site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Su'aal ku socota inta diinta taqana

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Understanding Islam - Fahamka Islaamka: Su'aal ku socota inta diinta taqana
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bro

Tuesday, February 06, 2001 - 12:57 am
waa su'aal, aan jeclahay in si daacad ah la iiga jawaabo, waana inta diinta taqaana,

waxay ila tahay uma baahni.
waa tan, hadii xaskaygu ii jaqdo anna aan uleeefo, ma xaaraanbaa mise ma ahan.

waxaan waydiiyey inta diinta taqaana keliya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

m,uud

Tuesday, February 06, 2001 - 03:16 pm
to bro walaal marka hore alle kacabso teeda kale haddii aan kaaga jawaabo su,aashaada kolley waad ogtahay in aysan xalaal ahayn laa kiin haddii aad na waydiisay waa xaaraan fool xun waxayna sababtaa lacnadda alle waayo waxaad isticmaashay wadadii alle kuu sameeyay mid aan ahayn nabigana wuu lacnaday waxaas iyo wixii lahalm aalo wallaahu aclam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, February 06, 2001 - 11:37 pm
Xaaraan iyo xalaal isweeydiin oo aan micno keeyneeyn ayaa maanta oo dhan la soo cel celinaaya.

War goormaa dhafeeynaa waxaas, oo aan u gudbeeynaa bucdiga ballaaran ee islaamnimada..............

Allahu akbar ! Allahu akbar ! Allahu akbar !

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Rahma

Thursday, February 08, 2001 - 03:20 pm
inaysan xalaal ahayn waxaa ku fahmaysaa qaalada uun baa samaysa iyo kuwa qaalo iska doonkaa. Afkaaga xaqbuu kugu leeyahee sida u dhaan oo meelahaas oo kale ha la aadin, hadii kale haduu cudur cusub kugu dhaco adaa masuul ka ah, danbiguna kaba sii weyn.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.