site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Yaa Iga qanciya?

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Understanding Islam - Fahamka Islaamka: Yaa Iga qanciya?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fadumo

Friday, December 22, 2000 - 09:56 am
Salamu calaykum .
Walalaayal waxaan rabaa in aad iga soo qancisaan, sheekadii ku sabsnayd Xeedhadii Nebi ciise iyo qoomkisa loo soo dejiyey,iyo sababtay ku soo degtay iyo wax dhexdeeda dhacay.

Wasalamu caleykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, December 25, 2000 - 03:30 am
Asalaamu Caleykum

Walaal qisadu way dheertahay waqtigana waa igu yar yahay ee waxaad isku daydaa inaad raadsato tafsiirka quraanka waxay ku soo aroortay suuratul Maai'dah waa ayaadka ugu dambeeya ama safxada ugu dambeya. Internetka ayuu ku jiraa tasfiiskoo ah CARABI, ENGLISH ama SOOMAALI iyo luuqado kale oo ka duwan. Good luck

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.