site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waa Su aal aan ka fiirsan waayey

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): Waa Su aal aan ka fiirsan waayey
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Su aal diin

Unrecorded Date
Marka Hore Asalama calaykum,marka xiga waxaan
jeclaan lahaa inaan ka jaahil baxo arinta ee
diinta ka qabto xaaskaada iney gacmaha shahwada
kaga fududeyso ragooda haddi laga fiirsan waayey
ma xaraan baa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Marfash

Unrecorded Date
to sual diin,

marka sual noocan ah culumada qar way kaqajilaan si puplic ah in ay uga faaloodan ayaad meesha
latimid xaji sual diin !!si kasta ha ahaato
waa suaal mudan in lagajawaabo.horta inta aan kajawaabin "maxaa keenay adigoo awoodo in aad xaaskaada u galmoon kara aad iskugu dibi gacan qoftaada leedahay? hadii aad is tiri waa laga maarmaan inaan gabadha gacanteeda isticmaalo,why,miyaad gacantaada isticmaali karin ileen gacan waa gacanee!dhinaca diiniyan hadith nabiga laga wariyay(scw)ayaa leh, hadii aad xaaskaada xalaasha ah u galmoodid ajar ayaa leedahay, hadii shahwadaada meel kale geysidna(qof kaxaaran ah) wa dambi.hadaba adiga ku jidha mr sual-diin ,maad qaadatid tan ajarka leh!.


marfash abshir

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Run-Sheege

Unrecorded Date
Asalaamu Caleykum**


To: Su'aal-diin.

Walaal su'aalshaan way jirtaa culumada Islaamnaka waa la waydiiyay wax badan. Waxaan jeclahay waxaan ka aqaan iyo sida aan u fahmay inaan uga jawaabo laakiin qoraalkaaga inta dabme ma aanan garan micnihiisa waana qoute garanayaa "ragooda haddi laga fiirsan waayey ma xaraan baa" Please explain this part.

Hadey su'aashu tahay xaaskaaga shahwada gacanteeda ma kaaga soo saari kartaa jawaabtu waa culumada qaar ayaa arrinkaas qaba inuusan dhib laheyn waa hadii shuruudaha ay sheegeyn la helo. Sida hadey xaasku jiran tahay oo dhibayso in uur ku soo baxo kaasoo caafimaadkeeda galinaya xaalad ay nolosheedu khatar tahay ama jiro wayn sida heart attack oo kale or seious health problem. Qaar culumada ka mid ahna waxay qabaan inay dambi tahay oo ay la mid noqonayso sida siigada oo kale. [Waxaan rajeynayaa inay "siigada" amaba qofka gacantiisa isticmaala aan shaki kaaga jirin inay dambi tahay dambigaasoo gaarsiisan midka qofka xadka Ilaahey ka tilaabsaday maxaa yeelay Qur'aanka ayaa saas u cabiray.]

Marka waxaa kugu boorin lahaa hadaad jawaabta dhabta ah iyo daliishooda rabtid inaad waydiisid culumada meel kasta oo ay joogaan hadaad xishoonaysidna waxaa ku siinayaa website aad su'aashaada ku qori kartid deebna culumo salafiyiin ah kuu soo jawaabaan sida Sheikh Muxamed Saalax Munnajid addreesku waa sidan: http://www.islam-qa.com
ka dibna tag Sumit Question. Hope you'll find the answer.
Wixii khalad ah xag sheydaan, Allaana mahad leh.
Wasalaamulaahi Caleykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Su aal diin

Unrecorded Date
Asalama calaykum, ILAAHAY qeyr haniga
siiyo sidii fiican aad u soo gudbiseyn su aasha
si fiican ayaan u fahmay,waad mahadsan tihiin.
marfash & Run sheeg sidii fiican aad jawaabta
igu fahan siiseen Macsalaama

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.