Dheere | Sunday, November 12, 2000 - 06:04 am Anonymous Waan fiirshay Qoqaz. com. waxaas ka hadlaa chechnya etc!. Maxaa adeerow nooga jira chechen? Ninkii tiisa daryeela aa tu kaleeto ku dara! Soomaalaa gaajo, cudur, is-dil aan macna lahayn u dhamaatay aad chechen ayo ruus labadaba indo buluu ah leh adna kuu arko addoon madow u kala hiilinee! War walaalow dantaadu yeysan kaa dhumin, intaad soo kacaay qoqaz hallo gurmado leedahay. Wax noogama jiraan. wasalaama calaykun. |