site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Culumada Islaamka iyo Dowladda C/Qasim

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Dec. 16, 2000): Culumada Islaamka iyo Dowladda C/Qasim
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Socdaal

Friday, November 10, 2000 - 05:33 pm
1- Islaax, Itixaad, iyo Ahlu-sunna Waljamaaca xagee ayey ka taaganyihiin dowladda lagu asaasay Carta oo ay ka midyihiin dagaalwadayaasha, dambiilayaasha, Ganactada boobta dadka iyo dowladdii ku caanbaxday dadqalnimada?

2- ma xalaalbaa lacagta Canada lagu daabcay oo dowladda C/Qasim kala qaybsatay.

3- Dowladdaani ceeb ma u keenidoonta kooxaha ku adeegta magaca islaamka haddana boobka ka qaybgala?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KUKUMAN

Friday, November 10, 2000 - 07:36 pm
1- waligay ninkaa jaahilsan maan arag sababtoo ah diinta iyo nimanka raacsan ba waxaad ka dhigaysaa seef afkeeda oo umada muslimka ah lagu cabsi galiyo taasina waa jaahilnimo aad ka soo xigatay yuhuud iyo cayayaankeeda oo malaha adigu aad ka mid tahay! ee ninyahoow ogow maxkamadii EEBE swt in ay kaa danbayso propogandkan aad qaladka ka fahansan tahayna iska daa ofcourse hadii dawladani xumaato wadato xaq baad u leedahay in ka dhiidhido laakiinse other way around is too uncivilized.

2-malaha waalagu naar tagaa ee hadaad xaqiiq hayso ku andacoo!


3- ceeb keenisteeda iyo sharaf keenideedaba maba gaarinee waa sidee hashiiba ma foolanin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baliille.

Friday, November 10, 2000 - 11:45 pm
Socdaal.

Laga bartaa laga bediyey ma maqashey?. In badan baa waxa la idinka la'aa nimankan boqorrada innaga daaya iyo qaadimkan aad nagu daba waddaan. Kuwan soomaalida maka xun yihiin kuwaa diracyada dumarka qaata?. Taa sucuudiga taageerada aad u heysaan yaan innagana u heynaa tan soomaaliyeed. NOTE: AWAL KHAWAARIJ BEY EHEYD SHEEKADA HADDANA MURJI'A NOOGU YEERA.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.