site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ku socoto: Itixaad, islaax, Ikhwaan iwm.

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): Ku socoto: Itixaad, islaax, Ikhwaan iwm.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aqyaar

Unrecorded Date
Illaahay baan idinku dhaarshee joojiya ummaddaan aad kala saareysaan.

Illaahay baan idinku dhaarshee joojiya xaasidnimada idinka dhaxeyso.

Illaahay baan idinku dhaarshee qaata magaca Islaam kana baxa waxa ay dadkaan idinku tuhunsan yihiin, hanoo horseedina hallaag maalinta yowmalkhiyaamaha,

HANAGU KALLIFINA INNAAN MASAAJIDKA IYO TAFSIIRADA DARTIIN UGA TAGNO OO AAN GURIGA ISAGA TUKANO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Liqe

Unrecorded Date
abow waan ku gu racsanahy kuwan waba la kasi lahay waxay shegayaan ,diinkalay noo kenen aan la fahahmayn waxay tahay kuwan garka dharer,wadadii horaa ka fican waxay leyihih,tacsi majirto,digri majiri,quran mala aqrisan karo,waaba yaba nahay ani.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

J.m

Unrecorded Date

Liqoow rag iyo dumar garan maayo waxaad tahaye
walaal hadii aadan garanaynin shareecada waxyaalaha ku saabasan soo cadee fadlan waalagaa
jaahil bixinayaaye. Lakiin arinkan ah magacyada lala baxay waa arin uu nabigu hore usheegay wuxuuna yidhi (SCW) Umadaydu waxay ukala bixidoon taa todobaatan iyo sadex qaybood mid uun baana janada galaysa waana tanhaysata aniga iyo asxaabadayda waxaan haysano waxaana idiinka tagay
kitaabka iyo sunada kuqabsada goosdanbeedka lumi maysaan gadaashiisa .walaalka wareerayoow cilmiga
waxaa weeye wuxuu ilaah yidhi rasuulkiisu (SCW)
yidhi iyo asxaabada iyo taabiciyiinta wixii kasoo
hadhay iska ilow waa igatalo idiintaada dadkale ha
kasugin ee meeshay kabarteen kabaro.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.