This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Unrecorded Date I WAS WONDERING ABOUT THIS QUESTION WHETHER IT IS RIGHT OR WRONG OR EVEN IT HASN'T GOT ANY ROLE ON THE MUSLIM RELIGION IN ORDER TO CELEBRATE FOR THE NEW YEAR EVE. WHEN I SAY CELEBRATE I DON'T MEAN A PARTY AND INVATATIONS BUT I JUST MEAN TO FEEL THAT THERE'S A NEW YEAR BEGINING AND THERE WAS A ONE THAT'S ENDED. NO HARD FEELINGS IF YOU ARE AGAINST IT THEN THERE SHOULDN'T BE AGRESIVNESS.
| |
Unrecorded Date TO:somali victim: wallaal hadaad rabtid in aad wax ka ogaatid waxa islaamku ka qabo dabaaldegga ciidaha sanadka,waxaa ku soo baxay wargeyska dhambaal,caddaadkii ugu dambeeyay ee bishan august,15keedii.maqaal la magac baxay(caado laga tegay caro all'e ayey leedahay)marka halkaas akhri waxaa ku yaal wax oonkaaga ba'iya oon (AGGRESSIVE)ahayn. mahadsanid
| |
Unrecorded Date TO:somalivictam first of all do you mind telling me why did you call yourself victam secondly sanadka cusub markuu dhalanayo midnightka waxa la tukadaa salaad suno ah ilaahna waa loo xamdi noqaa in uu sanadki tagay ilaah uu shartiisa ku dhaafiyey waxaana lagu ducaystaa sanadka cusub in uu ilaah shartiisa ku mootiyo qayrkiisana ku soo aadiyo iyo inaad ilaah ka tuugto cimri dheer oo cibaado leh at least that is better than being in party at that time so its better that you pray To:guys who insulting somalivictim what is wrong with you guys cant you just answer his q in nice way if you dont have answer to his q just leave it doesnt matter wheather its a silly Question or not As they say its better to ask then to wonder so you guys seem bunch of jelouse guy i think you guys cant even come up with silly one byeeeeeeeeeee every1
| |
Unrecorded Date To all: we will appreciate your compliance with SomaliNet Guidelines. Thank you!!!!!!!! Walaal: waan idinka mahadcelineynaa hadii aad waafaqdaan Shuruudaha SomaliNet SomaliNet member
|