site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

&&&&&&&& Xaasidnimo &&&&&&&&&&&&

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Understanding Islam - Fahamka Islaamka: &&&&&&&& Xaasidnimo &&&&&&&&&&&&
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gadhle

Wednesday, February 14, 2001 - 03:41 am
Xaasidnimadu waaa adigoo ruux ilaahay u nicmeeyey ka xumaada ama ka baabiiya hadii aad awoodid.
Qofka xaasidka ahi mar walba dhibaato ayaa haysata, inta uu nool yahay qof ilaahay u nicmeeyey buu arkayaa oo kolba wuu nixi oo murugoon.
Ruuxa xaasidka ah aad buu ugu faraxaa qof dhibaato soo gaadho(ilmo ka dhintaan, lacagi ka baabaday ama gurigiisu ka gubtay iyo wixii la mid ah.

Runtii waa xanuun aad u dhibaato badan oo wuxuu ku dhici karaa qof cibaadaysta iyo qof aan cibaadaysanba, wayna haboon tahay in Ilaahay laga baryo inaanuu kugu dhicin cudurkaasi.
Dhibaatadiisa weyn waxaa ka mid ah in ruuxii xaasid ah hadana xaasanaad hela in xaasidnimadu ka baabiinayso wixii xasanaad ah ee uu shaqaaysto.

Ilaahoow xaasid hanaga dhigin

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.