site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ducaada islaax iyo dacwada soomaalya

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Mar. 13, 2001): Ducaada islaax iyo dacwada soomaalya
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soomaali

Tuesday, March 06, 2001 - 05:44 pm
mafahanteen dacwada islaamka iyo marxaladehee soomartay islaax waa dhalinyaro soomaalyeed oo rabta inay ka saaraan umada soomaalyeed nacaybka qabyaalada iyo wadaniyada iyagoo raba walaaltinimo islaam ah iyo is jacayl umada islaamka oo dhan waxay rabaan in laga baxo mugdiga nolosha oo loo baxo iftiinka nolosha oo loo wada shaqeeyo islaamka waa walaaltinimo aan kudhisnayn qabiil iyo reer qaladdaad way leeyihiin
qofkii wax qabanaaya oo dhan waa qaldamaa waxna waa saxaa:gabdhaha soomaaliyed waxaan rabnaa inay nolosha meelo badan oo kamid ah kaqaybqaataan sida gabdhihii saxaabada waxay gali jireen jihaadka waxay daawaynjireen dhaawaca xitaa cumar binu khadaab wuxuu maamul udhiibay gabar waxaa meesha kacad inay maamul qabankaraan gabadha islaamka ma aha inay guri kaliya ku xirnaato waa inay bulshada islaamka macno kuyeelato waxaa larabaa dacwadii ikhwaanul muslimiin waxay saamayn kuyeelatay caalamka oo dhan soo saarida jiil akhlaaqleh kacabay darkii salafka dacwada islaaxa waxay ku dhisantahay caqiidada salafka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jiil cusub

Wednesday, March 07, 2001 - 01:00 am
Somali

Waad mahad santahay walaal Somali.

Wax yaalaha aan aad ugu bogay waxaa ka mid ah in ay dagan yihiin, wax barteen, mujtamaca ku dhax jira, jecel wax in ay dad yoowga kale la qabtaan, in ay yihiin dad casriga iyo horumarka wanaagsan u soo guuriyaan mujtamacaad ka ay ka dhasheen.

Qof walba oo waaqica waden keena la socda wuxuu dareemaaya in uu faham kooda diineed u sii kobcaayo.

Wadanka waxeey ka fureen jaamacad oo aqoonsi ka wadato ilaa 150 jaamacadood ee caalamka, oo qofkii sanad ku soo qaato uu ka sii wadan karo caalamka kale oo ka mid ah 150 kaas.

Dhanka dugsiyada sare iyo hoose kuwaas tiro ma leh, iyagoo manaahijta wadamada naga sare ay ku dhigaan.

Dhanka caafimaad ka waa ku jiraan.

Istaratijyada ay wataan ayaa ku dhisan mid qoto dheer. Oo u baahan jiil cusub oo xadaari ah oo islaam waxaan ahay mareeyn, oo aad u bislaaday in uu islaam soo celin karo, ka horna la sii abuuro.

Waa dad soo bislaaday ilaa 75 sano waayo aragnimo oo mixnad ku jirto soo maray. Waa dad la isku daye in la aamusiyo 30 meeydi sano ugu dambeeysay dhanka Masar, oo gabo gabadii ay ka quusteen Qarbiga. Weeyna ka dhax baxday dhagar tooda.

Waa walaalkiin idin taageersan

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.