site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

rinjiga cidyaha lamariyo ama xamuurada ma lagu tukan karaa adoo marsan

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): rinjiga cidyaha lamariyo ama xamuurada ma lagu tukan karaa adoo marsan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Huda

Unrecorded Date
waad salaman tihiin

waxan rabaa ina ogado xamurada cidiyaha la mariyo ma danbibaa hadii lagu tukado adoo marsan?pls si sax aha iga soo jawaba.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MISKIIN

Unrecorded Date
ASALAMA CALAYKUM.
TO:HUDA.
Walaashiis marka kowad raxmanka ayan naxariis kuu waydiinaya.
Mida labaad su'aashada hadaan ka jawaabo,WAXAA ARINTAN ka hadlay sheekh CAALIM AH OO LAYIRAAHDO SHEEKH C/ RAXIIN DAXAAN XAFIDAHU LAAH, ahna culimada maanta raga looga daydo CILMIGA & ALA KACABSIGA.waxuuna sheegay inay xaaran tahay oo aysan banaanayn, hadaad faahfaahin dheeri ah u baahan tahay cajaladahii uu uga hadlay raadso,waxaana sheekhu hada ku sugan yahay dalka QADAR,soomali badan baana joogta waxaad ka codsan kartaa cajaladaa & cajalado kale oo faro badan oo uu uga hadlay culuum faro badan isagoo mid walba daliilkeedi kuu raacinaya.
UGU DANBAYNTII WALAAL WAXYAABAHA LA MARSADO OO DHAN KAMA MARAADAAN INAY WAX XAARAN AH KA BUUXAN SIDA ALKOHOL & BURCAD DUFAN AH OO XAYAWAANO LAGA KEENAY SIDA KHAANSIIRKA. MARKAA WAXAAN KUGU NASTEEXAYNAYA INAAD ISKA ILAALISO.
WABILAAI TOWFIIQ.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Huda

Unrecorded Date
To:

walaal aad iyo aad bad ugu mahadsan tahay ilahayna qayr hakaa siyo suashad sida fican iga jawabtay,walaal wax prove aha kma haysan markii hore wax waan maqmaqlayay lakin qof si xaqa igu shegay majirin.

nabadey.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.