site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

FASAQAADDA DIINTU MAXEEY KA QABTAA ???

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Islamic Way of Life - Nolosha Islaamka: FASAQAADDA DIINTU MAXEEY KA QABTAA ???
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAHAMOUD

Saturday, January 27, 2001 - 05:43 am
asalaamu caleykun waraxmatu laah.
waxaan doonayaa inaan ogaado diinta islaamku waxa eey ka qabto fasaqaada,
haddii gabar aadan furin isla markaana guri kale dhaqaneyso maxaa xal u ah?
caruurtaas dhasheyna yaa iska leh?
qofkii aqoon u leh iga caawi qeyr alaha kaa siiyee
asalaamu caleykun.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAAJI

Saturday, January 27, 2001 - 07:08 am
assalaamu calaykum
to max'uud
walaal waad mahadsan tahay su'aashaada oo qiimaha leh walaal fasaqaadu sharciga islaamka wuu baneeyay hadii naagta ay ka weyso marasho iyo dhaqasho iyo hadii ninkeeda uu ka maqnaado mudo oo aanayn ka helin marasho iyo masruuf taasna axaadiis iyo atharyaal ayaa daliil u ah.
wassalaamu calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOHAMOUD

Saturday, January 27, 2001 - 09:33 am
sami anigaba waan la qabaa jawaabtan/

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.