site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Maxamed xasan

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Islamic Way of Life - Nolosha Islaamka: Maxamed xasan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, February 03, 2001 - 03:49 pm
ASALAAMU CALAYKUM
WALAALAYAAL LABO DUMAR AH MA IS KU RAAXAYN KARAAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nimco

Sunday, February 04, 2001 - 01:14 am
maxey ku nuugtaa ama ka nuugtaa..waa sidaas camal noo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A222

Tuesday, February 06, 2001 - 03:24 pm
Markasta waxaa nala faraa inaan ka dheeraano macsida, ee kaliya nala amro inaanaan falin ama sameyn. Taasna waxaa ku jira macna weyn iyo xuduuda oo naloo dheereeyey si aan uga badbaadno inaan ku sidbano dambiga ama sahal daadku noogu dhifsado(qaato).

Haddaba labada dumara, waxay shaqo galiyeen dareenkoodii oo dhan, waana sidii haweyntu sameyn laheyd hadday la kulanto nin, balse tii ninka ka maqan tahay. Marka macsidii wey galeen, ninse uma tagin, sidaas owgeed waxaa qabaneysa ha u dhawaanina macsida.
Tan kale maxaa ku xigo u dhawaashahan macsida, markii labada dumarihi dhowr jeer sidaas yeelaan, waxay keenaysaa inay u sii gudbaan si sidaas u dhaanta, waayo dareenkooda la shidey baa ku kaxeynayaa inay ka wardoonaan tilaabo kale iyo xagga ragga, markaas soo kuma dhicin hooggii iyo halaaggii looga digayey iyo cadaab xannuunka badan oo lagu abaal mariyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHAHERYARO

Monday, February 12, 2001 - 09:20 pm
SUBXAANA-LAH
QOFKA WAXAA SOO QOREYOW MIYAADAN MUSLIN AHEYN ?
JAWAAB TAASA KUUGU FILAN ADOON SU'AASHEN SOO DHEXDHIGIN UMADA SOOMALLIYEED EE MUSLING AH. HADII JAWAAB TAADU TAHEY SUMLINBAAN AHEY ADIGUBA WAA GAREYSAA JAWAABTA- BALSE HADII AADEN MUSLIN AHEY-- YOU BELONG PLACE CALL HELL HELL HELL AND DO WHAT EVER YOU THINK YOU CAN AVE A FUN WHILE YOU CAN LIFE IS TOO SHORT THERE IS PLACE FOR YOU IN HELL AND MEAN HELL. GOOD BY!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muslima13

Friday, February 23, 2001 - 04:21 am
SUBXAAAAAAAAAANA LAAH
ITAQILAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

THETELLER

Wednesday, March 14, 2001 - 12:46 pm
(allah is the greatest)

Walaal lab dumar ama laba nin is kuma raaxayn karaan. Sabab too ah hady suu biyaan waxa ay noqo nayaan umadii lahalagey ola dhihi jirey umadii nabi lut.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.