site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Maxeey kaqabtaa diinta gabadha aan jeclahay oon is dhunkano mararka qaar anagoo ula jeedin macsi ulana jeedna jaceeyl???????????????????????????????

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Understanding Islam - Fahamka Islaamka: Maxeey kaqabtaa diinta gabadha aan jeclahay oon is dhunkano mararka qaar anagoo ula jeedin macsi ulana jeedna jaceeyl???????????????????????????????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

keeynaan

Thursday, December 28, 2000 - 07:03 am
s/caleeykum walaalayaal maxeey diintu kaqabtaa hadaan gabadha aan jeclahay is dhun kano anakoo ula jeedin macsi balse ula jeedna kalgacal ma dhib weenbaa mase,,,, fadlan waxii macquul ah iga caawi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Siciid

Friday, December 29, 2000 - 09:31 am
I hope this fatwa by Dr.Yusuf Alqaradawi will help answer some of ur concern.
Siciid
slam prohibits khulwah (seclusion or khulwah denotes a man and woman's being alone together in a place in which there is no fear of intrusion by anyone else, so that an opportunity exists for sexual intimacy such as touching, kissing, embracing or even for intercourse) between a man and a woman who are outside the degree of a mahrem relationship(mahrem denotes a relationship either by marriage or by close blood ties of such degree that marriage is permanently prohibited.) With reference to a woman, a mahrem is either her husband or any male relative with whom marriage is permanently forbidden, such as her father, grandfather, son, brother, uncle or nephew. For the purposes of this discussion, all other relationships will be referred to as "non-mahrem." (Trans.)) The reason for this is not a lack of trust in one or both of them; it is rather to protect them from -wrong thoughts and sexual feelings which naturally arise within a man and a woman when they are alone together without the fear of intrusion by a third person. The Prophet (peace be on him) said: Whoever believes in Allah and the Last Day must never be in privacy with woman without there being a mahrem (of hers) with her, for otherwise Satan will be the third person (with them). (Reported by Ahmad on the authority of 'Amir ibn Rabi'ah.)

Allah Ta'ala tells the Companions of the Prophet (peace be on him), "...And when you ask them (the Prophet's wives) for anything, ask them from behind a curtain; that is purer for your hearts and for their hearts.... (33:35)"

In an explanation of this verse, Imam al-Qurtabi says, "This means such thoughts as occur to men regarding women and to women regarding men. This will remove any possibility of suspicion and accusation, and will protect (their) honor. This command implies that no one should trust himself to be in privacy with a non-mahrem woman; the avoidance of such situations is better for one's purity of heart, strength of soul, and perfection of chastity." (Tafsir of al-Qurtabi, vol. 14, p. 228.)

The Prophet (peace be on him) particularly warned women concerning khulwah with male-in-laws such as the husband's brother or cousin, since people are quite negligent in this regard, sometimes with disastrous consequences. It is obvious that a relative has easier access than a stranger to a woman's quarters, something concerning which no one would question him. The same is true of the wife's non-mahrem relatives, and it is prohibited for any of them to be in khulwah with her. The Prophet (peace be on him) said: 'Beware of entering where women are.' A man from the Ansar asked, 'O Messenger of Allah, what about the in-law?' He replied, 'The in-law (Al-Nawawi explains, "The in-law here means a relative of the husband other than his father and sons (who are mahrem to his wife), such as his brother, nephew, and cousins, etc., with whom marriage would be permissible for her, if she were to be divorced or widowed." Al-Mazari is of the opinion that it includes the husband's father as well. See Fath al-Bari, vol. 11, p. 344.) is death.'(Reported by al-Bukhari and Muslim.)
He meant that there are inherent dangers and even destruction in such privacy: religion is destroyed if they commit sin; the wife is ruined if her husband divorces her out of jealousy; and social relationships are torn apart if relatives become suspicious of each other.

The danger lies not merely in the possibility of sexual temptation. Itis even greater in relation to the possibility gossip about what is private and personal between the husband and wife by those who cannot keep secrets to themselves and relish talking about others; such talk has ruined many a marriage and destroyed many a home. In explaining the meaning of "The in-law is death," Ibn al-Atheer says, "It is an Arabic figure of speech like, 'The lion is death' or 'The king is fire,' which means that meeting a lion is similar to facing death and a confrontation with a king is like being in the fire. Thus privacy between an in-law and a woman is far more dangerous than in the case of a stranger because he might persuade her to do things against her husband's wishes, such as asking him for things he cannot afford, nagging him, and the like."

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qoonsade

Monday, January 01, 2001 - 08:35 am
Intaan dhunkasho la gaadhin yaa kuu baneeyey in aad ku keliyeysato. Haddaan kuu bidhaamiyo odhaahdayda, naag keligaa ma agtegi kartid iyadoo keligeed joogta. Marka intaa lagaa helo ayaan ka jawaabi doonnaa su,aashaada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, March 06, 2001 - 09:23 am
salaamu calaykum,
ka soo qaad ninkani wuxuu niyada ku hayaa oo uu doonayaa oo ilaah ku ogayahay inuu gabadh guursado. iyadoo gabadha walaalkeed la joogo ayuu si jacayl ku jiro u dhunkaday. yacni siaan galo doonis ahayn. ka soo qaad madaxuu ka dhunkaday. arintaas maxay diintu ka qabtaa. ilaahay wuxuu eegaa dadka qalbiyadooda ee ma eego camalkooda oo qudha. eebe subxanuhu watacaaalaa camal walba wuxuu ku qiimeeyaa wixii loola jeeday.
salamu calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, March 06, 2001 - 01:18 pm
Asalaamu Caleykum

Walaal waxaan kaaga digayaa inaad diinta u fasiratid hadba dhanka aad doontid. Diinta oo marba meel lala aado waxaa lagu ogaa dadyoow Ilaahey lacnaday oo ishaafalateyn jiray (La jiifiyaa banaan sheekadu ma aha saaxiib) ee ka digtoonoow arrinkaas. Ilaahey wuxuu ku na amray inaan raacno rasuulka wax alaale wixii uuna na faray iyo inaan ka fogaano wax alaale wixii uu naga reebay. Xadiis saxiix ah oo sanadkiisa lagu kalsoon yahay ayuu nabiga ku yiri nin iyo naag ajnabi kala ah yeysan meel cidla ku kulmin ilaa ay muxaarim la joogaan ma ahee, waxaa la yiri nabi alloow ka waran haduu yahay dumaashi, nabiga wuxuu ku jawaabay waa "GEERI" marka meesha la yiri ninka yuusan ka kali noqon naag ajanbi ka ah walowba ay noqoto dumaashidaa xagee joogtaa qof la shumiyo oo jirka jirka loo saaro, kaba fog. Saaxiib sorry to say, laakiin basic-ga diinta Islaamka ah ayaabad ka dhar la'dahay, shumis xaguu joogaa waxaaba la yiri gacanteeda ma taaban kartid xataa hadii ay business idinka dhexeeyaa. Nabiga oo balan la galaya dumarka wuu dhaariyay wuxuuna ku yiri dumarka ma salaamo (yacni ajaanibta ka ah)


Waxaan kugula talin lahaa inaadan marka hore jirkaada naar ka ilaalisid adigoo baranaya qaabkaad uga babaadi laheyn oo ah diinta Islaamka, ka dibna qoftaad leedahay waan shuminaa dambi ha u keenin labadiinaba fitno ha ku dhicin, remember, shaydaan ayaa waxaas kuu tilmaamaya shahwona wey ku wadaa labadaas waxyaaloodna waa kuwii nala yiri waad ku halaagsameynsaan ee dhanka naarta ha u socon. Yahuuda lagu yiri maalika sabtida ma kalumeysan kartaan Ilaahey imtixaan ayuu uga dhigay oo maalintii kaluunka loo diiday ayuu kaluunka xeebta imanayaa ayaamaha kalena maba la arkayo, godad bey qodeen waxeyna yiraahdeen sabtida markuu banaanka u soo boxo ayuu godka ku dhacayaa maalmaha kalena godka ka gurto....fiiri wixii laga reebay bey dhankale la aadeen waana lagu halaagay, marka saaxiib, gabadha hadey awal fiicneyd ha barin wax aan u cuntamid ileen ma ogid inaan aroosi doontidee Ilaahaa ku cilmi leh, adigana guri hadaad rabtid inaad dhistid dambi aasaas ha uga dhigin ee Ilaahey ka xishood waana xaaraam inaad taabtid jir ajnabi kaa ah, let alone kissing oo ah stageka ugu horeeyo kuna xigo intercourse cidii ku dhaqaaqdana waa inay Ilaahey uga towbad keentaa intuusan irida towbada xirmin. Culumadu waxay yiraahdaan zinada waxey ka bilaabataa ARAGTI, waxaa ku xiga ISU QOSOL (smile) waxaa ku xiga WADA HADAL, waxaana ku xiga BALAN, waxaana ugu dambeeya ACTION, (FAWAAXISHTA OO GACANTA LALA GALO) marka waad fahmi kartaa inaad adiga heerkii ugu dambeeyay joogtid ee sxb ka waantoow baan ku dhihi lahaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abu salman

Tuesday, March 06, 2001 - 07:35 pm
To siciid
Walaal su'aasha af Soomaali baa laguugu waydiiyay ee fadlan af Somali ku jawaab
To Kaynaan hadii aad muslim tahay su'aashuna ay kaa tahay alle dartiisa jawaabtu waa koobantahay oo walaalhay ayaa buxiyay waa XAARAAN Alle ku caasiyoobid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUDAYSI

Friday, March 09, 2001 - 04:11 am
ASALAAMU CALAYKUM WALAALAYAAL


UGU HORAYNTII WAXAA MAHAD AAN LASOO KOOBI AKARIN ISKA LEH ILAAHAY SUBXAANA WATACAALAA OO NAGA DHIGAY DAD ISLAAM AH.

WAXAA WALAAHA WAYDIINAYAA ILAHAAY DIINTIISA NASASIIB WANAAGSAN UGU YEELAY IN UU WAXKA BARO WAXA AY DIINTEENU KAQABTO IN UU QOFKU ISKAQAADO MASAWIR AAN DARUURI AHAYN SIDA MADKA XASUUSTA?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Galool

Friday, March 09, 2001 - 03:28 pm
Keynan

Ha waalin wadaadada dameeryahow. Maxaa uga jira haddaad qoyskaada shumiso? waad ku kaftamaysaa miyaa wadaadada? Dameer waaxid dhibta dhaaf intoodaba gabar la'aan aa haysa say cirka u wada taagi goortaad sheekooyinkaa u mariso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sharmaake

Monday, March 19, 2001 - 06:51 pm
Galool..lol..
I heard poor mans porn.. this must be wadaado's porn?!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sheekh Axmed

Sunday, March 25, 2001 - 06:39 am
Sudaysi. Wa Calaykum Al Salaam walaal.

Culimmada Islaamka, sida Al Imaam Al Callaama Samaaxatu Al Sheikh Cabdulcaziiz ibnu Cabdalla ibnu Baz, naxariistii janno Allaha siiyee, wuxuu ku jawaabay, su'aashaas marka la weydiiyay:

Sida Nabigu Calayhi Al Salaatu Wa Al Salaam sheegay dadka ugu cadaabta daran qiyaamaha maalintiisa waa dadka wax sawira, waxaa lagu yiraahdaa qiyaamaha maalintiisa wixii aad sawirteen naf soo galiya xadiis saxiix ah waxaa wariyay Al Bukhaari. Riwaadaha qaar: (ruux ku afuufa, soo nooleeya waxaad abuurteen, ayaa lagu yiraahdaa, mana soo nooleyn karaan).

Nabigu wuxuu yiri guri uu masawir ku jiro, malaa'igtu sooma gasho. Nabiga waxaa Caa'isho u keentay barkin wax ku sawiran yihiin, wuxuu yiri Nabigu Calayhi Al Salaatu Wa Al Salaam: iga bixi malaa'igtu sooma gasho guri masawir ku jiro iyo guri ey ku jiro midna.

Ayadoo taas lagu saleynayo buu yiri Al-Shaykh Ibnu Baz (darajadiisa jannada gudaheeda Alle kor ha ka yeelo e) MA BANNAANA IN WAX LA SAWIRO ""NAFLEY"" AH IYO IN SAWIR LA HAYSTO INTABA WAX NAFLEY AH KU SAWIRAN YIHIIN.

Wuxuu Sheekha Allaha u naxariisto intaas ku daray: Haddii ay noqoto wax loo baahan yahay masawirka oo lagama maarmaan ah sida midka baasaboorka, warqadda aqoonsiga, shahaadada qalinjabinta iskoolka ama jaamacadda, iwm, waa BANNAAN tahay in la isa sawiro SI DARUURA DARTEED(lagama maarmaan ah/baahi jirta awgeed).

Wixii intaas ka soo hara ayuu yiri Imaam Ibnu Baz (Allaha u naxariisto) ma bannaana in masawir la haysto "xasuus iyo xasuus la'aanba" ayuu yiri, daliilka ku soo arooray dartiis oo ah in Ilaahay u ballanqaaday cadaab daran waxa wax sawira iyo mowqifkii Nabigu ka taagnaa masawirka Calayhi Al Salaatu Wa Salaam. Hadalkiisii waa sidaas markaan soo koobo Sheekha jawaabtiisa.

Anigana waxay ila tahay sidaas culimmada shareecada aqoonta dheer u leh ay ku jawaabeen inaan raacno inay waajib nagu tahay mar haddaan muslimiin nahay.

Al Salamu Calaykum Wa Raxmatu Llaah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sheekh Axmed

Monday, March 26, 2001 - 04:48 am
DHAMMEYSTIR
====

Sudaysi, Assalamu Calaykum,

Waxaan illoobay in Sheekhu (Naxariistii Janno Allaha siiyo) yiri:

Wixii faa'iido soocan ay ku jirto oo ah in laga faa'iideysanayo masawirka oo masalan cilmi adduun iyo tebin waxyaabo muslimiinta maslaxad weyn ugu jirto ah oo laysla wada arko in khayrka muslimiinta iyo faa'iidadooda ay ku jirto, arrinta noocaas ah ama hadduu xaalka masawirka sidaas yahay, ayuu yiri, ma filaayo in markaas uu xaaraam noqonayo maslaxadda baxtiga ah (soocaan) iyo faa'iidada ku jirta darteed. Waa dhammaaday hadalka Sheekha.

Mahadsanid.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.