This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Friday, February 16, 2001 - 09:21 am Assalaamu calaykum walaalayaal waad salaaman tihiin dhamaan waxaan idin rajaynayaa khayr farabadan iyo wanaag. walaalayaal bagekaan waxaan u furay cid walba oo talodoon ama xaqdoon ah in aan siiyo wixi alle iga fahamsiiyo anigoo aan ku tiirsandoono aayad ama xadiis ama ijmaac al-culamaa ama jidka salaftu mareen, alle waxaan ka baryayaa in uu i waafajiyo wixii xaq ah . emailladeyda aad igala soo xiriiri kartaan waa sadiqalqa@hotmail.com sadiq_q@yahoo.com
|