site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Haddaynu soomaali nahay?

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Dec. 16, 2000): Haddaynu soomaali nahay?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Khayr

Thursday, December 07, 2000 - 01:06 am
Haddaynu soomaali nahay maxaan uga xoroobi waynay caqliga qabyaaladda, maxaa dadkiiyoo dhan kadhigay kuwa waxku miisaamo qabiil oon ulajeedo Xummaan, Sammaan, Jacayl,Cadaawad iwm.
Maxaa loo waayey dad garaad leh oo gooni uga istaago qabyaaladda una go'o diinta dadka iyo dalka.
Way jirtaa inay dad badan ururro kuwo diineed u badan sammeeyeen ayagoo leh waxaan raadinaynaa khayr nadiifinaynaana qabyaaladda laakiin wakhti yar kadib dadkii asaasay waxay dib ugu noqdeen qabyaaladdii ay iskasoo dhiibeen.
Maxaa nahaya maxaa loo la'yahay qof horay usocdo marka lagahadlayo Mawduucaa isaga ah.
waad mahadsantihiin
waa Walaalkiin khayr oo idin leh ilaahayoow xaqa noo fududee xumaantana noo cuslee imaankana noo siyaadi.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.