site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

ilmuhu markuu da' iskuul gaaro, iskuulada gaalada ma la gaynkaraa?

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): ilmuhu markuu da' iskuul gaaro, iskuulada gaalada ma la gaynkaraa?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Asalaamu calaykum
Walaalayaal wadamadan reer galbeedka iskuulada wax xun iyo wax wanaagasanba waa lagu dhigaa, balse ilmuhu markuu gaaro da'da iskuulka ma yaqaan wax xun iyo wax wanaagsan, taasoo kaliftay in uu wiiga ugu horreeya ee uu iskuulka tago aad ka aragtid waxyaabo is beddela tusaale ahaan " Ilmaha kaloodhan xaflad dhalasho baa loo sameeyaaye meeday xafladaydii". Marka wadaadada waxaan waydiinayaa iskuulka gaalada ma lagaynkaraa haddi la waayo iskuul kale oo islaami ah waqtiga uu ilmuhu gaaro da'da iskuulka?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.