site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

ilaahay ha laga cabsado

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): ilaahay ha laga cabsado
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Alla ka cabsigu waa muhiim.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waryaa

Unrecorded Date
Salama...

Muhiim iyo Nuskeeda Waaye...Wiligeyna waa xasuusan nahey Rabigii na abuurtey ee ifka nagu abuurey.

Aloo Adaa Caadil ah..ee na kala saar dadkaan ka kala tagey dhexdooda.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qamar

Unrecorded Date
ASALAAMA CALAYKUM

Asalaama calaykum marlabaad muslimiintaay waxaan aad iyo aad ugu faraxsanahay in aan meel walba ku haynaa xasuusta ilaahay aan filayana in ay ugu mihiimsantahay aduun iyo aakhiraba in aan badinaa alla ka cabsiga.

Waxaan kale oo aan ku darsanayaa ama kuu cadeynaysa hadii ilaahay cabsidiisa la badsho in ay muhuum tahay waxay cabsida ilaahay kaa fogaynaysaa wax walba oo xun ama naftaada qiilqiil galainaya ama awlaadaada halaynaya ama shaqsiyadaada dib u dhigaya marka cabsida ilaahay waa muhiimada nolasha noo macaannaynaysa ama kusiinaysa fursad aad wax ku qabsataa wax wanaagsan.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.