site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Silsilada qua'raan ku qorntahay, for example laa ilaha ilalaah & ayatul kursi musqul malala gali karaa????

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): Silsilada qua'raan ku qorntahay, for example laa ilaha ilalaah & ayatul kursi musqul malala gali karaa????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kalajeedo

Unrecorded Date
Asalaamu calaykum
Silsilada qua'raan ku qorntahay, for example laa ilaha ilalaah & ayatul kursi musqul malala gali karaa? Waxaan maqlay dadka qarkood waxey yirahdaan hadiy ay qua'aan ku qorantahay afka ayaad galin dabadeed musqusha caadi ayaad u gali ma run baa? hadii aad haysid xadiith mise resource soo bandhig. waad mahadsnatahay.
wacalaykumu salaam.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Salaama caleykum!

Waxaan u arkaa iney qalad tahay in marka horeba lagu qoro qur`aan silsiladaha. Maxaa dhacay wey adag tahay sidaad uuga illaalin lahayd meelaha foosha xun innaad la gasho sida:
Mushqusha, Sariirta........iwm. oo waxaan u arkaa iney tahay adigoo kitaab lagalay musqusha ama lakoray sariirta mararka ay xaajadu fiicneyn.

Waxaa jiray wiil aan aqaano oo gacanta isaga qoray laa illaaha illalaahu ahaana mid muusig iyo gabdhaba jecel, midda kale markuu musqusha ku jiro iskama reebi karo gacantiisa oo dibadda ma dhigi karo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Khalid

Unrecorded Date
To: Anonymous

ka waran dadka ku dhejiya meelaha taargadda gawaaridda loogu talagalay ereyo sida: 'Lay-Illaaha-Illalaah, iwm.' Waad fahantaan u moodo waxaan ulajeedo. Kuwaasi balse ka waran. Dhowr jeer baan arrintaa arkey run ahaantiina dhibsadey maadaama dhusukh gaari kareyso amaba eey isaggaba kaadin karayo.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.