site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Soomaali shiico ah waa wax lala yaabo

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Mar. 13, 2001): Soomaali shiico ah waa wax lala yaabo
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmeeeeeeeeed

Tuesday, March 06, 2001 - 03:21 pm
ahmed adinka waxaa isku haysataan ehlu sunihii hadaan arkay soomaali shiica ah ma maqasheen kooxda baha ulah waligay lama kulmin shiico soomaali ah waa wax yaableh kooxdaan oo ah dhalinyaro soomaaliyeed shaaficiya kaliyaan nahay islaax iyo itixaad axmadyo iyo qaadiriyo iyo saalixiyo dhamaantood waa ehlu suna xataa takfiir ma aqaan inay ehlu suna yihiiin:marka saaxiibayaal waa wax lala yaabo soomaali shiico ah oo hadana isku dayaya inay dadka kadhaadhiciyaan mabdaooda qaldan hada kahor anagoo masaajid kujirna ayaa nin waalan meelaan qiblada ahayn utukaday markaasaa oday madax adag kuyiri isagoon ninka aqoon utuko wax kuraaca waayi maysidee

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.