site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

&&&&&&&&&& SUAAL ?&&&&&&&&&&&&&&&

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Understanding Islam - Fahamka Islaamka: &&&&&&&&&& SUAAL ?&&&&&&&&&&&&&&&
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geelle

Wednesday, January 24, 2001 - 10:56 pm
Asalaamu caleykum

Walaalayaal waxaan idin weydiiyey : xanuunka la yidhaahdo depression ma waxaa keena dikriga Allaah oo laga fogaado mise waa xanuun ka mid ah xanuunada jira ee daawada loo qaato ?

Waxaan si naxariis leh uga codsanayaa qofkii aqoon u leh inuu iiga jawaabo.

Jazaakumullaahu khayraa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muxsinyare

Thursday, January 25, 2001 - 10:22 am
Asalaamu Caleykum!


Waxaan u maleyneynaa inaysan jirin daawo gaar ah oo loo cuno xanuunka aad sheegtay balse uu DIKRIGA ALLE daawo u yahay cudur walba walba uu ahaado mid u baahan surgery. Dikriga Ilaahey waxaa laga helaa xasilooni, dareemida macaanka iimaanka, qalbi ku qanacsan qadarta Alle iyo qadahiisa, qaninimo ka timaada xaga nafta dadka haba u arkaan inuu faqiir yahay, iyo mida ugu weyn oo ah KU XIRNAANSHO ama HEESASHO XARIGA ALLE, Dikriga waxaa ugu horeeya quraanka meelo badan ayaana lagu sheegay inuu dawo inoo yahay. Cudurkaas waxaan u maleynayaa inuu sabab u yahay QAFLAH.......Ilaaheyna wuxuu quraanka ku sheegay inuu qofka qaafilka ah uusan had iyo goorba arki karin hanuunka Alle taasina ay sabab u noqtay qaflanimadiisa, waxaad daa'imtaa quraan akhris, adkaarta sabaax wal masa'aai, waxaan isku daydaa inaad salaadaha jamaaco ku tukatid, badso dhageysiga ama ku xirnaanta casharada hadii aadan haliili karin cajaladaha muxaadarooyinka ah daa'im, qalbi wuxu u baahan yahay wax qooya markuu qalalo ee ahlu kheyrka la fadhigooda daa'im.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Siciid

Thursday, January 25, 2001 - 04:10 pm
Walaal ka faaidayso jawaabtan laga bixiyay mawduucan aad su'aasha ka qabto.I hope it helps.

Siciid

Q)There are times when I feel depressed. I come from a religous family and was brought up to embrace Islam. My problem is that when I hear of wrong things in my country, especially with Arabic women, I feel hurt. Should I not care? or should I just face up to the fact that I am living in an illusion of what I was brought up to believe.

Ans)
Depression is caused by lack of knowledge of Islam, weakness of faith and belief and sinful activities or environment. It could be clinical depression, which is not our field. Clinical depression is the field of medication. We are discussing the psychological depression. Here are some steps to be followed for remedial work:

1) You should broaden your knowledge of Islam by reading certain needed books, including the meanings of Qur'an. That helps you get rid of confusions and misunderstandings that could contribute a lot to depression.

2) You should keep in touch with the masjid, especially attending salat us-Subh.

3) Keep away from any environment that could effect your feelings or ethics.

4) You should have some friends because lonliness adds to depression. The friends you have should be good, practicing Muslims who talk of Islam and who give you good advice when you consult them. You are in need of a person who you can open your heart to because confiding things in your chest are helpful for depression.

5) Make sure that whenever you are in touch with any sin (I mean the minor sins) you are apt to make taubah and istigfar and feel the grief for getting involved in that respective sin.

6) Watching TV or internet is very helpful to sometimes cause depression. For example, watching TV starts with boredom and ends with depression.

7) If you are not married, think of marriage because it is helpful. If you are not married, maybe you haven to masturbation and integrities of that, like fantasies. Those who live with masturbation have the tendency for lonliness and depression.

8) You should read Qur'an every day, especially before you go to bed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Asraar

Friday, January 26, 2001 - 07:25 am
Geele, walaal depression waa cudur, bi'idmi laahila Kariimna daawo waa uu leyahay.
Dawookinka ee taqtaaraada qoraan waxaa ka mid ah: Prozac iyo zoloft. Kuwa kalena weey jiraan. Badanna clinical depression ka waxaa keena baa yiraah daan taqaatiirta, 'chemical imbalance in the system, especially in the brain.
Depression waa jira aan raagiin sida qof marka uu yiraahdo "i have the blues" ama 'waa iga jaajabaan tahay' badana noocaan ma raago oo qofka waa uu ka baxay depressionka marka uu ka reeysto wax ee nafsadda dhibsatay.

Walaal, haadii aad isku aragtoo depression joogta ah, yacni muudo bilooyin ah, fadlan la xiiriir taqtar.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geelle

Monday, January 29, 2001 - 03:03 am
Asalaamu caleykum dhamaan walaalaha isku hawlay inay jawaab ka bixiyaa suaashayda.
intaa ka dib, Waa dhab in Qur aanku wax walba daweeye. Bal aan suaashaydii dib ugu noqdo si jawaabuhu usoo maaxdaan.
Xanuunada laga qaado dikriga Ilaahay oo laga dheeraado waxaa ka mida: Baqdin, werwer, degenaansho l aan, qofkii oo maal haysta oo hadan qalbiga faqiir ka ah iyo dhibaatooyin kale oo fara bada oo aanan soo koobi karin.

Hadaba depresssion ma xanuunadan aan kor kusoo sheegay buu ka mid yahay mise waa mid ka mid ah kuwa maskaxda ku dhaca ee daawada loo qaadan karo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geelle

Tuesday, January 30, 2001 - 03:23 am
Khayr baan u rajeynayaa dhammaan walaalaha isku hawlay inay jawaab ka dhiibtaan suaashii aan soo qoray.
Intaa ka dib, aad baan u fahamsanahay in qur aanku wax walba ka dawo yahay(xitaa Aidska maanta dawada loo la yahay).
Dikriga Ilaahay oo laga dheeraado xanuuno badan baa laga qaadaa oo ay ka mid yihiin: Degenaansho la aan, aduunyo jacayl qayrul caadi ah, barako darro, iyo qofka oo maal haysta isla markaana qalbiga fiqqir ka ah iyo wax badnoo aanan soo koobi karin.
Hadaba walaalayaal suaashayda idinkoo fahmay, hadana aan sii yara daqiijiyo.
Depressionku ma wuxuu ka mid yahay xanuunadaas aan kor kusoo sheegay, mise waa mid ka mid ah kuwa daawada loo qaadan karo.

Jazaakumullaahu khayraa

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.