site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

JAWAAB

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): JAWAAB
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
ASALAAMU CALAYKUM IDIL WALAAL WAXAAN RABAA INAAN KAAGA JAWAABO SU,AASHAADI.MARKA HORE WALAASHAYDA MUSLIMADA AHAY WAAD.wanaagsanthay hadaad doonaysi inaa ka jaahil baxdo arimahaa walaal weesada waxaa jebiya wixii kayimaada labada jid iyo wixii waajibiya qubays. laakiin arimaha aaad kahadashay ee ah is qurxinta diintu madiidayso isqurxinta laakiin waa inaadan muujin hadaad nin leedahayna keligiis haku ekaato kalarka ,rooseetada diintu madiidayso haday gabadhu isugu qurxin ninkeeda .laakiin cilaanka ayaa ka wanaagsan renjiga wasalaamu calayku

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.