site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Soomaalida maxay uga tageen CAQIIQADA???

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): Soomaalida maxay uga tageen CAQIIQADA???
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Run-Sheege

Unrecorded Date
Salaamulaahi Caleykum**

Waxaan ilaa hada la'ahay qof soomaaliyeed oo cunug u dhashay oo caqiiqo ka bixinaya. Maxaa arrinkaas looga tagay mise dadku way caqiiqo suubiyaan ee aniga ayaanan arag? Sidaad la socotaan diintu waxay qabtaa in loo qalo neef xoolo ah cunuga marka uu dhasho todobada bari oo ugu horeysa hadii kale todobada ku xigata hadii kalena sidoo kale intaas ka dib hadii la waayo waligeed markii la doono ayaa la suubin karaa.
Arinkaas waa wax sunada ku sugan oo haboon in nabiga looga daydo ee dadkeena xageebay ka aadeen?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.