anymous 1 | Saturday, November 11, 2000 - 05:53 am Get a transiltor!!!!!!! waxaan ku weydiinaa waa adiga la soo taagan waxaan ahey gaal bal horta noo macnee taas. gaaladu waa noocyo badan tahey ee noocee athey. teeda kale hadii aad wax jeclaan ah u heysid somali maxaa keeney inaad sidaa u necbaato. iskugu deydo in aad u kala qeybiso. iiga jawaab maxey tahey ujeedada aad u joogto halkan. ma inaad diintaada faa fisaa rabtaa. if, yes, waa maxey diintaada. lets talk about your aim. maxaa fiicnaan ah oo aad noo xarbaansan tahey oo aanan ka helin Islaanimada. bal warka ii soo daa. waa sugaa jawaabtaada sson |
Galool | Saturday, November 11, 2000 - 08:31 am Anon 1 Walaalow magac la garto la bax. Maxaa ka cabsanee? Adaa gaal igu sheegay ani iskuma sheegin, marba hadaad gaal igu sheegtay noocee ahay adaa oge? Diinta ma necbi dadka soomaaliyeedna ma necbi. Waxaan ka soo horjeedaa diin siyaasad loo rogay lana rabo in ummadda lagu xukumo, hadday doonayaan iyo haddi kale. Dadka dood iska dhicin kara aan la doodee walaalow i dhaaf adi waa caroonayee. Nabad. |
Hakima | Saturday, November 11, 2000 - 09:00 am lol @ Galool. So, what is the difference between you and Marx? As i remember he gave up being a jew when he saw how wicked his father traded his religion with the acceptance of the upper classes. But you didn't mention, what did u trade your religion with...??? Somali ppl are more talented than this. Go fish somewhere else. peace... |
QANSAX | Sunday, November 12, 2000 - 03:02 pm War hadde ninku(Galool) amuusan gaal ahayn ee ciil iyo rag iska dhici meesha ula gashay. Waayo nin waxuu ka yimid meel dadka intiisa badan ee caamada ahi caadeysteen inay yiraahdaan: "RAG CIIL CADAAB KA DOOREY" In kastoo, tan laftigeedu keeneyso in lagu dhaco dambi iyo Allah ka fogaansho, haddii la aamino ama la rumeysto. |
Anonymous | Monday, November 13, 2000 - 02:15 am To Galool, Walaalow cafwan hadii aadan dhihin ma ahi muslin. Laakiin adaa i confuse iga dhigey. maanta laga bilaabana sidii muslin baan kuula xisaabtamayaa. |
Anonymous | Monday, November 13, 2000 - 02:22 am To galoo, Walaal iga raali ahow hadaadan sheegin inaad islaanimada ka baxdey. Waan ku wareerey hadalkaagee. Cafwan my brother. |
Anonymous | Monday, November 13, 2000 - 02:23 am Galool cafwan walaalo. |
WAXQOONSA | Monday, November 13, 2000 - 06:36 am GALOOL AND ASAD ARE MAD MAC MENTAL SLAVES . |
asad | Monday, November 13, 2000 - 06:55 am "IF YOU SEE SUCH PERSON, YOU ARE TOLD TO STAY AWAY FROM HIM." WAXQOONSADE, i thought you said if you see such person(s) you are told to stay away from him(them), so are you staying away from asad, WAXQOONSADE? ;-) |