site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

DIINTU MAXAY KAQABTAA QABQABLAYAALKA DAGAALKA????

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Understanding Islam - Fahamka Islaamka: DIINTU MAXAY KAQABTAA QABQABLAYAALKA DAGAALKA????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

M/MUUD

Thursday, February 01, 2001 - 02:46 pm
GAAR AHAAN KUWA AMXAARADA WADANKA SOOGALIYAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farxaan

Tuesday, March 20, 2001 - 05:53 pm
diinta waxay kaqabto qaqablayaasha dagaalka adigaba waa taqaan inkastoo dawlada hada noo dhalatay ay tahay dimoqraadiyo hadana waa dhaantaa
aniga farxaan ahaan aqoon diineed oo dheer malihi
laakiin laakiin rag katalinaayo kala furfurkeena iyo kala qaybsanaanteena una adeegaaya cadaw taariikh dheer ilaa axmad gureey waxay rabaan inaan katagno dhaqankeena wanaagsan isku af isku luuqad isku diin caqligaaga isticmaal qabyaalada kafayow>aduunka hadaan lagugu waydiin aakhiro lagu waydiinaa waxaad umadaada uqabatay:hal suaal aan kusoo qatimaayaa inaan kala daadsanaano iyo inaan dagaal ogayaasha daba socono inaan midowno kee fiican oo aan umad noqono

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.