site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ooooooomuslims give the da'awa to the non-muslims..............

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Dec. 16, 2000): Ooooooomuslims give the da'awa to the non-muslims..............
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabiye

Sunday, November 26, 2000 - 06:48 am
bre and sisters give da'awa to non-muslims,espaily sudanse non-muslims and go this web--------www.sudan.net

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

umcaaisha

Sunday, November 26, 2000 - 03:01 pm
asalaamu calykum.

walaal waad ku mahadsantahay bogan qaaliga ah eed noo furtay.

dacwadu waa shaqo la qabto ta ugu qaalisan,ugu hawl badan ugu faa`iido badan hadii loo guto sidi saxa ahayd.
dacwadu waa shaqaduu ALLAAH u soo diray dhamaan Rusushiisii oo dhan.

waxaan ku tilmaami karnaa dacwada XAQA ah ee waafaqsan Quraanka Iyo Sunnaha iyo inay kalimada Ilaahay kor ahaato shaqo la qabto ta ugu sharaf badan.

suaashu hadaba waxa weeye Rusushii way tageen dhamaantood ee yaa shaqadoodii qabanaya?

waxaa walaal ku haboon inay dacwada fidiyaan una tafaxaytaan oonay seexan intuu shirkigu jiro,waa CULIMADA.
waa kuwa dhaxlay anbiyadii Ilaahay.

walaal waa waajib saaran qofkasta oo cilmiga garanaya inuu faafiyo.
laakiin baryahan waxaa wareer ku riday umadii dad aan cilmi quman lahayn oo dacwada ayaa la gaadhsiiyaa dadka uun maqlay!!!

waana arin aad khatar u ah inay ardayda weli aan baran cilmiga daruuriga ah ay dacwada u istaagaan.

Shareecada Ilaahay waa amaano amaanadana waa in siday ahayd loo gudbiyaa.

cilmiga daruuuriga ah waxaa ka mida TAWXIIDKA IYO QAYBIHIISA ,AMA ARKAANTA ISLAAMKA OO QODOBQODOB LOO BARTO,ARKAANTA IIMAANKA OO QODOBQODOB LOO BARTO,IYO IXSAANKA OO RUKNIGIISA LA BARTO.

xaqiiqdiina DIINRII DHAMAYDBA WAA INTAA SIDA KU CAD XADIITHKII JIBREEL!!

waxaan kula talinayaa dhamaan walaalaha ku hawlan barashada shareecada inay cilmi quman bartaan kadib ayey waajib ku noqonaysaa gudbinta dacwadu.

SHAREECADU WAA AMAANO EE AMAANADA CIDII DHAXALKII ANBIYADA HAYSA AYNU REFERNCE AMA MARJIC KA DHIGANO.

waa iga naseexo ee walaal i cafiya bisha Ramadaana siday tahay ha looga faa`iidaysto.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.