site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

A NEW BORN MUSLIM

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Dec. 16, 2000): A NEW BORN MUSLIM
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nathaniel ABRAHAM

Friday, November 03, 2000 - 03:40 pm
Waxaan ahay wiil laba todobaad ka hor soo muslimey, aad iyo aadna ugu faraxsan nolosha cusub ee uu bilaabey. Laakiin waxay dhibaato iga haysataa AABAHAY HOOYADEY IYO WAALKEYGA IYO WAALASHEY waayo way uqaadan la yihiin ana waxaan sameeyo ma garanayo, aniga iyo walaalahayba waxaanu ka mid ahayn dhalinyarada u ciyaarta music ka inkasta oo aan wali ugaaraco music hadana way uqaadan la yihiin, gaar ahaan walalkey MEL iyo walaashey JEIZE.
ma rabo inaan isnacno familygayga markaa ila taliya maxaan sameeyaa.
waad mahadsantihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

formerguest.

Friday, November 03, 2000 - 04:53 pm
Nathaniel Abraham.

Walaal marka hore assalaamu caleykum. Salaanta islaamka ka dib go' aan la gaaro midka ugu wanaagsan yaad gaartey. Waxaad ku dadaashaa inaad islaamka barato oo si fiican aad u fahamto micnihiisa. Dhibaatada xagga waalidka iyo qaraabadaadana ku sabar muslimmiinta walaalahaana la xiriir si iyagana ay kaaga caawiyaan hadba waxaad u baahan tahay. Haddii waalidkaa ay kuugu yeeraan inaad gaalnimadii dib ugu noqoto waad ku gacan sereysaa sida ilaahey Quraankiisa ku sheegey suuradda la yiraahdo LUQMAN ee 35aad aqri oo aad ka faa'iideysan karto xiriirka adiga iyo waalidkaa idinka dhexeeya markey islaam aheyn. Intaa ka dib MUUSIGNA HA U TUMIN. Wax allaale wixii aad sameyn jirtey ee islaamka xaraamtinnimeeyey ku dadaal inaad ka tagto. Walaal noo dhaaf e-mailkaaga ama meeshii lagaala soo xiriiri lahaa si aan kuusoo xiriirinno.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

formerguest.

Friday, November 03, 2000 - 04:54 pm
Nathaniel Abraham.

Walaal marka hore assalaamu caleykum. Salaanta islaamka ka dib go' aan la gaaro midka ugu wanaagsan yaad gaartey. Waxaad ku dadaashaa inaad islaamka barato oo si fiican aad u fahamto micnihiisa. Dhibaatada xagga waalidka iyo qaraabadaadana ku sabar muslimmiinta walaalahaana la xiriir si iyagana ay kaaga caawiyaan hadba waxaad u baahan tahay. Haddii waalidkaa ay kuugu yeeraan inaad gaalnimadii dib ugu noqoto waad ku gacan seyreysaa sida ilaahey Quraankiisa ku sheegey suuradda la yiraahdo LUQMAN ee 35aad aqri oo aad ka faa'iideysan karto xiriirka adiga iyo waalidkaa idinka dhexeeya markey islaam aheyn. Intaa ka dib MUUSIGNA HA U TUMIN. Wax allaale wixii aad sameyn jirtey ee islaamka xaraamtinnimeeyey ku dadaal inaad ka tagto. Walaal noo dhaaf e-mailkaaga ama meeshii lagaala soo xiriiri lahaa si aan kuusoo xiriirinno.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jeize

Sunday, November 12, 2000 - 08:44 pm
zebrother nathen it is jezie here it was shocking what you did and I knew that all this things gona happen to you, when i look what you been through.
I wana tell you that i will be there fore you ever you are my brother, and you have a choise, I accept who you are and what you beleive.
Yes we will miss you, your fellowship you carring , every one in the church will miss you.

nathen please don't make me cary again, I don;t wana see something like that in the net
I love you brother

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jeize

Sunday, November 12, 2000 - 08:48 pm
zebrother nathen it is jezie here it was shocking what you did and I knew that all this things gona happen to you, when i look what you been through.
I wana tell you that i will be there fore you ever you are my brother, and you have a choice, I accept who you are and what you beleive.
Yes we will miss you, your fellowship you carring , every one in the church will miss you.

nathen please don't make me cry again, I don;t wana see something like that in the net
I love you brother

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.