRIYA QUR'AANKA IYO AXAADIISTABA WAXAAD IN BADAN KU ARKAYSAAN IYDOO LOOGU YEERAYO LABADAAS MEELOOD SOOW'AAT (labadii xumxumaa)
.......SUBXAANALLAAH WAA ALLE DAYIB AH,MANA AQBALO WAXAAN DAYIB AHAYN, WALAALAYAAL WAXAA INOO MACALIN AH DIINTEEENA EE ISKA JIRA DHAQAMADA QAARKOOD, SU'AASHAASINA INTII GAALADA LOO SOO QAXAYBA WAY SII BADANAYSAY EE WANAAGU WAA WAXA ALLE IYO RASUULKIISU AMAANEEN E DIINTEENA AAN BARANO, SIDII RASUULKEENU CALAYHI SALAAM INOO SHEEGAY WAXAA UMADIHII INAGA HOREEYEY HALAAGAY SU'AAL BADNIDOODIIYE SU'AALAHA QAARKOOD AAN KA FIIRSANO.
.......Walaalayaal anoo hadalkaygii soo ururinaya waxaan naftayda iyo tiinaba u dardaarmayaa CARABKEENU waa marinkii ama wadooyinkii QUR'AANKA ee aan nadaafadiisa ku dadaalo.
....... meelahaasina (LABADA MEELOOD) waa marinkii
KAADIDA!! MADIDA!! WADIDA!! XAYDKA!! NIFAASKA!! billaahi calaykum miyaanay intaasuba NIJAAZO jirka iyo dharkaba laga dhaqdo ahayn?
.......Waxaa laga yabaa inaad is tiraahdaan waa maxay Qu'aanka iyo xuska laga hadlayaa JINAABO baaba qarka loo saaran yahay e, waxaanse taa kaga jawaabi lahaa MUSLIMIINTU markay arinkaas nolosha ah guda gelayaan waxay dalbayaan AWLAAD saalixiin ah, waxayna DIINTEENU ina bartay AADAAB hawshaas loo guda galo si niyadaas wanaagsan iyo AWLAADAAS BAARIYIIN ah loo helo, taasoo ah in la akhriyo DUCADII soo aroortay (ALLAHUMA JANIBNA SHAYDAAN WAJANIBI SHAYDAANA MAA RAZAQTANAA)
.......Shayga mar walba inaan afka ku hayno la inaga rabo waa XUSKA ALAAH marka ma af (KARRIINKIISU) yahay MADI baad ALLAAH ku xusaysaan.
WALAALAYAAL WAXAAN ANIGU LA HADLAYAA RUUX ALLE INUU XUSO RABA CARABKIISUNA DIGRIGA ALLE KU QOYAN YAHAY RABA.
GUNAANAD;
.......WALAAL MEEL GACANTABA LAGA ILAALIYO MARKAAD DAHAARO DOON TAHAY CARABKAAGA HAW QUURIN.

WALAALKIIN
FU'AADKHADAR


Anonymous
Tuesday, September 26, 2000 - 10:15 pm
--------------------------------------------------------------------------------
Bismilaah Subxaanalaah
walaalayaal waxaa ku wareegaya somalinet
dad gaalo ah ee iska jira
wasalaam


umalkhair
Wednesday, September 27, 2000 - 12:18 pm
--------------------------------------------------------------------------------
asalaamu calaykum.
walaal fuaadkhadar,jazaakal-LAAHU KHAYR.SIDII WANAAGSANAYD XIKMADA,CIMIGA IYO NASTEEXAYNTAAADII KU SLAYSNAYD DIINTA.

WAA SIDAAD SHEEGTAYOO INTII DHULALKAN LOO SOO QAXAY WAXAA BADATAY SUAALO LA XIRIIRA SEX ETC.

WAAYO WAXAYNU LA SOO DEGNAY UMMAD AAN MARNABA XUSAYN ALLAAH,ISUGUNA TAGAYSA SIDII XOOLAHA,BAL XOOLAHA AYAA AAN SAMAYNIN ARIMAHA LAGA CELIN LAYAHAY XATAA DADKEENII MUSLIMKA AHAA!!!

WAXAA LAGA SOO WERIYEY INAY XATAA QAAR KAMIDA GABDHAHA MUSLIMIINTA AH AY DOONAYAAN INAY GUURSADAAN JINZIYADO RAGU XATAA AYAGOO MUSLIMA ARIMAHAA KU CAANAMAALAAN!!

XALKA KALIYA WAA INAYNU KU DHAQANO DIINTEENA DAAHIRKA AH,WADANKEENIINA KU NOQONO,RAGANA WAXAA LAGA CODSANAYAA INAY GUURKA WAAFAQSAN ISLAAMNIMADA BADIYAAN WAAYO XATAAA DUMARKII AYAA AAN HADA QARSANIN KHATARTA AY LEEDAHAY IYO DARNAANTA SHAHWADA.

SH.CUMAR-FARUUQ AYAA AAD U SHARXAYA AAYADA UU ILAAHAY LEEYAHAY"DUMARKIINU BEER AYEY IDIIN YIHIIIN EE UGU TAGA BEERTIINA SIDAAD DOONTAAN"

SHEEKHU WUXUU YIDHI WAXAA LOOLA JEEDAA KAYFIYA EE MAAHA MEEHSA WAAYO MEESHA BEERTA AHI WAA MEESHA MARKA WAX LAGU BEERTO WAX KA SOO BAXAAN"
(FARJIGA)
WUXUU AAD U CANAANANAYAA KUWA KU DAYANAYA UMADAHAN EE DUMARKA UGU TAGAYA SI AAN BANAANAYN.

QOFKII DOONAYAAA HA DHAGAYSTO TAFSIIRKA AAYADAA.

WAXAA KALE OO LA SHEEGAY INAY BANAANTAHAY IN NAASKA XAASKAAGA AAD NUUGI KARTO ADIGOO AAN CAANO KACABAYN EE CIYAAR IY RAAXO UGA JEEDA!

WALAALAYAAL CILMIGA SHAREECADEENU WAA NUUR AYNU U BAAHANAHAY IN AYNU KU IFTIINSANO ADDUNYADA IYO WIXII DHEX YAALA EE NUURKAAS QOFWALAWBA RAADSO.
HANA LAGA BARTO CILMIGA KUWA KU TOOSAN MANHAJKII RASUULKA IYO SAXAABADA(SALAFU-SAALAX)
RASUULKA WAXAA LAGA SOO WERIYEY INUU YIRI
"DADKU QIIMO MALE ILAA MID QURAANKA BARANAYA IYO MID BARAYA MOOYAANE"

WAA INAYNU LABADAA MIDUUN NOQONAA.

WALAALAYAAL IGA RAAALI AHAADA ANIGOO QORAALKA IDINKU DHEEREEYEY,DARDAARANKEENU WAA CABSIDA ILAAHAY.IYO BARASHADA DIINTA.
WALAALHUL-MUSTACAAN!
umalkhair@hotmail.com


umalkhair
Wednesday, September 27, 2000 - 12:23 pm
--------------------------------------------------------------------------------
WAXAAN KALOO JECELAHAY INAAN IDINKA SAXO WALAALIHII KU SOO QORTAY JAWAABAHA HALKAN,INANAY
MANIDA(SEMEN) RAGU NIJAASO AHAYN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 01, 2000 - 03:00 pm
Ibn-Islam

ILAAHEY HA IDIN KA AJAR SIIYO ADIGA IYO INTII AAD JAWAABAHOODO SOO XIGATEY!


Akhuukar fil Islam.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Internet-sheikh

Wednesday, November 01, 2000 - 10:49 pm
Walaalayaal

Waxaa jira

1. Wax naftu jeceshahay Diintana Jideysay
2. Wax naftu jeceshahay Diintana Xaaraameysey
3. Wax naftu necebtahay Diintana Jideysey
4. Wax naftu necebtahay Diintana Xaarameysey

Waxaa kaloo jira

1. Arrimo la xaaraantinnimeeyey
2. Arrimo la xalaaleeyey
3. Arrimo laga aamusay

Arrimaha laga aamusay

1. Kuwo nafta rabto
2. Kuwo nafu diidantahay

Arrimaha laga aamusay

1. Kuwo xaaraan u dhow
2. Kuwo xalaal u dhow
3. Kuwo soohdinta ku yaalla

Asalka arrimaha nolosha guud waa xalaalnimo, marka laga saaro wixii la iska xaaraantinnimeeyey

Asalka cibaadooyinka waa ku koobnaan wixii soo arooray oo qura

Asalka acraadda (arrimaha ragga iyo haweenka) waa ku koobnaan wixii soo arooray oo qura

Asalka hantida iyo howlaheeda waa ku koobnaan wixii soo arooray oo qura.

Ugu dambeystii

Waxaa foosha xun (ITHM) waa waxa naftu ay aqbali weyso, ood ka xishooto in dadku kaa ogaadaan.

Raaxo dhanna wexey ku jirta cibaadada Rabbi, xasuustiisa, iyo jeceylkiisa.

(Kuwa raaca shahawaadka wexey rabaan inaad u leexataan jiiro dheer, Allahna wuxuu rabaa inuu idiin khafiifiyo, Aadimagan waxaa laga abuuray daciifnimo)

(qofkii raadiya wax ka baxsan wixii la xalaaleyey (isu tagga) Kuwaas ayaa ah kuwa lunsan)

( Faman Ibtaghaa Waraa a dhaalika, fa u laa i kah , humul caadduun )

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mumin

Thursday, November 02, 2000 - 10:50 am
Asalaamu Caleykum

War dulu ayaa idinku habsaday, maxey tahay kuwaan xishoodka ka tagay. Ilaahey haduu xishoodka idinka qaaday waxaa dhow goortii imaankana la idinka siibi lahaa. Alle u soo laabta oo waxaad ku hadaaqeysaan iska daaya. Oral Sex is HARAAM according to the judgement of the ULUMMAA. Yeynaan meelo kale ka doonin, ILaahey haa wanaagsan yahay waxaana wanaagsaneyn ma aqbalo, xagee falkaas foosha xun wanaag uga dooneysaan? Barta diinta hadey dhab idinka tahay oo aad rabtaan macaamilka labada is qaba inaad ogaataan, kitaabo tiro badan ayaa laga qoray, somalinet waxaan johala aheyn ma iskugu yimaadaaan in yaroo Alle ka xishoonaya ma ahee diintiisana si dhab ah u heysta. Ma jirtaa waligiin ma weydiiyay SIDEE LOO WESEYTAA, SIDEE LA ISU DAAHIRIYAA, SALAADA MAXAA BURIYA, DIINTU MAXEY KA QABTAA QURBO JOOGID, IYO SU'AALAHA KU SAABSAN CIBAADAADKA. Mid walba wax laga yaqyaqsado ayuu dadka kula meereysanayaa. BILAAHI CALEYKUM ILAAHEY KA XISHOODA!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAAJI

Saturday, November 18, 2000 - 08:28 am
assalaamu calaykum
ugu horeentii waxaan halkaan ka mahdinayaa walaalahay oo sida xikmada leh ay uga war bixiyeen su'aasha walaalkeena iyo sida qaaliga ah ay ugu jawaabeen waa walaalahay ibni-islaam, umulkhayr,internet-sheekh waxaan idin leeyahay ilaahay ha'idinka abaal mariyo,
marka xiga hadii aan jawaab gaaban ka bixiyo su'aasha walaalkayna iyadoo laga dharagsan yahay jawaabteeda ayaan jawaab gaaban ka bixin doonaa inshaa allaah :-
walaal boodhari waxaan umaleeynayaa in aad heshay jawaab kugu filan ee waxaan kugu kordhinayaa iyadoo diin ahaan laguu caddeeyay ayaan kugu kordhinayaa in jaanibka caafimaadkuna dhibaato wayn uu sababi karo, sideedana diinteena islaamka ma'ogolo wixi qofka banii'aadamka dhibaato u keenaya nabigeena naxariista rabbi iyo nabadgalyo korkiisa ha'ahaatee wuxuu yiri(laa dharara walaa dhiraar) oo micnaheedu yahay in dhibaato aan loo geesa karin dadka iyo naftaada.
marka walaal wixii jawaab ah hore ayaa lagaaga jawaabay intaas waa kordhin kaliya.
intaas iyo nabad galyo
wassalaamu calaykum

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.