site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Dhaqanka wanaagsan ee islaamka

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Dec. 16, 2000): Dhaqanka wanaagsan ee islaamka
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Badal

Tuesday, November 21, 2000 - 08:27 pm
Hadii aan nahay umad islaam ah waxaan leenahay dhaqan wanaagsan kaa soo suu kusaleeysan diinta islaamka gaar ahaan kitaabka quaanka iyo sunada rasuulka S.C.W. Anoo ah arday soomaaliyeed oo kunool wadanka Ausralia ( sydney)waxaan layaabay waxa sababay in lakatago dhaqanka wanaagsan ayadoo laqaadanayo dhaqamada kale ee reer galbeedka mar aan waxka weeydiiyay dhalin yaro badan arintaas ayada ah way ilayaabeen oo waxay ii gujawaabeen waxaa lugujiraa ( 2000) ee horay usookac. Lama yaabin eraygaas laakiin macna weeyn ayuu aniga iigu fadhiyaa qofka hadalkaas iyidhina macnuu ugufadhiyaa. waxaan waydiinayaa dhamaan asaxaabta bogan waxkuqorta Walaalayaal balmacna uyeela
( waxaa lagujiraa 2000) Thanks

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ceebla

Sunday, November 26, 2000 - 12:08 pm
walaal magacayga waxaa layiraahdaa ceebla waxaan kunoolahay swidhan waxaa aad ujeclahay inaan halkan kaga hadlo arinta caruurta xalka ugu fiiann waa inaan unoqonaa wadankeenii hooyo macasalaamo

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.