Geeridu waa xaq qof walbana waa ay sugeysaa waana mida loo nool yahay oo aan la daba mareyn. Ilaahey ha u naxariiso Muslimiinta inta dhimatay iyo inta nool. Laakiin waxaa is waydiin leh boqor walba oo carab ah markuu dhinta maxay gaalada iyo inta daba dhilifka u ah qabrigiisa u tagaan oo tacsiyo badan ugu diraan dadkiisa? Se qof Muslim ah ma u haboon tahay inay gaalo sii sagootiyaan? Boqor Xasanse muxuu Islaamka u qabtay oo maanta Muslimiinta ku xusuusan karaan?
Unrecorded Date ilaahay naarta ha keeyo ha la kulmiyo fircoon iyo haamaan iyo abulahab wuxuu aha gaal murtad ah oo ilaahay iyo diintiisa la dagaalama gaaldana jecel. daaquut buu ahaa ilaahow dawaaqiita kalena ku dar fahad iyo kuwo soomalida kuwa diintaada iyo awliyadaada la dagaalamaya har iyo habeen ilaahow mujaahidiinta guushu sii ilahow noo geey nagoo nabad qabna. ilaahow xabsiyada muslimka ka soo saar sheikh cumar cabdiraxmaan iyo mujahidiinta kale oo carbat gaalda ah gacanta ugu jira ka badbaadi murtadiinta.
Unrecorded Date aL ITIXAAD MA OG TAHAY QOFKII AFKAARTOODA KA SOO HORJEEDA WAXAY KU TILMAAMAAN GAAL MURTID AH MARKA WAXAAN KUU SHEEGAYAA RUN SHEEGOOW IN BOQOR XASAN WUXUU AHAA UU ILAAHAY OGYAHAY LAAKIIN KU SAGOOTINAAYAY WAA ASXAABTIISII WAX DHIBAATO AHNA MA LAHA OO QOF WALBA ASXAAB U GOONI ah buu lee yahay sidaa iyo nabad gelyo by fanaan ducaale
Unrecorded Date alsalmu alykum, bal inaad maan gaaba yaal tihin salxudiin bay lay yiraahdaa idina itixaaad baad la hadlaysaan. itixaad idin koo kale waqti inii ma hayo ee ciil u dhinta ileen itixaad waxd u nicebtihiin waa kelimada ilahay bay rabaan inay kor u qaadeen walee kuwiinasa gaalda ka mudan in qoorta laynii dheereyo waayo idinkaa islaamkii baabi' yay magac uun baad wadataan.