site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Su,aal

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): Su,aal
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Idil

Unrecorded Date
walaal waxaan doonayey in su,aal aan dirsado maadaama aanan diin heer ka gaarin, waxaan rajeynayaa in jawaab aan u helo. waxaan ahey gabar islaama ee tukada salaada rabi nagu farad yeeley, balse waxaa jita in aan aad u jeclahey waxyaabaha la isku qurxiyo oo ay ka mid tahey riinjiga cidiyaha, rooseetada, marka aan salaada tukanaayo riinjiga waa iska dhaqaa oo weysadu ma ansaxeyso hadii cididu daboolan tahey balse mararka kale waan marsadaa, waxaan arkaa in marar badan ay dad badani i weydiiyaan sidee u marsatey waa danbiye. markaa waxaa rabey in la iga jaahil bixiyo, anigu waxaan is iri alaah xaragada ma diidana iyo wixii dumarku isku qurxinaayaa, waxaan rajeynaya in jawaab aan helo.byeeeeeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ismail

Unrecorded Date
asalaamu calaykum walaal Idil waxaan isku dayi inaan kaaga jawaabo su,aashaadi walaal weesada waxaa jebiya wixii kasoobaxa labada jid iyo wixii waajibiya qubays.Walaal diintu madiidana in la isqurxiyo laakiin waxay diidantahay in qofku quruxdiisa baneeyo hadaad nin leedahay haku koobnaato hadii kale diintu kuu banaynmayso inaad muujisid.
Diintu dhib uma aragto klarka timaha rooseetada,laakiin cilaanka ayaa kafiican ranjiga cidiyahay,waana masalo fiqi ah hadii weesadu gaari waydo meelihii loogu talagalay sida ranjiga oo cidida fuula laakiin axsan inaad ka tagti

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.