site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

caruurta soomaliyeed dhibaatadii loo gaystay ama ay gaysteen.

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): caruurta soomaliyeed dhibaatadii loo gaystay ama ay gaysteen.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdirahman

Unrecorded Date
TO:soomaali oo dhan

asalaamu calykum

salaan ka dib, waxaan jecelahay bogaan in naloogu
soo gudbiyo, caruurta soomaaliyeed ee qurbaha
joogta wixii dhibaato ah oo loo gaystay ama ay
gaysteen, sidoo kale haday jiraan caruur gaalowday
ama hada la gaalaysiinayo, sidoo kale caruur la
iibsaday ama hada la iibsanayo.waxaan rajaynayaa
in dad badan arimahaas nooga firfircoon yihiin.
arintaasna waxay noo noqon doontaa taariikh.

sidaa iyo na

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Biibto

Unrecorded Date
Walaal waa ku sidee this topic waxaan ku arkay three different sections are you that desparete? hal meel un ku ekeen jawaab badan ayaa lagu siin haduu Alle idmo. Ma wax aad ka asaseesid oo wax ka qabanaysid miyaa mise.......?

Sua'aal un ayee iga atahay walaal.

hee ani waan sii bibay yaa markalee ayaan is arkidonaa somaliye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdirahman

Unrecorded Date
TO: biibto

asalaamu calykum

salaan ka dib waxaan jeclaystay in dhowr meel
arintaan looga hadlo laakiin sidaad sheegtay waxaa
fiican hal meel, marka sidaa darteed bayjkaan aan
aga wada hadalno, qof walbana waxaan ka sugaynaa
war iyo wacaal arintaas wuxuu ka hayo. laakiin
ulajeedadaydu waxay tahay in aan dhamaanteen
ogaano wixii jira arintaasna dhamaanteen waa noo
taalaa wax ka qabadkeeda.

sidaa iyo nab

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.