site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Su,aal walalayaa diintu maxay kaqabtaa???????????????????

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): Su,aal walalayaa diintu maxay kaqabtaa???????????????????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sucdi

Unrecorded Date
Asalaamu calykum walaalayaal diintu maxay kaqabtaa in dahabka dayn lagu kala qaato ma ribaa ?????????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ISMAACIIL

Unrecorded Date
Asalaamu calaykum walaal SUCDI allaah khayrka haku waafajiyo.
Walaal dahabka oo dayn kala qaato waxaad ula jeeedaa ayaan umalyn iyadoo lagu kala gato.
Walaal ma banaana in dahabka dayn lagu kala gato adna kuuma banaano inaad ku soo gadatid kan lehna uma banaana inuu ku gado sidaa.
dahanku wuxuu ka mid yahay waxyaabaha shubahoodi batayyacni aad ayuu inbadan ribo ugu dhawyahay siday dadku u kala gataan.
Walaal dahabku wuxuu kamid yahay ashyaada aan loo ogalay in lakala badiyo ama dib loo dhigo iibkiisa yacni dayn(tafaadul walaa nisyah).Nebigu wuxuu xadiith saxiix ah ku yiri dahabka oo lacaglagu gato waa inuu noqdaa gacan iyo gacan hoo ioyo hoo,
marka waa waadix arinkaasi waa in qofwalba uu ka gudoomaa kii kale:LAAKIIN HADAAD DAYN KU QAADATID RIBO AYAAD QADATAY KII AAD KAGATAYNA SIDOO KALE.HADII RIBADA LA ISKA DAYN WAAYANA WAXAAD SUGTAAN DAGAAL ALLAAH IDINLA GALO. WASALAAMU CALYKUM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Najma

Unrecorded Date
Asalaamu Alaykum
To Ismaaciil
I agree with u walaal,and it is called riba alnasi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ISMAACIIL

Unrecorded Date
Asalaamu calaykum.Najma sidaas aan sheegay weeye walaal waana hubaal dood qofkii ka qabana waan u furayaa, wolow waqtigu ciriir iska yahay.

WAA MAHADSANTAHAY ABAAYO
WABILAAHI TOWFIIQ

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.