site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

DUMARKU MA RIYOODAAN SIDA RAGGA !

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Islamic Way of Life - Nolosha Islaamka: DUMARKU MA RIYOODAAN SIDA RAGGA !
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, January 27, 2001 - 10:00 am
asalaamu caleykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu.
waxaan rabaa inaan wax ka ogaadp dumarku mariyoodaan sida ragga?
maxeyse ku kala duwan yihiin gabadha la qabo.ama tan soo martey guur iyo gabadha aan la qabin.

fadlan jawaab mac quul ah
asalaamu caleykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HASSAN

Saturday, January 27, 2001 - 10:16 am
caleykum salaam. bro - sis
waxa jira qof walba oo beniaadam ah in uu riyooda si walba iyo xaalad walba laakiin waxaad su'aashan weydiin kartaa gabdhaha maadaama aad weydiisey .
gabdhaha iimaanka leh oo kaliya ayaa ka jawaabi kara. waxaadna ogaataa in aad yeelan doonto mucaarad badan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, January 27, 2001 - 11:44 am
HASAAN WUXUU ANONYMOUS KA WADDAA MA BIYA BAXAAN NAAGAHA SIDA NIMANKA MARKII AY RIYOODAAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, January 27, 2001 - 12:40 pm
mahadsaidiin hasan iyo anon- laakiin weli ma helin jawaab sax ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, January 28, 2001 - 04:22 am
HA DUMAR WAA RIYOODAAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, January 28, 2001 - 11:06 am
walaal maya ma jirto dumar biyo baxa , hadaad jeclaato nin wad ku riyoon kartaa idinkoo wada jooga balse naag aan nin arag sidey ugu riyoon,ma aqaan hadii wax la arko in lagu riyoon karo. mida biyo naag ka imada ma jiraan ee raga uun.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, January 28, 2001 - 12:51 pm
fikraduhu sida eey u dhacayaan raga shaqo kuma lahan sababtoo ah naguma socoto.
waxaana mar walba loo baahan yahey cilmiyan wixii jira lees dhaafsado.
isla markaana u maleynaya dembi in uusan ka imaaneyn
wabilaahi towfiiq.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAAJI

Monday, January 29, 2001 - 08:25 am
to walaalahay
assalaamu calaykum
walaalkayga oo su'aasha soo weydiiyay walaal waxay ku ficneed in su'aashaas si khaas ah culimada u weydiiso, walaal raga iyo dumarkaba way riyoodaan waa wax uu ale ugu talagalay adoomadiisa ma'aha wax qofka banii'aadamka iska keeno ama uu iska raadin karo.
wassalaamu calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qoonsade

Wednesday, January 31, 2001 - 01:37 pm
Assalaamu calaykum.

Walaal dumarku way riyoodaan sida ragga oo kale. Arintaas waxaa u daliil ah xadiis saxiix ah oo saxaabiyadda Umu Saliim (Alle ha ka raali noqdee) ay Rasuulka ku tidhi, "Ilaahay xaqa kama xishoodee, haweenku haddii ay ku riyoodaan waxa raggu ku riyoodo ma maydhanaysaa(qusuul). Nebigu(SCW) wuxuu ugu jawaabay, "Haa way maydhanaysaa haddii ay biyo baxdo"

Walaal rag iyo dumarba haddii ay riyoodaan oo ay wax ka yimaadaan way maranayaan, waayo salaadda laga aqbalimaayo qof aan daahir ahayn.
xadiisyo kale oo arintaas la xiriira ayaa jira oo nebiga SCW) oo ay dumarka saxaabadu ku waydiiyeen si ay diintooda. Axaadiista la xiriira haweenka(fiqi Nisaa, fil islaam) aad ayey u badan yihiin. Waqtiga oo aan ii saamaxayn dartii ayaan xadiiskan ugu gaabsaday.

wa billaahi tawfiiq

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.