waxaan doonayaa inla iga jawaabo su'aal oo ah wan-khal,qofkii aqoon u leh isago mahadsan.waxaan dhalay wiil iyo gabar walin ma u wan-khalin waxeey na jiraan 5sano iyo 3sano marka ma u samenkarh wan-khal; hadii aan u samenkaro waxaan doonayaa inaan soomaaliy ugu sameyo oo lacag dhibo si halkaa lougu wan-khalo. mise meeshay joogan caruurteyda baa sharuudiyaan ah inaan ugu sameyo
SIDA AY IILO MUUQATO WANQALU MUHIIM MAAHA, MAXAAD ISKA MASHQUULINAYSAA! WAXA AAD KU WANQALAYSID SADAQAD ULA BAX. WAXAANSE INTAA KUUDARI LAHAA UBADKA AAD U WAN QALAYSO KUWII KU ANFACA DIINTOODANA ANFACA ILLAAH HA KAA DHIDO.