site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ducaada islaax iyo dacwada soomaalya

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Mar. 13, 2001): Ducaada islaax iyo dacwada soomaalya
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soomaali

Tuesday, March 06, 2001 - 05:40 pm
mafahanteen dacwada islaamka iyo marxaladehee soomartay islaax waa dhalinyaro soomaalyeed oo rabta inay ka saaraan umada soomaalyeed nacaybka qabyaalada iyo wadaniyada iyagoo raba walaaltinimo islaam ah iyo is jacayl umada islaamka oo dhan waxay rabaan in laga baxo mugdiga nolosha oo loo baxo iftiinka nolosha oo loo wada shaqeeyo islaamka waa walaaltinimo aan kudhisnayn qabiil iyo reer qaladdaad way leeyihiin
qofkii wax qabanaaya oo dhan waa qaldamaa waxna waa saxaa:gabdhaha soomaaliyed waxaan rabnaa inay nolosha meelo badan oo kamid ah kaqaybqaataan sida gabdhihii saxaabada waxay gali jireen jihaadka waxay daawaynjireen dhaawaca xitaa cumar binu khadaab wuxuu maamul udhiibay gabar waxaa meesha kacad inay maamul qabankaraan gabadha islaamka ma aha inay guri kaliya ku xirnaato waa inay bulshada islaamka macno kuyeelato waxaa larabaa dacwadii ikhwaanul muslimiin waxay saamayn kuyeelatay caalamka oo dhan soo saarida jiil akhlaaqleh kacabay darkii salafka dacwada islaaxa waxay ku dhisantahay caqiidada salafka

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.