site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

CIIDDA BARAKAYSAN

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Ramadan: CIIDDA BARAKAYSAN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Management (Admin)

Tuesday, December 26, 2000 - 11:20 am
SWW:
HAPPY EID EVERYONE - MAY ALLAH HELP US ALL THROUGH HARDSHIPS. AMIN.

SomaliNet -

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAANK

Tuesday, December 26, 2000 - 12:46 pm
DHAMAAN WALAALAHEEY SOOMALIYEED WAXAAN LEEYAHAY CIID WANAAGSAN ,WAXAANA UMADA SOOMALIYEED U RAJAYNAYAA IN AY KU CIIDAAN BASHBASH IYO BARQAAQO MEEL KASTO AY SOOMAALI KU NOOSHAHAY. WAXAANA KALE EEBE UGU BARYAYAA IN UMMADA SOOMALIYEED U NOQOTO MUNAASABDAAN CIID BARAKAYSAN KU NOOLAADA NABAD IYO IS JACEEL UMADEED .... AAMIIIIINNN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AflaxVideo

Tuesday, December 26, 2000 - 12:52 pm
Ciidwanaagsan dhamaan umada muslimka ah gaar ahaan umada Somaaliyeed meelkastoy caalamka ka joogto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Issa

Tuesday, December 26, 2000 - 12:54 pm
Asalaamu Caleykum

Ciid Mubaarak, kulli wa antum bikheyr.

Hambalyo dhammaan ummada muslimiinta ah, gaar ahaan Soomaalida. Ilaah dhammaan muslimiinta meel ay joogaanba nabad iyo barwaaqo ha siiyo, cadawgoodana haka qabto.

Aamiin.
Issa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/casiis Saddaam

Tuesday, December 26, 2000 - 01:07 pm
TO:- DHAMAAN QOYSKEYGA,EHELKAYGA, ASXAABTAYDA IYO UMMADDA SOOMAALIYEED MEEL WALBA OO AY KU NOOLYIHIIN.

Anigoo ah C/casiis Saddaam, degan Norway, waxaan munaasabadan qiimaha badan ee CIIDUL-FITRIGA, halkan salaan qiimo badan uga gudbinayaa dhamaan Islaamka guud ahaan gaar ahaan Soomaalida meel kasta oo ay joogaan aduunka, anigoo leh HANBALYO, una rajeynaya ciidan teeda kale inay igula gaadhaan HORUMAR, BASH-BASH, BARWAAQO, SOOMAALIDA GAAR AHAANA NABAD IYO DIBUHESHIISIIN TAAM AH OO AAN SI WADAJIR AH UGU NOOLAANO WADANKEENII QIIMAHA BADNAA EE SOMALIA.

Waxaan sidoo kale salaamayaa qoykayga gaar ahaaneed dhamaan Aabahay,Walaalahay, Habaryarahay, Abtiyaashay,Edooyinkay,Adeeraday,iyo caruurtooda dhamaan oo aad u fara badan Alle ha daayee oo jooga gudaha dalkii iyo dibeddaba.

Waxaan ugu danbeyn salaan qiimo badan oo saaxiib loo diray u dirayaa Saaxiibkayga aan aadka u jecelahay ee isla markaana ah gacanta midig FARXAAN MAXAMED JIMCAALE (FMJ) oo haatan jooga Mugadishu iyo dhamaan intii muuqeyga iyo magacayga taqaaaaaaan lol.

CIIIIID WANAAAAAAAAAAAAAAAGSAN ALL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Barakaat Amsterdam

Tuesday, December 26, 2000 - 01:16 pm
Asalaamu Caleykum!

Ciid Mubaarak..Ciid Mubaarak...Ciid Mubaarak...

Waxaa mahad leh Allaha weyn ee xaqa lagu caabudo oo inaga dhigay dad Islaam ah.

Marka xiga waxaan dhamaan Umadaha Islaamka ah meel kasta oo ay joogaan ugu hambalyeynayaa munaasabaddan ciidul-fitriga ah waxaan kaloo si gaar ah aan Hambalyadan ugu dirayaa ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogto waxaana aan Eeebe uga baryayaa in sanadkan kiisa kale uu inagu gaarsiiyo Horumar, Baraare iyo Nabad Caam ah..

Wasalaama Caleykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Binticamaari

Tuesday, December 26, 2000 - 01:31 pm
CIID WANAAGSAN SOOMALIYEEY DHAMAAN YAR IYO WEYNBA WAXAANA IDIN LEEYAHAY KU CIIDA FARXAD IYO BARWAAQO .CIIDAAN CIIDA XIGTA WAXAAN ILAAH KA BARYAA IN SOOMALI NOQOTO MEEL BARWAAQO AH -AAMIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALIYAH

Tuesday, December 26, 2000 - 01:32 pm
SALAAMU CALAYKUM DHAMAAN WALAALAHAYGA MUSLIMIINTA AH:

CIID WANAAGSAN KULU CAAM WA ANTUM BIKHAYR
ILAAHAY KUWUU KA AQBALAY SOONKA IYO SALAADABA HA INAGA DHIGO AAMIIN
ILAAHAY HA INAGA DHIGO MINAL CUTAQAA MINAL NAAR AAMIIN

SANADA SANADEEDA DANBE ILAAHAY NABAD IY CIBAADO SUUBAN HA INAGU GAADHSIIYO
WADANKEENI ILAAHAY NABAD HA DHEX DHIGO
DOWLAD IYO MADAX CAAADILIIN AH OO TAQAAN XAQA ILAAHAY IYO KA BINI AADANKA ILAAHAY HA INOOGU DHIIBO XUKUNKA ADUNKA AAMIIN
CADAWGA MUSLIMIINTA MEELKASTA OO AY JOOGANBA ILAAHAY HA INAGA QABTO
SIDOO KALE UMATAL ISLAM MEEL AY JOOGAANBA ILAAHAY KUWII NABAD KU CIIDA HA KA DHIGO
FALASTIIN ILAAHAY CADOWGOODA WAA CADOWGII MUSLIMIINTII HA JEBIYO GUULNA ILAAHAY HAKASIIYO
MUSLIMKANA ILAAHAY HA KA DHIGO KUWU GARTA XAQA MEEL AY JOOGANBA AAMIIN
WACIIDKUM MUBAARAK WA KULICAAM WA ANTUM BIKHAYR.

WALAASHIIN

SOMALIYAH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qumaneey

Tuesday, December 26, 2000 - 01:34 pm
CIID WANAAGSAN DHAMAAN WALAALAHEEN SOOMALIYED MEEL KASTA AY JOOGAAN WAXAANA U RAJAYNAYA IN AY KU CIIDAAN BARAARE IYO FARXAD . CIID WANAAGSAN

CIID WANAAGSAN

CIID WANAAGSAN

CIID WANAAGSAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/QAADIR

Tuesday, December 26, 2000 - 01:39 pm
CIID MUBAARAK DHAMAAN MUSLIMIINTA DUNIDA.ILAAHEY GAALNIMO NAGUMA DILO.AMIIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

biisaay-yare

Tuesday, December 26, 2000 - 01:41 pm
ciid wanaagsan

ciid mubaarak . kulu caam wa,antum bikheyr.waminal caayidiin.

waxaan u hambalyeynaayaa dhamaan umadda muslimka ah .gaar ahaan umadda somaaliyeed.
waxaan leeyahay[taqaballa laahu minnaa waminkum lisaalixaatil acmaal]ciidaan ciideeda ku gaara nabad iyo baraare.
waxaan halkaan uga hambalyeeynaayaa
ehaladeeyda qaraabadeyda iyo dhamaan asxaabteyda meel kasta ay joogaan.waxaan sigaar ahugu hambalyeynaayaa walaalkeyga qaaliga ah[c/qaadir nuur cumar][biisaay]iyo afadiisa[faadumo sh/cali]
wiilka aaan adeerka u ahay [maxamad c/qaadir]
waxaan leeyahay ku gaara sanadkaan kiisa kale
barwaaqo iyo baraare.

ciiiiiiiiiid wannnnnnnnnnnnnnnaaasaaaannnnnnnnnn

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yusuf

Tuesday, December 26, 2000 - 01:45 pm
Ciid wanaagsan,Dhammaantiin Ilaah waxaan ka baryayaa in ciiddaan teeda kale nagu gaarsiiyo camal wanaagsan iyo caafimaad qab

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shooba

Tuesday, December 26, 2000 - 01:46 pm
salaamu calaykum waraxmatullahi tacaalaa wabarakaatuhu ciid wanaagsan ku ciida dhamaan walaalahay muslimiintaay ,
gaar ahaan umada soomalida ah meelkasta oo aad ku nooshihiinba
wasalaamu calaykum

waa walaalkiin abshir shooba

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

huda

Tuesday, December 26, 2000 - 01:53 pm
ciid wanaagsan dhamaan umada muslimiinta ah gaar ahaan soomaalida waxaan u rajaynayaain ilaahay ciidaan ciideeda nagu gaarsiiyo barwaaqo iyo nabad iyo wadankeena hooyo oo nabadi kadhalato aamiin waxaan kaloo leeyahay ciid wanaagsan dhamaan family hassan jaamac meel kasta oo ay joogaan waxaan u rajanayaa ciid wanaagsan ciid wannagsan ciid wanaagsan huda

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shiine

Tuesday, December 26, 2000 - 01:55 pm
CIID MUBAARAK
~~~~~~~~~~~~~
Igula ciida farxad,barwaaqo iyo badhaadhe meel walba oo aad joogtaan, allaha caadilka ahna waxaan inooga rajeynayaa in uu ciidan ciideeda nagu gaarsiiyo caafimaad iyo nabad, dalkeenii hooyana waxaan ilaahay nooga baryayaa inuu nabad noogu soo dabaalo.aamiin.
halkan waxaan uga hanbalyeynayaa musliminta dunida iyo somalida meel walba ood joogtaan
gaar ahaan kuwa igula nool magaalada columbus,OHIO
~~~~~~CIID WANAAGSAN~~~~~~

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed_dahir

Tuesday, December 26, 2000 - 02:01 pm
ciid wanaagsan dhamaan ummadda soomaaliyed meel ay joogatba waxaan ilaah ka baryaya in uu dowlada noo curatay guuleeyo inagana inaga dhigo kuwii garb galo dadka soomaaliyed quluubtooda isku furantahy dalkeena aan ka dhigno mid taajir ah oo isku filan iskuna tiirsan anagan aan maal gashano gacan qabana dadka danyarta ah ee ilaah aad ugu ag dhaw iyo dadka la yiraahdo waa looserswaxan u rajeynayaa dhamaan dadkaas soomaaliyed meel kasta aad joogaan qaasatan soomaliya gudeheeda sanad wanaagsan sandkan labada kun iyo kowda kii ka bixiya dhibta iyo dhaqaale xumada oo nasiib wanaagsan ilaah ha inooga dhigo kuligeen qof walbana waxaan u rejynayaa farxad in ay ku ciidaan mushkilida caalamkan iska iloobaan oo ilaah nabd noogu soo dabaalo dhulkeenii siiba magaalo madxda .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

M. AMIIN FROM DK

Tuesday, December 26, 2000 - 02:08 pm
WAXAAN HALKAN DHAMBAAL TAHNIYADEED OO KUSABSAN CIIDA BARAKAYSAN EE CIIDU AL FITRI UGA DIRAYAA DHAMAAN UMADAHA ISLAAMKA EE KU KALA DHAQAN CAALAMKA QAASATAN UMADA SOOMAALIYEED MEEL KASTA OO AAY JOOGAN WAXAANA ILAAHA AWOODA LEH UGA BARYAYAA INUU UMADAN KADHIGO KUWA SI WANAAGSAN KU CIIDA QALBIGOODANA XUMAANTA AY ISKU QABAAN UU KASAARO AAAAAAMIIIIIN
CIIIIIIIIIIIID MUBAAAAAAAAARAK

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

salaal

Tuesday, December 26, 2000 - 02:23 pm
CIID WANAAGSAN
kulla caam wantum bikheir..
ciid mubaarak wa caleinaa wa caloosha
waa inaan xalwada reeraha kasoo laayaa..nabadeey..

salaal or (jamaaal4)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/razaq

Tuesday, December 26, 2000 - 02:40 pm
Asallamu caleykum:
Waa allah mahadii mar haddii dad badan oo islam Ahi ay ku ciidi doonaan iyaga oo badqaba
Waxaan halkan uga hambalyaynayaa dhamman
U madaha islaamka ee ku dhaqan aduunka daafihiisa
Aniga oo ugu ahambalyaynaya munnaasibada ciida Barakeysan ee ciidul fidrida:

Iyo dhammaanba Umadeena soomaaliyeed ee dhibaatadu haysatay Mudada tobanaanka sanno kor u dhaaftay Wallaalayaal allaha qalbigeena is ku furo
Allaha inagu gaarsiiyo ciidan ciideeda inaga oo ah
Umad isudaacad ah iyo inagoo dawalad sharciga Islamka ku dhisan hela aamiin aamiin
Ciid mubaarak:

Waxaa kale oo aan u mahad celinayaa wallalaheena Soomaaliyeed ama dhammaan shaqaalaha bahda Somalinet ee iyaguna inoo suurto galiyey inaynu Halkan ka diro hambalyo
Wabillahi tawfiiq:
Your bro in islam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Axoow (Axoow)

Tuesday, December 26, 2000 - 02:57 pm
Ciid Wanaaaaaaaaagsan to all Muslim were ever they r, specially somalis

Alla Maanta Ayaantaa
Iyo CiidaWanaagsan
Illaaheeyna na siiyey
Asagaa ku abaaleh
Weey ahaatayee maantaa
Si Wanaagsan ku Ciiiidaaaaaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, December 26, 2000 - 03:10 pm
waxan u leeyahay walaaleyga somaaliyeed meel kasto ay joogaan iid wanaagsan hana leysku wadaago xalwada xaaji ciise iyo buskutkiisa sii walaaltimo ku dheehen yaana leysku af gaarin
waad salaaman tihiin ninkii dal shisheeyo jooganee
kookadiisa iyo fantadiisa ha cabto yaas u ooyin xalwo xaaji ciise iyo buskutkiisa mac salaama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bish/Aish

Tuesday, December 26, 2000 - 03:33 pm
Salaam Aleikum:

Happy Eid To all Muslim Brothers And Sisters.
We wish You All the Best...
Oh Hey guy's Don't eat 2 much Xalwo.

Love And Peace
From Ur Sisters
Bish And Aish.
W/salam..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hluula

Tuesday, December 26, 2000 - 03:45 pm
CIID WANAGSAN

WAXAN CIID WANAGSAN LE YAHAY DHAMAN INTII MUSLIM AH OO KU NOOL ADUUNKA GAAR AHAAN FAMILKEYGA OO KU NOOL TORONTO CANADA. WAXAN ALLAAH WEYN KA BARYA INU NOO DENBI DHAAFO AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AYAAN

Tuesday, December 26, 2000 - 03:53 pm
CIID WANAGSAN

WAXAAN ILAAH KA BARYA INUU NOO DEENBI DHAAFO AMIIN AMIIN. WAXA KALOO ILAAH KA BARYA INU SOMALIDA MIDEEYO OO NABAAD WAARTA DHEX DHIIGO OO QABYALADA KA TIRTIIRO AMIIN AMIIN AMIIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dulqaad uk

Tuesday, December 26, 2000 - 04:08 pm
Ciid Wanaagsan dhamaan Soomaaliyeey!!! iyo dadkii muslim ahba!!!
Waxaan rajaynaa ciidan inuu somalida is jecleyso, oo aanu ilowno dhibaatadii iyo abaartii aanu soo marnay. in aynu is caawino oon iska dambeeyno, is xushmeeyno rag iyo dumarba.
Waxaan jeclaan lahaa in ay soomalidu wada noqoto hal wadan si ayna dowladaha kale ay no gu tellinin ee aanu isku tellino.
Somaaliya insha'allah horumar way gaadhi toonta hadii aanu isku dulqaadano.
ciid waxaan u dirayaa rerkaygii oo kale eh, Abtiyaashay, habaryarahay, Adeeradey, walaaladay, ina'abtiyashay, ilma'aderraday. seediyaashay, dumashiday iyo wixii lamid ah.
Ciid wanaagsan dhamaan iyo sanad cusub!!!
"Insh'allah one day we will reach on a level"
we just have to be more patients and assertive sometimes..
Lol@somalians@all@over@D@world.!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

YASSIN DAHIR

Tuesday, December 26, 2000 - 04:18 pm
CIID MUBAARAK!!!CIID WANAAGSA!!
ASALAAMU CALAYKUM DHAMAAN MUSLIMIINTA OODHAN MEEL KASTA OO AY JOOGAAN, GAAR AHAAN UMADA SOOMAALIYEED IYO DHAMAAN EHELADAY IYO ASXAABTAYDA!

ANOO AH YASSIN DAHIR WAXAANAIDIN LEEYAHAY CIID WANAAGSAN,SANADKAN KIISA KALE KU GAARA CAAFIMAAD IYO HORUMAR!AAMIIN!
WAXAAN SI GAARA UGU HAMBALYEYNAYAA UMADA SOOMALIYEED OO AAN ALLE UGA BARYAA INAY NOQOTO UMAD ISRAACDA NOLON WACAN IYO NABAD WAARTANA KU WADA NOOLAADA AYAGOO GACMAHA ISHAYSTA! AAMIIN!

SIDOO KALE WAXAAN HALKAAN HAMBALYODA CIIDA UGA DIRAYAA DHAMAAN EHELKAYGA OO DHAN OO KALA JOOGA DALKA GUDIHIISA,YURUB IYO N/AMERICA, OO AAN LEEYAHAY KU CIIDA CAAFIMAADSAN,KAN KIISA KALENA KU GAARA CAAFIMAAD IYO HORUMAR!AAMIIN!!
SIDOO KALANA WAXAAN LEEYAHAY ASXAABTAYDA KU CIIDA CIID WANAAGSAN!
ALLANA HA NAGA DHIGO KUWO ALLE KU XIRAN MAR WALBA! AAMIINNNNNNNNNN!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CISMAAN

Tuesday, December 26, 2000 - 04:20 pm
CIID WANAAGSAN Waa maalin farxad leh waxaana hanbalyo u dirayaa qof walba oo muslim ah gaar ahaan inta magaca soomaali wadaagtaaaaaaaaa.

Alaahow ciiddan teeda kale nagu gaarsii barwaaqo.

Walaalkiiiiin soooomaaaaliyeeeeeeeed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

munir

Tuesday, December 26, 2000 - 05:00 pm
CIID MUBARAK TO ALL MY MUSLIM BROTHERS AND SISTERS MAY ALLAH HELP US IN EVERY GOOD DEED WE DO . AMIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hasaan

Tuesday, December 26, 2000 - 05:01 pm
Ciid Wanaagsan waxaan Allaha Awooda leh ka
baryayaa in dadka somaliyeed niyadooda isu wanaajo cidan fadligeed oo xasadka iyo qalbi xumid
ka saaro amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muxsinyare

Tuesday, December 26, 2000 - 05:57 pm
~~~CIID WANAAGSAN~~~~

-----TAQABALALAAHU MINAA WA MINKUN SAALIXAL ACMAAL-----

Waxaan Ummada Islaamka ah oo meel walba jooga ugu tahniyadeynayaa ciidul-fitriga waxaana leeyahay acamaashii aan qabaney ilaahey ha inaga aqbalo...Aamiin.

Fadlan akhri halkan.......one minute:

Walaalayaal waxaan ogsoonahay in bil qaali ah inaga dhamaatay taasoo aan kuligeen rajeynayno in Ilaahey mar labaad ina soo mariyo, Waxaa hubaal ah in bisha ramadaan dhamatay balse cibaadadii aysan dhamaan, soonka u weli furan yahay, salaadiii saqda dhexe loo kici jiray ama ay fiican tahay in la daa'imo ama la khafiifiyo balse aanan marna la deynin. Aamuskii tirada badnaa iyo is-dhowkii qiimiga mudaa inaan joogteeno ayaa haboon maadaama ay naftu qaadatay training xumaaantii aan ka sabirnay marka waxaan u maleynayaa ineynaan dib u socon ee aan horey tiigsano. Nabiga s.c.w wuxuu yiri qofkii sooma ramadaan lix bari oo shawaalna ku dara wuxuu la mid yahay asagoo sanadkii oo dhan soomay. Xadiis kale wuxuu ahaa, qofkii ka sooma bil walba sadex casho, (maalmaha cadcad, yacni 13ka 14ka iyo 15ka) wuxuu la mid yahay qofkii sanadka oo dhan soomay. Bal fiiri ajarka ku jira soonka sadex casho kaliya la soomo. Waxaa kaloo ka daran taas, yaa oran kara soonkeyga waa la aqbalay? Ama dhihi kara soonkeyga wuxu ka nabad galay xan, isku dir, maalaayacni, laqwi iyo iwm waxaanu mudan nahay in cibaadada aan daa'ino suubanahay wuxuu yiri "Camal la suubiyo waxaa ugu kheyr badan midka la daa'imo haba yaraadee" hadii aan daa'inay inaan kheyraadka ku dadaalno quraanka in badan ka akhrino bishaas yeynaan noqon kuwii loo yiri "BISAL QOWMU LAA YACRIFUUNA LAAHA ILLAA FII RAMADAAN" waxaa baas leh dad Ilaahey aqoonsada oo cabuuda bisha ramadaan kaliya ee aanu daa'ino acmaasha wanaagsan si Ilaahey markaan waayeel noqono camalkii aan qaban jirnay waagii aan awooda laheyn xubnaheena loogu sahlo ajarkeeda naloo qoro. Raali ka ahaada hadii aan dheereeyay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdinasir

Tuesday, December 26, 2000 - 06:12 pm
WAXAAN LEEYAHEY MUSLIMIINTA OO DHAN GAAR AHAAN UMADA SOOMAALIYEED CIID MUBAARAK WAXAANA ILLAAHEEY KA BARYEYNAA IN UU CIIDAAN TEEDA KALE NAGU GAAR SIIYO BASH-BASH IYO BARWAAQO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CABDIRISAQ

Tuesday, December 26, 2000 - 06:36 pm
**** CIID WANAAGSAN****
ASALAMU CALAYKUM,
DHAMAAN UMADDA SOMALIYEED IYO KUWA MUSLIMKA AH
WAXAA AAN LEEYAHAY CIID WANAAGSAN, KU CIIDA MEEL KASTA OO AAD JOOGTAAN KUNA CIDA FARXAD IYO RAYNREYN.ILAAHAY WAXAA KA BARYAYAA INUU NAGA DHIGO
KUWO RAACA JIDKA TOOSAN
ILAAHAY WADAANKEENA INOO HAGAJI, DADKEENA QULUB SAAFI KU ABUURA AMIIN
CABDIRISAQ XERSI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOHAMED HUSSAIN MOHAMED

Tuesday, December 26, 2000 - 06:45 pm
ASLAMU ALEEKUM
HAPPY EID MUBARAK EVRY BODY AND ENJOY THE HAPPIENESS OF EID-UL-FITRI AND SHARE WITH YOUR FAMILY AND YOUR BROTHERS AND SISTERS OR FRIENDS ENJOY THE EID EVERYWHERE YOU ARE AND SPECIAL PEOPLE I WANNA SAY THEM EID MUBRAAAAAAAAAAAK REER PAKISTAN THIS REGRAND
FROM
MOHAMED HUSSAIN
AFGHANI
WAXAAN IDIN LEENHAY DHAMAAAAAAAAAN UMADA SOMALIA CIID WANAGAAAASAN WAXAAN IDIN LEENAHAY CIID OO CIIDA WANAGASAN KU CIID MEEL KASO AAD JOKTIIIIIIIIIN WAXAN U HAMBALYENYAAAAAAA SAXBIIBADE DHAMAAAAAAAANTOO MEELKASO EE JOKAAAAAN CIID WANAGSAN
NABAD GALYO SIDAAAAAAAAAAAAAAS IYO CIID WANAGASAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, December 26, 2000 - 07:05 pm
DHAMAAN SOOMAALIYEEY CIID WANAAGSAN. ALLAAH MUNAASABADAN HA NOOGA DHIGO MID BILAW U NOQOTA HORUMARKA UMADA SOOMAALIYEED GAAR AHAAN IYO GUUD AHAAN DADYAWGA MUSLIMIINTA AH.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

barqad

Tuesday, December 26, 2000 - 08:19 pm
CIID WANAAGSAN UMMADDA SOOMAALIYEED IDILKEED.
farxad iyo wanaag aan ku ciidno walaalayaal,
sanadka danbana ku gaara horumar iyo dowladnimo,
iyo farxad. CIID MUBAARAK

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

askos

Tuesday, December 26, 2000 - 08:22 pm
CIID WANAAGSAN UMMADDA SOOMAALIYEED

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

istahil

Tuesday, December 26, 2000 - 08:24 pm
CIID MUBAARAK SHACBI WEYNAHA SOOMAALIYEED
GEBI AHAAN

CIID MUBAARAK

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bidaar

Tuesday, December 26, 2000 - 08:28 pm
ciid wanaagsan dhammaan ummadda soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaanba kuwada ciida caafimaadsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haldhaa

Tuesday, December 26, 2000 - 08:40 pm
ASALAAMU CALYKUM WARAXMATU LAHI WABARAKATU.
waxaan salaan udiraya ehelkayga iyo asxaabtayda iyo umada somaliyed oo dhan iyo umada muslimka oo dhan melkastay jogaan , ciid wanagsan .

waxaa mahad weyn iska leh ilaha inasiiyey bisha barakaysan ee rabadaan,

ilahayow noga dhig tii umada islamka melkastay jogaan tabar gelise saray uqaada , in illahay noga dhigo tii umada islamka ah xaqa tusta ee ku so hadaysa dariiqa toosan,
waxaan leyahay ciid wanagsan ciida caruur iyo cirooleba ciida carshigaa ka amaanan tiine, ciida

waxaan ilahay weydisanaya in uu inoga dhigo bisha bisheeda ,ciida ciideda mid ay umada somaliyeed melkasta ay jogtaaba ay ahato mid ku nool farxad iyo nabad gelyo, ilahay waxan ka rajaynaya in uu dalkaygu ahaado mid taba qaday oo kuso tirsaday aduunka amiin ilaahow ada awoode umadayda isu soo jeedi oo dantooda tus,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amal Express

Tuesday, December 26, 2000 - 08:43 pm
Assalaamu Caleykum Waraxmatullaahi

Walaalayaal Ciid Mubaarak , Taqabballaahu minnaa waminkum saalixal acmaal .

Waxaan idiin rajaynaa khayr iyo barako iyo in aad noqotaan kuwii diintooda kutoosnaada oo ilaashada aakhiradooda , adduunkana sharaf ku nool.
aamiin aamiin aamiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdiqafar Yasin

Tuesday, December 26, 2000 - 08:53 pm
Assalaamu Caleykum Waraxmatullahi

Walaalayaal Ciid Wanaagsan
Allaha inaka Aqbalo Camalkeena wanaagsan.

Waxaan halkan hambalyo uga dirayaa qofkasta oo soomaali ah meelkasta addunka haka joogee.

Walaalayaal Qofkastow is toosi si waddankii uu inoogu hagaago oo aynu u helno Dawlad caddaalad ah.
qofkastow qabyaaladda iska saar oo ayn usoo jeensanno muslinimo dhab ah iyo soomaalinimo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NUURJACEEL IYO YARIISOOW

Tuesday, December 26, 2000 - 09:46 pm
IID MUBAARAR WALAALAHEENA SOOMALIDA

walaalayaal waxaan idin leenahay IID wanaagsan somali meelkastoo aad joogtsanba DUNIDA.

mida kalena alla nahaga aqbalo soonkaan soonay kuwii aan soomin oo walaalaheena waxaan leenahay alla hasoo hanuuniyo. aamiin aamiin

waxaan kaloo aad ugu faraxsanahay IIDAAN BARAKEYSAN.waxaana rajeeynaynaa inay soomali u IIDO farxad iyo reenreen meelkastoo ay joogaan wadankeenana illah nabad hanooga dhiqo dadkeenana hasoo hanuuniyo .aamiin waxaan leeyahay
CIID MABAARAG
WACALEEYNAA
WACALOOSHA WAXAAN KALOO U HAMBALYEYNEYNAA SAAXIIBADEEN OO KALA
GACMO DHEERE
LIIBAAN BOOLO
IID WANAAGSAN IIDA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sade

Tuesday, December 26, 2000 - 11:28 pm
Bismilaahi raxmaani raxiim.
Asalaama calaykum waraxmatu laahi wabarakaatuhu.

waxaan dhamaan umada islaamka ah gaar ahaan umada soomaaliyeed uga dirayaa halkaan hambalyo iyo bogaadin waxaana leeyahay ciid mubaarak ciid mubaarak kulu caam wa antum bikheyr.

waxaan kaloo leeyahay waxaa dhamaaday soonkii yaraa waxaana bilowday kii waynaa maadaama ilaah noo sheegay in bisha ramadaan la xabiso shayaadiinta oodana laga soo qaado markuu dhamaado ramadaanku marka waxaan leeyahay ilaah hanaga dhigo kuwii horay usocda oon dib ulaaban bacda hidaaya.

walaalayaal waad ogsoontihiin in bisha ramadaan dhamaantayo aan salaada ku dadaalno iyo cibaadooyinka kale markuu soonnku dhamaadana aan dib ugurano marka waxaan leeyahay qofkii bisha ramadaan caabudayoow ramadaan waa dhamaaday ilaaha ramadaana waa ilaaha shuwaal iyo ilaaha bilaha oo dhan qofkiise ilaah caabudayoow ilaah waa xayi laa yamuut abadan ee wado cibaadadaada.

ikhwaanii jazaa kumulaahu kheyr

sade mahad dirir(qaahira)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dalmar Hiri

Tuesday, December 26, 2000 - 11:39 pm
Asalaamu-Alaykum, Dhamaam walaalaha muslimiinta ah meel kasta oo ay joogaan waxaan idin leeyahay ciid wanaagsan.Eid-mubarak.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Walaalkiin

Wednesday, December 27, 2000 - 12:18 am
Assalaamu caleeykum.

Walaalayaal dhamaan umada muslimiinta waxaan rajeeynayaa ciid wnaagsan.
Ilaahoow ajirka soonkana nasii. Aamiin..aamiin-

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kaild

Wednesday, December 27, 2000 - 12:36 am
hii every one
i wish every muslim a happy idd and a happy new year to all somalis all over the world please lets celebrate this auspecias occasition in peace and open minded.

happy idd from kalid(london,uk)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mahad

Wednesday, December 27, 2000 - 12:44 am
===============Ciid wanaagsan=====================

Waxaan dhamaan umada islaamka ah ee ku nool dunida ugu hambalyeenayaa ciidan. Illaaha wayna ka baryayaa inuu dhamaantood ajar kasiiyo soonkii iyo waajibaadkoodii bisha ramadaan la xiraaray.

Aamii, Amiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

malyuun

Wednesday, December 27, 2000 - 12:56 am
walaalayaal dhamaan walaalaheeyga soomaaliyeed gaar ahaan umada soomaaliyeed waxaan idin lee yahay

ciid wanaag san
ciid wanaag san
ciid wanaag san

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAMO

Wednesday, December 27, 2000 - 01:47 am
CIID WANAAGSAN SOOMALIYEEY

somaliyeey ciid wanaagsan meel kasta aad joogtaan alla ha inooga dhigo ciidaan tii aan ku wada faraxno ee lagu wada reereyoo
WALAALE SAMO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maxed C.Nuux

Wednesday, December 27, 2000 - 02:21 am
Asalaamu calaykum. CIID WANAAGSAN, CIID WANAAGSAN, waxaan dhamaan leeyahay Mislimiinta meel kasta oo ay joogaanba CIID MUBAARAK. Waxaan gaar ahaan halkan farxada ciida iyo sallaanba uga dirayaa dhamaan walaalahayga soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaanba, gaar ahaan Waalidkeey(Aabe iyo Hooyo,habaryaraheey,eedooyinkeey,adeeradeey,abtiyaasheey iyo walaalaheey reer Ciise Nuux dhamaantood. Waxaan farxada ciida iyo salaan u dirayaa xaaskayga Fowsiyo Axmed Macallin, Gaddhahayga Hanaan iyo Xafso iyo wiilkayga Xamso, iyo walaasheey Jamiilo Axmed, C/laahi Ciise iyo dhamaan asxaabtayda meel kasta oo ay aduunka ka joogaan....CIID WANAAGDAN.Ilaaheey hanagu wada gaarsiiyo ciidaan teeda kale barwaaqo,bash-bash,caafimaad,nabad iyo caano. Muslinka meel kasta oo ay joogaana alaha guuleeyo..AAMIIN....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shuriye UK

Wednesday, December 27, 2000 - 02:42 am
aslmu caleykum
ciiiiiiiiiiiiiiiid wanaaaaaaaaaaaaagsan somaliyey
sannad khayr qaaba somaaliyey
siyaado iyo nabad somaliyey
aduunka la saciyaya somaliyey
sidaa tihiin isu dhama somaliyey
salama iga iga dhaha waan siisocan e somaliyey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHAACIR

Wednesday, December 27, 2000 - 02:47 am
***C I I D W N A A G S A N***
______________________________

SALAAMU CALAYKUM DHAMAAN WALAALAHEEY SOOMALIYEED MEEL KASTA OO AAD JOOGTA WAXAANA IDIN LEEYAHAY CIID WANAAGSAN ,KUNA CIIDA BASH-BASH IYO BARWAAQO IYO NABAD .WAXAAN MAR LABAAD IDIN LEEYAHAY CIID MUBAARAK::::::::::::::
CIID WANAAGSAN

CIID WANAAGSAN

CIID WANAAGSAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mustaf

Wednesday, December 27, 2000 - 04:03 am
HAPPY AND PLEASANT EIT all of u bothers and sisters. waxaan leeyahay ciid mubaarak dhamaan umada soomaaliyeed. ciiiiiiiiiiiiiid wanaaaaaaaaagsan dhamaan somaaliyey.

gaar ahaan reer Denmark.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdullah

Wednesday, December 27, 2000 - 04:04 am
CIID WANAAGSAN DHAMAAN WALAALAHA SOOMAALIYEED MEELKASTO OO EY JOOGAAN.
WALAALAYAAL HALA ISCAFIYO DHAMAANTEEN.

CIID WANAAGSAN!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdi wahaab

Wednesday, December 27, 2000 - 04:07 am
waxaan leeyahay ciiiiiiiiiiiiid wanaagsan dhamaantiin soomaaliyey, waxaan idiin rajaynayaa in aad si wanaagsan u cidaan dhamaantiin, ciiiiiiid Mubaaaaaaarak, meel aad joogtaanba soomaaliyey. Lade waxaan ku leeyahay ciid wanaagsan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/risaq

Wednesday, December 27, 2000 - 04:42 am
Happy iid to tall all ya'll. It is interesting how everybody all over the world is having iid on the same day. Nevertheless happy iid to all muslims.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

EENOW.

Wednesday, December 27, 2000 - 04:55 am
CIID MIBAAAAARAK....:):):):):)

AR XALWO SAAN U LAQLAQAAAAAAAYEY WAA DAACSANOYAA

WAXAAN HALKAN KA SALAAMAYAA DHAMAAAAAN UMMADDA
SOMALIYEED MEEL KASTA OO EY U KU NOOLYIHIIN
GAAR AHAAN SXBADEEY ILA DAGAN JARMAKLA FARXAD IYO
DAMASHAAD KU CIIDA ,ILAAHEY HA INAGA DHIGO KUWII
CIIDDAN CIIDEDA KALE KU GAARA CAAFIMAAAAAD IYO
BARWAAQOO. (aaaaaaamiin). :):):):):):):):):):)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nur

Wednesday, December 27, 2000 - 05:18 am
Asalaama caleeykum
ciid wanaagsan ku ciida ya muslimiin.
ciid mubaarak.kulu caamin wa aan tum bil kheyra.
salaamat min kuli afaat,wabilaahi towafiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed mohamed

Wednesday, December 27, 2000 - 05:35 am
SALAAMUCALAYKUM DHAMAAN SHACABKA WALAALAHEYGA ISLAMKA WAXAAN LEEYAHAY KULA CAAM WA ANTUM BILQEYR
CIID WANAAGSA WAXAANA ALLAHA AWOODASARE LEH KA BARYEENA INU SANADKAAN KIISA KALE NAGU GAARSIIYO NABAD CAAM AH OO KA ISLAAXDA DALKA OO IDIL TAAS OO AH TAN MAANTA AAY SHACABKA SOMALIYEED U BAAHANYIHIIN WAXAANA ALLAHA AWOODA SARELEH KA BARYEENAA DUCADA ISLAAMKA NOO AQBALO OO NABAD NOOGU DEEQO
AAMIIN AAMIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saabir

Wednesday, December 27, 2000 - 05:36 am
Asalaama Caleykum:

Ciid Mubaarak dhamaantiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amal Express Holland Branch

Wednesday, December 27, 2000 - 06:33 am
Ciid wanaagsen wallaalayaal, meel kasta oo aad
joogtaanba, waxaan idiin rajaynaynaa
inaad ku gaartaan Ciida soo socto caafimad qab,
iyo Dowlad Soomaaliyeed oo dalka u horseeda
dib u dhisid, hormar iyo is cafis.

WARSAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waryaa-Macruuf-Miskiin

Wednesday, December 27, 2000 - 06:49 am
Salama...

Allahu Akbar, Allahu Akbar, Allahu Akbar...!

Ciiiiiiiiiiiiiid Mubaraaaaaaaaaak!

Saqiiir iyo Kabiiiiir. Muslimiiiiiiiiinta oo dhan, qaas ahaan Soomaali-Weyneey.

Ciiiiiiiiiidda, oo Ciiiiiiiiiiiidda hee. Hokey. Ilahoow Soonkeyna naga Aqbal:

Amiiiiiiiiiiiiiiiin!!
__________________

Mac-Salaama.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Musa Azinco

Wednesday, December 27, 2000 - 07:35 am
Ciid Wanaagsan

Dhamman Dadweeynaha Soomaliyeed

Meel Kastood Dunida Ka Joogtaan

Ilaahaay ha ka dhigo Ciidaan Mid
Xambaarsan Farxad iyo Wanaag
Ilaahay ha nagu simmo ciiddeeda kale
Innagoo wacan oo caafimad qabna

INSHALLAH

A A M I I N

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DALAL

Wednesday, December 27, 2000 - 07:53 am
CIID WANAAGSAN DHAMAAN UMADA SOOMALIYYED,WAXAAN ILAAHAY UGA BARYAYAA CIMRI DHEER IYO CAAFIMAAD SANADKA SANADKIISANA CAFIMAAD IYO BARWAAQO~~~~~INTA SOOMALI NECEBNA IN ILAAHAY NAGA QABTO~~~~~AMIIIIN~~~~AMIIIIIN~~~~~~~INSHA ALAAH~~~~~CIIIIIID WANAAGSANNNNNNNN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed dahir

Wednesday, December 27, 2000 - 08:30 am
ciid waanagsan dadweeynaha soomaliyeed meel kastoo
dunida ka joogtan!!!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saeed

Wednesday, December 27, 2000 - 08:31 am
ciidwanaagsan dhamaan umada soomaaliyeed eeaduunka ku kala nool,waxaan illahay idiinka rajeynayaa caafimaad iyo ciidwanaagsan. ciid mubaarik

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hodan

Wednesday, December 27, 2000 - 08:32 am
Ciid wanaagsan to all somalis meel walba oo aad tihiinba, waxaan Ilaaha weyn ka baryayaa in sanad kan sanadkiisa kale kuwada ciidno dalkeenii hooyo
Amiin,Amiin,Amiin.
Once again ciid wanaagsan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yusur

Wednesday, December 27, 2000 - 08:44 am
May this Eid bring all the happiness and kheir to you all..:)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ali

Wednesday, December 27, 2000 - 08:54 am
Ciid wanaagsan dhamaantiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xuseeneey

Wednesday, December 27, 2000 - 08:54 am
Asallaamu Calaykum.
CIID WANAAGSAN........... Dhamaan ummada isalaamka ah oo dhan gaar ahaan soomaalida meel kasta oo ay joogaanba, waxaan halkaan uga hambalyeeynayaa dhamaan dhalinyarada ku nool Baardheere, anigoo leh Ciid Wanaagsan, waxaan halkaan si gaar ah uga sallaamayaa saaxiibkay C/Xakiin Axmed Carab oo ku nool Baardheere iyo dhamaan asxaabtayda meel kasta oo ay joogaanba....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, December 27, 2000 - 08:57 am
Waxan ciid wanaasan u dirayaa dhamaan dadka soma. meelwalba oo ay joogaan.marlabaad ciiiid wanagsan baan idin leenahay aniga iyo dad badan o halkan ila joogaaba.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FARXIYO

Wednesday, December 27, 2000 - 09:22 am
CIID WANAGSAN DHAMAAN UMADA SOOMALIYEET MEEL KASTA A JOOGTO WAXAN EDIIN LEYAHAY KU CIID BASH-BASH IYO BARWAQO IYO IN ELLAHY NA KUG GAAR SIIYO CIID DAAN CIIDEDA KALE CIMRE DHEER IYO CAAFIMAD QAB.
WAXAN MAR LABAAD EDIIN LEEYAHAY
CIID WANAGSAN.

harun sharif

Wednesday, December 27, 2000 - 09:28 am
ASALAAMU CALEEYKUM DHAMAAN

UMADA SOOMAALIYEED WAXAAN LEEYAHAY CIID WANAAGSAN KULU CAAM WA ANTUM BI QEEYR- WAXAAN HALKAAN KA SALAAMAYAA UGU HOREEYN XAASKEEYGA IYO WIILKEEYGA AAN JECLAHAY IYO HOOYADEEY WALAALAHEEY SEEDIYAASHEEY DUMAASHIYAASHEEY IYO WALIBA QARAABADEEYDA OO KALA JOOGA YAMEN YURUB USA IYO WALIBA WADANKA GUDIHIISA IYO DIBADIISA WAXAAN LEEYAHAY IGULA CIIDA QEEYR IYO NABAD GALYO CIID MUBAARAK

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AbdirahamaanIssaUK

Wednesday, December 27, 2000 - 10:00 am
Ciid Wanaagsan Soomaaliyeey:)

Eid Mubarak:)

Happy Eid :):)

:):):):):):):):):):):):):):):):):):):):):):):):):)
:):):):):):):):):):):):):):):):):):):):):):):):):)

:)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aisha:

Wednesday, December 27, 2000 - 10:20 am
Salaam Aleikum;
Happy and Pleasing Eiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiid Mubaaaaaaaaaaaaaaaarak 2 All of Muslim Brothers and sisters.
Peace and Love:)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, December 27, 2000 - 10:35 am
To: Dadka islaamka oo dhan,(somalida,and my loverly family over the world)

IID WANAAGSAN DAHMAANTIIN, MEEL WALBA AAD JOOGTAAN, SOOMALIYEEY.
WAXAAN SI GAARA MEESHAAN KU LEEYAHAY SAAXIIBKEEY
BURHAAN GUDUUDOOW IYO SADDE ADOON, OO KUNOOL ROTTERDAM, CIID WANAAGSAN, SIDOO KALE REER MINIAPOLIS, SABAAX, RUUN, IYO AHMED ALI, WAXAAN DHAMAANTIIN IDINLEEYAHAY CIIDWANAAGSAN. IYO ASAXAABTAYDA IYO FAMILKAYGA MASOO KOOBI KAREE MEELWALIBA AYJOOGAAN DUNIDA, WAXAAN IDIN LEEYAHAY CIID WANAAGSAN. I LOVE YOU.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Najma

Wednesday, December 27, 2000 - 10:36 am
:):):):):):):):):)
:) ########## :)
:) ~Eid Mubarak~ :) :O
:) ########## :)
:):):):):):):):):)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nawle

Wednesday, December 27, 2000 - 10:59 am
salaamu calaykum waraxma.
waxaan urajaynayaa dhamaan walaalahayaga soomaaliyeed cafimaad inay ku ciidaan kuna gaadhaan ciidan ciideeda.
walaalayaal ku ciida farxad!!!!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahra

Wednesday, December 27, 2000 - 11:10 am
iiiiiiiiiiiiiiiiid wanagasan dhamaan muslimiin too dhan gaar ahaan daka somaliyeed oo dunida ku nool ,waxaan ilaahay kabar yayaa in ilaahay sanadka sanadkiisa dambe in ilahay nabad iyo barwaaqo inuku gaar siiyo iyo nabad galyo inuu ni dhex dhigo danihina gaarahaaneed garataan ,ilahay ha nigaran siiyo xaqa gof yar iyo qof ween IIIIIIIIIIIIIid wanagsan.

qore sahara hassan
(from hollend)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHER IYO QEYR

Wednesday, December 27, 2000 - 11:21 am
CIID WANAAGSAN KULU CAAM WA ANTUM BILQEYR
CIID MUBAARAK WACALEYNAA WA CALOOL.
CIID WANAAGASAN UMMADDA SOOMAALIYEED MEEL KASTOY JOOGTO. WAADNA SALAAMANTIHIIN.
CIID WANAAGSAN DHAMAANTIIN MARKALE IYO ISLAAMKA OO IDIL.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shankaroon

Wednesday, December 27, 2000 - 11:52 am
CIIIID MUBAAAAARAK

:):):):):):):):):):):):):):):):):):):):):):):

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdulhakim Ali Hanaf

Wednesday, December 27, 2000 - 11:59 am
Assalam alleykum! walaalahayga muslamiinta ah waxaan idin leeyahay eid wanaagsan meel walba aad joogtan aduunka, Gaar ahaan umadda somaliyeed.
ALLAH waxaa idinkaga baryayaa in aan noqono umad
danteeda aqoota una dirirta danta guud ee shacabka somaliyeed, ALLAH naga qabta waxa 10 sano wadankii soo burburiyey oo ku qaraabanaya qabiilka.AMIN AMIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Code808

Wednesday, December 27, 2000 - 01:28 pm
Eid Mubarak to all of u :)

Peace forever :)

:)
:)
:)
:) :):)

:)
:)
:)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

siraj

Wednesday, December 27, 2000 - 01:42 pm
ciid wanaagsan dhamaan umada somaliyeed kuciida baanu leenahay??????????????????????????????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, December 27, 2000 - 01:47 pm
ciid wanaagsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

adle

Wednesday, December 27, 2000 - 01:51 pm
ciid wanaagsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

c/hi caadle. m.JANAALE

Wednesday, December 27, 2000 - 01:59 pm
ciid wanaagsan dhamaan umada soomaaliyeed meel kastay joogaan waxaan idiin leeyahay ku ciida farxad iyo reynreyn waxaan ilaahay idinka baryaa dowlad caadil ah iyo nabad waarta aamin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caadle-janaale

Wednesday, December 27, 2000 - 02:04 pm
ciid wanaagsan dhamaan umada soomaaliyeed meel kastay joogaan waxaan idiin leeyahay ku ciida farxad iyo reynreyn waxaan ilaahay idinka baryaa dowlad caadil ah iyo nabad waarta aamin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali Benadir & Barawa of Greater Houston

Wednesday, December 27, 2000 - 02:52 pm
Assalumu Allaikum!

CIID WANAAGSAN *** EID MUBAARAK

Waxaan u mahad naqeeynaa Allaha Subxaana Watacaalaa oo naga dhigay Ummad Islaam ah,nagana
yeelay ummaddii ugu qeyrka badneyd Alxamdulilaah
Intaa kadib waxaan dhambaal u soo gudbineynaa Muslimiinta, gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed meel kastoo ay joogaan waxaana leenahay kastoo joogtaan "CIID WANAAGSAN".
Waxaan Allaha awooda leh ka baryeenaa in uu nagu gaarsiiyo caafimaad iyo cimri dheer sanadkaan sanadkiisa kale, Ummadeena Soomaaliyeedna in uu Illaaheey ka dhigo Muwafaq oo Mideeysan Aamiin.

Wasalaamu Calaykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abu-umaamah

Wednesday, December 27, 2000 - 04:43 pm
ASSALAAMU CALAYKUM WARAXMATULAAHI WABARAKAATUH...
CIID WANAAGSAN dhamaan walaalahayga soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan waxaan ilaahay ka rajaynayaa inaan ku gaaro ciidaan ciideeda wanaag iyo amni iyo inuu ilaahay qalbigeena isoo soo celiyo habarakowdo ciideenu kor ha ahhdo magaca ummadda soomaaliyeed mar walba
ciid barakaysan inshaaalaah.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr AJ

Wednesday, December 27, 2000 - 06:07 pm
Salaam Aleikum

CIID WANAAGASAN UMMADDA SOOMAALIYEED MEEL KASTOY JOOGTO.

Happy Eid To all Muslim People.

Thank you somalinet
CIID WANAAGSAN
EID MUBAARAK

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAHAD

Wednesday, December 27, 2000 - 06:33 pm
*********KU WADA CIIDNAY CAAFIMAADSAN*************
*********CIIDA CIIDA CIIDA CIID WANAAGSAN CIIDA***
****ENJOY ITS YOUR TIME BUT NEVER FORGET YOUR FAMILY YOUR BROTHER'S IN SOMALI IN FILISTIN IN CHECHNIA IN KISHMIR IN MINDANAW AND IN AQSAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAA.*****************
*******IF YOU CAN'T HELP THEM JUST REMEMBER THEM AND SHARE WITH THEM BY NIYYA AND ASK ALLAH DUCAA FOR THEM****************************************

MY BEST GREETNGS TO EVERY SOMALI BROTHER AND SISTER IN THE WORLD AND SPECIALLY TO *SHAHRAZAAAD*

TO:SOMALINET CIID WANAAGSAN CIIDA

fahad1c@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JamaalATL

Wednesday, December 27, 2000 - 06:52 pm
Happy Eid Ul-Fitr Fellow Muslims! Eid Mubaraaaaaaaaak! Ameeeeeeeeeeeen!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdulrazaq ismail

Thursday, December 28, 2000 - 01:07 am
allahu akbaar, allahu akbaar, allahu akbaar! laa-ilaaha illa-laahu allahu akbaar allahu akbaar welli-laahil xaamdu""" Brothers in ISLAM wish you happy and glorious Eiid together with your families and relations.

My SOMALI brothers can we pray for our infant government so Allah (SWT) may give them strength and ability to overcome the selfish warring factions who are trying to destabilize the gv't. Insha-allahu ALLAH will destroy them and woe unto them for their barbaric and hypocritical ends.

We are yearning for restoration of hope in our homeland and whoever wanna disrupt this ALLAH will unleash HIS wrath on them inshallah.

IN my final word is a smashing and fantastic Eiid to the Somalis in Somalia today and may Allah bless you all amiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDIKARIM HASSAN

Thursday, December 28, 2000 - 01:46 am
TO DHAMMAAN UMMADDA SOOMAALIYEED

S/C

EID MUBARAK, HAPPY EID.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ilyaas

Thursday, December 28, 2000 - 02:56 am
Kulu caam wa-antum bikheyr!
Iid wanaagsan dhamaan ummada muslimiinta meelkasta ay joogaan.Gaar ahaan ummadda
Soomaaliyeed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Siciid

Thursday, December 28, 2000 - 04:30 am
Asalaamu calykum

Ciid mubaarik Ilaahay waxaan ka rajaynayanaa in uu soonteenii aqbalo.Sanadkan sanadkiisana waxa aan u rajaynaynaa umadeena in uu ka dhigo tii ku sugan xaal xaalkeedu ka fiicanyahay kan maanta.

Mahadsanidin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Denmark

Thursday, December 28, 2000 - 05:27 am
Ciiiiiid wanaagsan dhammaan ummadda soomaaliyeed ee ku dhaqan aduunka, gaar ahaan reeeeer Denmark, ilaah haynagu wada gaarsiiyo sannadkan kiisa kale nabad/caafimaadqab iyo barwaaqo aaaaaaaaaaammmmmmmmmmiiiiiiiiiiiiin.

Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Århus

Said Jama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yusuf Alasow

Thursday, December 28, 2000 - 05:44 am
Ciid Wanaagsan Dhamaan Ummadda Soomaaliyeed Meelkasta oo aad joogtaanba.

Sidoo kale Ciid wanaagsan
- reer Finland
- Qaraaabadeyda
- Ardaydii Dugasiga Farsamda 1984 -1988
- reer Siinaay, Ardaydii Dug. 12 Oktoobar ee Boondheere.
- iyo dhaamba asxaabteyda kale meel kasta joogaanba.

Ciid Mubaarak

Yuusufey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kaah Expres Gothenbourg Sweden

Thursday, December 28, 2000 - 05:54 am
Waxaan idin leeyahay dhamaan dadka soomaaliyeed meel kasto oo ay joogaanba ciid wanaagsan sanad walbana khayr baan idiin rajayn.
Ciid mubaarak.
Ciid mubaarak.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhanxiir

Thursday, December 28, 2000 - 05:56 am
ciid wanaagsan qof kasta oo muslim ahow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, December 29, 2000 - 08:01 am
waxaan leeyahay dhamaan walaalaheeyga umada [soomaaliyeed]oodhan meelkasta eey joogaanba[ciid wanaagsan]&dhamaan inta sheeganeeysa[muslim]ciid wanaagsan, ciid wanaagsan, ciidwanaagsan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bilan

Friday, December 29, 2000 - 10:40 am
AS/CALEYKUM,
Waxaan Ummadaha Muslinka ah gaar ahaan Ummada Smaliyeed meelkasto oo ay Dunida ka joogaan,waxaan leyahay Allah ha inaga dhigo kuwii is cafiya oo heshiiya meelkasto oo aan jogno iku calool fayoobaano,oo aan helno nabadgelyo iy nolool Taam ah amiin!!
Waxaan idin leeyahay dhamaan Ummada soomaliyeed meelkaso oo aad jogtaan,"KULLU CAAM WA'ANTUM BI KHAYR".
Let Peace be upon you,the day on Eid!!!
Waxaan kalo halkan aan Eid Mubaak ka leeyahay dhamaan Ehelkeyga oo kala jooga Somalia,Sweden,USA,Canada,swezerland,Hollad,sudia Arabia,UK,ku waara dhamaantiin cafimaad iyo cimri dheer,iyo camal salax oo suuban amiin amiin!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, December 29, 2000 - 03:26 pm
waxaan umada soomaaliyed usoo gudbinayaa
hambalyo ku aadan ciida barakaysan
waxaan urajaynaa ciidan ciidayda
farxad iyo nabadgalyo

bile xerow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bile

Friday, December 29, 2000 - 03:55 pm
waxaan umada soomaaliyed usoo gudbinayaa
hambalyo ku aadan ciida barakaysan
waxaan urajaynaa ciidan ciidayda
farxad iyo nabadgalyo

bile xerow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, December 29, 2000 - 04:03 pm
waxaan halkaan kasalamayaa dhamaan umada somaliyeed meel kasta ay ku nooshahay gudaha &dibada ,aniga leh nagula ciidaan farxad iyo barwaaqo .tan teeda kala ihaahay hanagu gaarsiiyo
caafimaad iyo cibaaado suuban ,wadankeenana nabad taama amiiiiiiiiiiiiin.

ARDAY JOOGTA ISCOOLKA ,ODAYAAL TALINAAYA ILAAHII INA SIIYAA ISAGAA KU ABAALE WAY AHAATEE
MAANTEE SIWAAGSAN KU CIIIIIIIIIIIIDA

BY SHAXSHAXLEY (COLMBUS,OHIO)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhanxiir

Saturday, December 30, 2000 - 02:46 am
bushaaro dadweynow bushaaro ha mooganina dhan
dhanxiir
isbuuci 2 jeer
nagala soo xidhiidha aderayska ah:
cillaan@somalihome.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DEEQ CUMAR

Saturday, December 30, 2000 - 08:17 am
CIID WANAAGSAN SOOMAALIYEEY MEELAAD JOOGTABA.
Soomaaliyeey idin away,dalkeenii,diinteenii,
dadkeenii, jiritaankeenii,qarankeenii, karaamo iyo
sharafteenii,qaran iyo qadiyadeenii,khatar bay kujiraan,wallaahay khatarbay kujiraan, waryaadhaay
maanta waa maalintii wiil loodhalay,waa maalintii
damiirka iyo dadnimada miyaydaan arag waxa ka dhacaya geeska africa saaxiibayaal.
Ninkii ragay dardaan utahay doqona yeelkiisa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CADNAAN

Saturday, December 30, 2000 - 08:35 am
WALALAHA BARNAAMIJKA SOMALINET WAXAAN IDIIN LEEYAHAY CIID WANAGSAN SAXIIBAYAA DHAMAANTII INTA SOOSAARTO BARNAAMIJKA SOMALINET WAXAAN IDIIN LEEYAHAY CIID WANAGSAN DHAMAAN TIIN

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.